Dawlada Belgium oo si farsameysan dalkeeda ku geysay madaxweynihii hore ee Ximin iyo xeeb iyo madaxii Burcad badeedii Xaradheere ka dibna Xabsiga dhigtay

    Brussels Oct 15,2013(SDN)-Dawlada dalka Belgium ayaa si xirfadeysan dalkeeda ku geysay madaxii Burcad-badeeda Xaradheere ee Maxamed Cabdi Xasan oo Afweyne looyaqaano iyo madaxweynihii hore ee maamulka Ximin iyo Xeeb Maxamed Aadan Tiiceey ka dibna xabsiga u taxaabtay. Xeer ilaalinta dalka Belgium-ka ayaa xaqiijiyay in ay dalkooda si xeeledeysan ku geeyeen labaan ruux ka dibna ay…

    Read More

      DAAWO:Munasibad baladhan oo qadhan lagu ururinayay wada isku xidha Burco iyo Cerigabo oo lagu qabtay Hargeysa

      Hargeysa Oct 15,2013(SDN)-Waxa magaalada Hargeysa dhawaan lagu qabtay Hotelka Maansoor xaflad dhaqaalo ururina oo Aduun loogu ururiyay wadada halboolaha ah ee Burco iyo Ceerigaabo oo dhawaan uu madaxweyne Axmed Siilaanyo uu dhagax dhigay. Xafladan oo masuuliyiinta dawlada qeybeheeda kala duwan iyo guud haan bulsho weynta reer Somaliland ka qeybgalkeeda aaney u kala hadhin ayaa looga…

      Read More

        Shirkada Al-nuur oo Dharkii Ciidda Ugu Deeqday Xarunta Agoomaha Hargeysa

        Hargeysa Oct 15,2013(dhaymoole/SDN) Shirkadda agabka guryaha iyo xafiisyada ee ALNUUR Furniture ayaa maanta deeq maryaha ciidda ah ku wareejisay maamulka Xarunta Agoomaha ee magaalada Hargeysa. Munaasibadda wareejinta deeqdan ayaa maanta lagu qabtay xarunta agoomaha ee magaalada Hargeysa, iyada oo ay deeqdaasin ka koobnayd dhar iyo kabo iyo guud ahaan qalabyada kala duwan ee ay carruurtu…

        Read More

        Frank Ribery Ayaa Ku Guuleystey Ballon D’Or Iyo Christiano Rolando oo Ka Biyo Diidey.(By Jaahuur)r

        Spain-Oct-15-2013-(SDN)-Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku jaleeceynaa xiddiga reer France Frank Ribery ayaa ku guuleystey abaalmarinta Ballon D’Or 2013,lakiin Rolando muxuu ka cadhoodey? Aalaaba abaalmarintan loo yaqaan Ballon D’Or waxaa sannadkaba la gudoonsiiya xili ciyaareedka koobka Yurub ciyaaryahanka ugu fiican sannadkaa. Abaalmarintan waxaa hore ugu guuleystey 4-jeer xiddiga reer Argentine Lionel Messi,min saddex jeerna waxaa kala…

        Read More

          Belgium Arrests Somali Pirate Using Fake Film Deal

          Belgium has arrested a Somali pirate after luring him to the country with fake promises of making a documentary about his life. Prosecutors in Belgium said Monday they arrested Mohamed Abdi Hassan, also known as “Afweyne,” at Brussels airport after he disembarked from a flight from Nairobi. They say he was arrested along with his…

          Read More

            Suldaan Baane iyo Jaaliyada reer Somaliland oo Hambalyo ciideed diraya

            waxanu salamayna media xorta ah all s/land media Suldaan Hussein Baane iyo odayyada iyo wax garadka jaaliyada somaliland ee west midlands community waxay hambalyo u dirayaan dhamaan umada muslimiinta ah meel kastaba ha joogaane waxayna sigaara ay ugu hambalyaynayaan shacbiga s/land,dawladooda,golayaashooda,xisbiyadooda,iyo dhamaan reer somaliland yar iyo waynba waxaynu idin leenahay Ciid mubaarik Ciid mubaarik Ciid…

            Read More

              President Silanyo Sends Eid Wishes To Muslims around the World

              Hargeisa, October 15, 2013(SDN) -Somaliland President Ahmed Mohamed Mohamoud has sent Eid wishes to all Muslims and in particular to Somaliland people around the globe. President Silanyo said “Congratulations, Congratulations, Congratulations, all Somalilanders wherever they are should welcome this important day in our life and remember neighbors and all disadvantaged people so that they will…

              Read More

                President Silanyo Extends the Term of the Political Parties Registration and Verification Committee

                Hargeisa, October 15, 2013(SDN) -Somaliland President Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo has today extended the term of the national political parties registration and verification committee (NPPR&VC) by an extra two years. The committee formed on October 04th, 2011, and headed by Mr. Abdirizak Jama Omar known as Iyale was to register and verify political parties. A…

                Read More

                  “Somaliland waxay u diyaar tahay in beesha caalamka iyo gaar ahaanba wadamada jaarka ay kala shaqayso nabadgelyad iyo deganaanshaha Gobolka” Madaxweyne Siilaanyo

                  Hargaysa 14.October 2013 (SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed (Silanyo) waxa uu Xuska Ciidal Adxa awgeed Hambalyo u dirayaa Dhamaan Golayaasha Qaranka, Madax-dhaqameedka, Culimaau-diinka, Xisbiyada Qaranka, dhammaan Bulshada reer Somaliland iyo guud ahaan bulsho-weynta Islaamka ee dunida, waxaan munaasibada Ciidal Adxa leeyahay Ciid-Mubaarik, Ciidal-caafiya, kullu-caamin wa antum bikhayr. Waxaan Illaahay inooga rajaynayaa in uu ciidan ciideeda inagu gaadhsiiyo caafimaad,…

                  Read More

                    Dareenkii Weftiga Wasiirka Madaxtooyadu kala Kulmay Socdaalkiisii Ceerigaabo iyo Maanta (DAAWO)

                    Ceerigaabo 14.October 2013 (SDN)- Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag. Weftiga Wasiirka oo Maanta ka soo kicitimay Degmada Ceel Afweyn oo ay Xalay u hoyden ayaa lagaga hortagay Meel 20 Km u Jirta Magaalada Ceerigaabo waxaana lagu…

                    Read More

                      Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Laba Sanno oo Mudo Kordhin ah u Sameeyay Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Axsaabta qaranka

                      Hargaysa 14.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xeer madaxweyne oo uu caawa soo saaray waxa uu muddo xileedkoodii u cusboonaysiiyay Gudiga diiwaan gelinta ururadda siyaasadda iyo ansixinta axsaabta qaranka oo muddo xileedkoodii dhammaaday maalmo ka hor. Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa uu digreetadiisa ku sheegay inuu laba sanadood oo kale u…

                      Read More

                        Shaqaalaha Dawlada Somaliland oo Shaqooyinka fasax ka ahaan doona Mudo laba cisho ah Munaasibada Ciidul adxa awgeed

                        Hargaysa 14.October 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada md Maxamuud Axmed Barre [ garaad] ayaa ku wargaliyay dhamaan shaqaalaha weynaha dalka in ay munassibadda ciidal axdaha awgeed fasax ka yihiin shaqada  labada maalmood ee ciidal adxaha ,. War saxaafadeed uu arintaas kasoo saaray wasiirka shaqada iyo arimaha Bulshadu  oo nuqul ka mid ahi…

                        Read More

                          Ururka Iftiin Group oo Magaalada Boorama ka Hirgaliyay adeega Laydhka ee Shaaricyada iyo Goobaha Madow

                          Borama 14.October 2013 (SDN)- Ururka dhalinyarada Iftiin Group oo ka mid ah ururada dhalinyarada kuwooga ugu firfircoon ee ka hawlgala Gobolada Awdal/Selel Iyo Gabiley gaar ahaan xarunta Boorama ayaa waxa ay maanta shir jaraa’id ku qabteen Hotel Rays Kaas oo ay ku soo bandhigayeen waxqabadkoodii mudada sannadka ahayd ee ay jireen. Shirkan jaraa’id ayaa ugu…

                          Read More

                            Somaliland oo Mamnuucday Inay Xuduudeeda ka Gudbaan dad Sita Basaboorka Somalia

                            Hargaysa 14.October 2013 (SDN)- Xubno ka tirsan G/wasiirada Somaliland ayaa maanta la kulmay wafti ka socda dawlad deegaanka soomalida Ethoipia oo dhawaan dalka yimid. Wasiiradda Somaliland ee la kulmay wafdiga ethoipia oo uu hogaaminayay wasiirka arimaha gudaha j sl cali maxamed warancadde ayaa waxa ka mid ahaa wasiirka wasaarada warfaafinta wacyigalinta iyo dhaqanka  md cabdilaahi maxamed…

                            Read More

                              Haween Weynaha Somaliland oo u Tafo xaydan inay Baarlamanka Ka Helaan Kuraas aan tartan loo Gelin iyo Weedha Gudoomiye Cirro

                              Hargaysa 14.October 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee JSL Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)  iyo Marwada madaxweynaha marwo Aamina X Maxamed Jirde ayaa ka qayb galay kulan loogu gogol xaadhayey sidii haweenka Somaliland Kuraas aan tartan loo gelin uga heli lahayeen golayaasha Baarlamaanka Kulankan oo lagu qabtay caasimadda Hargaysa ayaa waxaa kaloo ka soo qayb…

                              Read More

                                Hogaamiye Sare oo ka Tirsanaa Budhcad badeeda oo lagu Xabisay Wadanka Belgium

                                Brussels 14.October 2o13 (SDN)- Hogaamiye ka tirsanaa Burcad badeedka Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamed Cabdi Xasan oo loo yaqaano (Afweyne) ayaa lagu xiray Sabtidii garoonka diyaaradaha Brussels ee dalka Belgium. Sida ay sheegtay Wakaalada wararka ee Belgium ee loo soo gaabiyo Belga Mr Afweyne ayaa lagu xiray magaalada Bruges. Afweyne ayaa la qabtay, kadib markii…

                                Read More

                                  Xildhibaan Maxamuud Amiir Warsame Oo Nidar Ku Maray Inuu Tageero Ka Gaysanayo Dhisma Wadada Ceerigaabo Iyo Burco

                                  Hargeisa 14.October 2013 (SDN)- Xildhibaan Maxamud Amir Warsame Jama oo katirsan golaha deegaanka degmada ceerigaabo ahna musharaxii labaad ee ugu codka badnaa xildhibaanaddi ku baratamayay golaha deegaanka degmada ceerigaabo kana soo baxay xisbi mucaaradka wadani oo warbaahinta kula hadlayay magaalada hargeisa Isagoo hawlo shaqo ujooga ayaa si adag u taageeray dhismaha wadada isku xidha gobolada…

                                  Read More

                                    Haj Draws Nearly 1.4m to Saudi Arabia

                                    Mecca, Oct 14, 2013 (SDN)-Saudi Arabia’s interior ministry said that 1,379,531 foreigners from 188 countries have arrived in the kingdom to perform Haj (pilgrimage) this year. The number of men was 752,424, representing 55 per cent of the foreign pilgrims not based in Saudi Arabia, while 627,107 women made up 45 per cent of the…

                                    Read More