Mudaharaadyo lagu diidan yahay Xadhiga M.Weynihii hore ee Ximin iyo Xeeb iyo Hogaamiyihii Budhcad badeeda oo ka dhacay Cadaado

    Cadaado 15.October 2013 (SDN)- Banaan-bax looga soo horjeedo xarigga ay dowladda Belgium u geysatay madaxweynihii hor ee maamulka Ximin iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan (Tiiceey) iyo hoggaamiyihii hore ee burcad badeedda Soomaalida Maxamed Cabdi Xasan (Afweyne)  ayaa maanta ka dhacay magaalada Cadaado ee xarunta maamulkaas. Dibad-baxa oo ay soo qaban-qaabiyeen ururrada bulshada rayidka ee ayaa…

    Read More

      Somali Migrants Victims of Urban Transformation in Ankara

      Ankara, Oct 15, 2013 (SDN)— Immigrants and migrants from Somalia who sought shelter in Ankara’s shanty towns after living temporarily in other places will need to once again leave their homes because of urban transformation projects. The Somali migrants in Ankara are among those who will be directly affected by urban transformation projects, which are…

      Read More

        Nuxurka Khudbada uu Wasiirka Madaxtooyadu ka Jeediyay Magaalada Ceerigaabo {DHAGAYSO}

        Ceerigaabo 15.October 2013 (SDN)-Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi Xaaji Cali Xasan oo Hogaaminaya Wefti ku Sugan Magaalada Ceerigaabo ayaa Shacabka ku dhaqan Magaaladaasi kala qayb galay Tukashada Salaada Ciidul Adxa. Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi oo hadal ka Jeediyay Fagaaraha Beerta Xoriyada ee Daalo ayaa ka waramay ahmiyada balaadhan ee ay dalka iyo dadkaba u leedahay…

        Read More

          Marwada Madaxweynaha Somaliland oo Ubadka Agoomaha ah Farxada Ciida la qaybsatay Daawa Sawiro

          Hargaysa 15.October 2013 (SDN)- Marwada koowaad ee Madaxweynaha JSL, Marwo Aamina Xaaji Maxamed Jirde ayaa maanta sidii caadada u ahayd waxay la ciiday lana qaybsatay farxada ciidal Adxaha awgeed caruurta ku dhaqan xarunta Agoomaha hargeisa. Marwada oo halkaasi ka jeedisay hadal kooban oo isugu jira farxad, dhiirigelin, mahadnaq iyo taloobo horleh oo wax ku ool…

          Read More

            Maamulka Juba Land oo Cafis u Fidiyay Maxaabiis falal kala Duwan u Xidhnaa

            Kismaayo 15.October 2013 (SDN)- Hoggaamiyaha  maamulka KMG ee Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa maanta cafis u fidiyey qaar ka mid ah maxaabiista ku xiran saldhiga magaalada Kismaayo. Axmed Madoobe ayaa cafiskamaxaabiista  kaga dhawaaqay  fagaare uu dadweynaha Kismaayo kula tukaday saaka salaadda Ciidda. Inkastoo uusan sheegin tirada maxaabiista uu cafiska u fidiyey haddana wuxuu…

            Read More

              ”Waa mid kamid ah kuwa ugu muhimsan, uguna caansan hoggaamiyeyaasha burcad badeedda oo mas’uul ka ahaa afduubka maraakiib badan oo ganacsi intii u dhexeysay 2008-2013’’ Afhayeen u hadlay Belgium

              Brussels 15.October 2013 (SDN)- Dowladda Belgium ayaa ka hadashay xarigga hoggaamiyihii hore ee burcad badeedda Soomaalida Maxamed Cabdi Xasan (Afweyne) oo Sabtidii ay booliiska dalkaas ku xireen garoonka diyaaradaha magaalada Brussels. Dacwad oogaha dalka Belgium Johan Delmulle ayaa sheegay in Afweyne loo heysto afduub uu u geystay markab waddankaas laga leeyahay iyo sagaal shaqaale ah…

              Read More

                Building a New Somalia: The Diaspora Experience

                Mogadishu, Oct 15, 2013 (SDN)—  There is great hope and optimism in the Somali capital, Mogadishu, for those residents who lived through years of war. In a gallery at the Center for Research and Dialogue in Mogadishu, Somali artist Adan Farah Affey stands in front of one of his paintings. It is called “Empty Suit”…

                Read More

                  Xukuumadda Ethiopia Oo Faahfaahin Ka Bixisay Kooxdii ka Dambaysay Qaraxii Adis Ababa

                  Adis Ababa:15-2013(SDN)-Xukuumadda  Ethiopia ayaa sheegtay in labadii Qof  ee ku geeriyootay qaraxii ka dhacay  Adis Ababa ay ahaayeen Soomaali iyagu diyaarinayay qaraxa.  Wasiirka warfaafinta Ethiopia Redwan Xussein oo la hadlay wakaaladda Wararka AFP ayaa sheegay in xogta ay heleen illaa iyo hadda ay muujinayso in labada ruux ee qaraxa ku geeriyootay ay asal ahaan kasoo…

                  Read More

                    Puntland Oo Mar Kale Dawladda Federalka ah Hanjabaad cusub Hawada U marisay

                    Garoowey:15-Oct-2013(SDN)-Maamulka Puntland ayaa si  Weyn uga soo horjeestay Heshiis dhawaan  Dawladda Federalka ahi ay magaalda London kula gashay shirkaddacad Som Oil and Gas, oo  ku saabsanaa sidii sahamin shidaal loog samayn lahaa Dalka Soomaaliya. Shirkaas ayaa lagu martigaliyay shirkado, aqoonyahno Soomaali iyo ajaaniib ah oo si fiican ugu xeel dheer arrimaha shidahaalka iyo mas’uuliyiin ka…

                    Read More

                      Madaxweynaha Somaliland oo Shacabka Caasimada kala qayb galay Tukashada Salaada Ciidul Adxa {DAAWO}

                      Hargaysa 14.October 2013 (SDN)-Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland ayaa saaka kula ciiday Kumanaan shacbiga reer Somaliland ah Masjid jaamaca weyn ee Hargeisa isaga oo madaxweynuhu halkaasi ummadda Muslinka ah ee ku kala nool Somaliland iyo caalamka Islaamka eebbe uga Baryay inay Sannadkan Kiisa ku Gaadhaan Bashbash,Barwaaaqo iyo Horumar. Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa uu Bulshada Somaliland ku…

                      Read More

                        Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Hambalyo iyo Bogaadin Udiray Shacabka Reer Somaliland iyo Taageeraashiisaba

                        Hargeysa:15-Oct-2013(SDN)- Maadaama Shucuubta islaamku dhexd dabbaalanayaan mid ka mid ah  ayaamaha ugu farxadda badan, ayaa waxa iska soo daba dhacaya hambalyooyooinka ay madaxdka kala duwan ee dalku dirayaan. Guddoomiyaha Golaha wakiillada somaliland, ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah  Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa dhambaal hambalyo ah u diray shucuubta reer somaliland, taageerayaashiisa iyo guud ahaanba…

                        Read More

                          Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo Dhambaal Hambalyo ah U dira Shucuubta Reer Somaliland

                          Hargeysa:15-Oct-2013(SDN)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo ah Musharaxa jagada Madaxweyne ee Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee Ucid ayaa   Hambalyo iyo bogaadin u diray shacbiga Somaliland iyo taageerayaasha Xisbiga UCID meel kasta oo ay joogaan gudo iyo debedba munaasibadda ciida al adxaha awgeed. Murrshaxa madaxweynaha Xisbiga UCID  Jamaal Cali Xuseen waxa uu sidaa ku sheegey Warsaxafadeed qoraal…

                          Read More

                            “Shacbiga waxaan ku wargelinayaa iney Kalsooni nagu qabaan inaan dadaalkeenna ku aadan sidii dalkan ku gaari lahaa nabad,xasilooni siyaasadeed iyo horumar” Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia

                            Muqdisho 14.October 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ugu hambalyeeyey shacbiga Soomaaliyeed guud ahaan meel walba oo ay caalamka ka joogaan Munaasabadda Ciida Carafo (Ciidul Adxa). Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa hadalkiisa ku bilaabay “Mahad oo dhan Alle ayaa iska leh, Alle ayaa weyn, dhammaan Shacbiga Soomaaliyeed meel walba oo…

                            Read More

                              Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud oo Bulshada Somaliyeed u soo Jeediyay inay ka qayb qaataan dadaalada Nabada

                              Muqdisho 15.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidul-adxaa muslimiinta gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay adduunka ka joogaan. Xasan Sheekh oo maanta warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa lagu sheegay inay muhiim tahay in la caawiyo lagana farxiyo dadka aan awoodin inay u damaashaadaan munaasabadda ciidda, iyadoo lagu…

                              Read More

                                Xisbiga Ucid oo dhanbaal Hambalyo ah u diray Shacabka Somaliland Munaasibada Ciidul Adxa

                                Hargaysa 15.0ctober 2013 (SDN)- Hogaanka Sare Ee Xisbiga UCID Waxay Ay Dhambaal Hambalyo iyo Bogaadin Ah U Dirayaan Guud Ahaanba Shucuubta Islaamka, Gaar Ahaan Shacbiga Somaliland (meel kasta Oo Ay Joogaan Gudo iyo Dibadba), munaasibadda,Ciida Barakaysan, ee Ciidal Adxa awgeed. Warsaxaafadeed uu ku Saxeexan yahay Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid Yusuf Keyse A/laahi ayaa u dhignaa…

                                Read More

                                  Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga UCID oo ka waramay mudo kordhinta Gudida Diiwaangelinta ururada

                                  Hargeysa Oct 15,2013(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Cali Gurey ayaa ka hadlay mudo kordhin uu madaxweynaha Somaliland u sameeyay Gudida Diiwaangelinta ururda Siyaasada Somaliland. Guddoomiyaha ayaa qoraal uu dhigay boga Internetka ee Facebook waxa uu ku yiri” Xusbiga UCID markii hore ba umuu arkayn in wax dan ihi ugu jirto Somaliland qaran ahaan in…

                                  Read More