Guddoomiye Saleebaan Gaal oo Xaraaradda Kulmiye Hoos U dhigaya iyo Muuse Oo Ka Kacay Soo Jeedimo ay Guddi Dhexdhexaad ahi ula Yimaadeen

    Hargeysa:24-Nov-2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland, ayaa si aad ah uga Warwar qaba muranka iyo Is Qabqabsiga muddada Dheer dhexyaallay iyadoo xilligii loo iclaamiyey Shirweynaha Xisbiguna Uu Kaabiga inagu soo Hayo. Madaxweyne Siilaanyo oo Arrinta Daminteeda u igmaday inuu Guddoomiye Saleebaan ka Odayeeyo, ayaa Habeenkii xalay soo Saaray Go’aan uu labada Dhinac iskugu Keenayo. Sida ay sheegayaan  Wararka Hoose…

    Read More

      Loolanka Isgaarsiinta Ee U Dhaxeeya Hormuud Iyo Dahabshiil Waa Guul U Soo Hoyatay Guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed

      Muqdisho Nov 24,2013(SDN)-Tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya ayaa waxaa dalka ka hanaqaaday ganacsi balaaran, iyadoo sidoo kale dalka uu yeeshay shirkado isgaarsiin oo madaxbanaan iyo kuwo xawaaladeed kuwaas oo faa’ido iyo khasaare intaba u leh bulshada Soomaaliyeed. Sidaasi oo ay tahay ayaa waxaa labadii bilood ee ugu dambeeyay…

      Read More

        Dhalinyarada Badbaado Qaran Ayaa Kulan Ay Isugu Yimadeen Magaalada Muqdisho Uga Hadlay Khilaafka U Dhaxeeya Madaxda Qaranka

        Muqdisho Nov, 24,2013(SDN)-Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho qaar kamid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee wax ka barata Jaamacadaha ku yaala  Muqdisho ayay uga hadleen Khilaafka u dhexeeya masuuliyiinta sare ee dowladda FS  waxaana ay baaq u direen dhinacyada Khilaafku u dhexeeyo dhamaantood.       Furitaankii kulanka ayaa waxaa Khudbado ka jeediyay qaar kamid…

        Read More

          WADDANI TORONTO :TAAGEERO DOODA QARAN “ NATIONAL DEBATE”

          Toronto Nov 24,2013(SDN)-Guddigga & Taageerayaasha  Xisbigga  WADDANI ee Toronto waxay isugu yimaadeen kulan ay ku lafo- gureen xaaladda guud ee Somaliland  iyo “ Dooda Qaran” ee ay qabanqaabinayaan labada Xisbi Mucaarid ( WADDANI & UCID). Falanqayn  dheer  ka dib, waxay isla qaateen  qoddobaddda soo socda: Waxaanu  taageero buuxda – cilmi , caqli, iyo maalba –…

          Read More

            DAAWO Waraysi: Mohamed Barre, Dhalinta qurbaha,dilka iyo dagaalka ay isku hayaan

            Minneapolis Nov 24,2013(SDN)-Waa Barnaamijka SAADAASHA DHACDOOYINKA  ee TV-ga Somali Chanell ka baxa magaalada Minneapolis, ee dalka Maraykanka ka soo baxa oo ka hadlaayaa arimo la xariiri dhalinyarada Soomaaliyeed iyo farshaxanka sawarada Soomaalida ee sanadlaha ee uu soo Bandhigo Aqoonyahan Maxamed Barre. Fadlan daawada si aad u fahantaan arinta waraysigan ka hadlaya dhalinta Soomaaliyeed ee Qurbejooga…

            Read More

            Bayern Munich Ayaa 3-0 Ku Jalaaftey Borussia Dortmund Daawo.(By Jaahuur)

            Munich-23-2013-(SDN)-Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxaynaa ciyaar aad u xiisa badneyd oo dhexmartay labada naadi ee jarmalka ugu weyn Bayern Munich iyo Borussia Dortmund. Ciyaartan oo ka tirsanayd horyaalka Germany (Bundesliga) ayaa waxaa ka soo qaybgaley dadweyne la ciidh-ciidhaya 82,500 iyo dabcan taageerayaasshooda waraabowga qaba. Ciyaartan oo qeybtii hore labada kooxood isku dheeli tirnaayeen ayaan…

            Read More

              Kulan balaran oo ay iskugu yimaadeen xisbiga UCID laantiisa UK kaas oo ka dhacay galbeedka London

              London 24/11/2013 (SDN) Kulan balaran oo  ay  iskugu yimaadeen   xisbiga UCID laantiisa  UK kaas oo ka dhacay galbeedka London  ayaa wax ka soo qaybgalay  dhaamaan madaxda xisbiga ee qarada Yurub iyo Xoghayasha Xisbiga ee  ku sugan Uk  iyo xubno aad u tiro badan. Ujeedada kulankan oo ahaa mid is waraysi iyo wada tashi xisbiga dhaxdiisa ahaa, …

              Read More

              Isreeb-reebkii Koobka Kubadda Cagta ee Aduunka oo Lagu Kala Faraxashey Iyo 32-da Dawladood ee Ka Soo Qeybgalaya.(By Jaahuur)

              World Cup-Brazil-23-2013-(SDN)-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku xasheynaa u soo bixitaankii xulal qarameedkii ka qeybgali lahaa koobka kubadda cagta ee aduunka (Brazil 2014)oo lagu kala faraxashey. Aalaba koobkan kubadda cagta ee aduunka ayaa la qabtaa 4-tii sanadoodba marba,waxaana la xaqiijiyey oo daaha laga qaadey 32-da dawladoo,waxayna kala yihiin sidatan. Qualified nations out of AFRICA Algeria Cameroon…

              Read More

                Xukuumada Kenya oo Gaashaanka u daruurtay dalab uga Yimid Qaxootiga ku Jira Dhadhaab kuna adkaysatay Go’aankeedii

                Dhadhaab 23.Nov 2013 (SDN)- Dowladda Kenya ayaa ku gacan sayrtay codsi ay qaxootiga ku nool xeradaha Dhadhaab ku dalbadeen in muddada saddexda sano ah loo kordhiyo. Wasiirka arrimaha gudaha ee Kenya Joseph ole Lenku oo maanta booqday xerada Dhadhaab ayaa sheegay inaan laga noqon doonin go’aanka lagu heshiiyay, wuxuuna hay’adaha aan dowliga ahayn ee ka…

                Read More

                  President Silanyo Meets with Turkish Ambassador-(Audio)

                  Hargeisa, 23 Nov 2013 (SDN) -Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo has on today received the Turkish ambassador to Somaliland and Somalia Ambassador Hani Torun at the presidential palace to discuss the bilateral relations between the two countries and the Turkish mediated talks between Somaliland and Somalia. To read full article click here

                  Read More

                    Ganacsade lagu dhex Khaarajiyay Xarunta Madaxtooyada Kismaayo kaas oo ay ehel dhaw ahaayeen Ra’isal Wasaarihii Lixdamaadkii Soo Maray Somalia ee C.risaaq Xaaji Xuseen

                    Kismaayo 23.Nov 2013 (SDN)- Wararka hadda naga soo gaarayamagaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in gudaha Madaxtooyada magaalada Kismaayo lagu dilay ganacsade caan ah oo lagu magacaabi jirey C/ladiif oo ay ilmo adeer yihiin R/wasaarihi hore ee Soomaaliya C/risaaq Xaaji Xuseen. Ganacsade C/ladiif ayaa waxa uu kamid ahaa ganacsatada caanka ka ah magaalada Kismaayo, dilkiisa…

                    Read More

                      “Waxaan dhawaan ku Qalabayn doonaa Ciidamada Booliska Diyaaradaha Helu-kabtarka” Wasiirka Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 23.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waranacade oo ka Hadlayay Munaasibad uu ku Wareejinayay 7 Gaadhi oo ah kuwa Gurmadka Degdega ah isla markaana loogu talo galay Ciidamada Nabadgalyada Wadooyinka ayaa ciidamada booliiska ku amaanay waajibaadka qaran ee ay hayaan isagoo tilmaamay in deeqda gaadiidka ah ee ay maanta…

                      Read More

                        “Magaalada Banaankeeda waxaanu dhigaynaa Ciidan Oto Oto ah oo Hubiya Xawaaraha Gaadiidku ku soconayaan” Taliyaha Booliska Somaliland {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 23.Nov 2013 (SDN)- Taliyaha ciidanka booliiska Somaliland Sareeyo guuto cabdilaahi iimaan fadal ayaa ka Waramay hawl galo ay Saaka ka Bilaabeen Caasimada Hargaysa oo ay ku hubinayeen Daleewarada Gaadiidka Wadaa inay sitaan Liisanka Wadista Gaadiidka . Taliyaha Ciidanka oo ka hadlayay Munaasibad uu kula Wareegayay Gaadiidka Gurmadka Deg dega ah ayaa mahad naq usoo…

                        Read More

                          Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Gaadiid ku Wareejiyay Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka

                          Hargaysa 23.Nov 2013 (SDN)- Wasiiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland  Mudane Cali Maxamed Waranacade ayaa galabta ku wareejiyay taliyaha ciidanka booliiska Somaliland Sareeyo guuto cabdilaahi iimaan fadal todobo baabuur oo loogu talo galay in ay ku shaqeeyaan ciidamada nabadgalayada wadooyinka dalku   . Xafladan oo lagu qabtay xarunta wasaarada arimaha gudaha  ayaa waxa ka soo qeyb galay…

                          Read More

                            aniga maanta waxaan isku meel ku qadeenay 80 xildhibaan oo doonaya inay dhex dhexaad ka ahaadaan Khilaafka” Xildhibaan Jeesoow {DHAGAYSO}

                            Muqdisho 23.Nov 2013 (SDN)- Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow, oo ah mudane ka tirsanbaarlamaankaSomalia ayaa Si Adag uga Hadlay mooshin ka dhan ah ra’isul wasaaraha oo qaar ka mid ah xildhibaanada ay u gudbiyeen gudoonka Sare ee baarlamaanka . Wuxuu sheeegay in xilligan baarlamaanka Somalia ay ku horgudban yihiin howlo badan oo ay ka mid yihin…

                            Read More

                              Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya iyo Danjiraha Somalia ee Kenya oo Booqanaya Xeryaha Qaxoontiga ee dhadhaab

                              Dhadhaab 23.Nov 2013 (SDN)- Danjiraha Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Maxamed Cali Nuur (Ameerika) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay mar kale ka ambabaxay Nairobi iyagoo ku sii jeeda xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee gobolka Waqooyi-bari Kenya. Danjiraha ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehelinaya wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee dalka Kenya Joseph Ole…

                              Read More

                                Xukuumada Somaliland oo Cadaysay in dib loo bilaabayo Wada hadaladii Somaliland iyo Somalia {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 23.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland  Dr Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta  ka Warbixiyay Waxyaabihii ay ka wada hadleen Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Safiirka Turkiga u fadhiya dalka Somalia oo Booqasho ku Jooga Caasimada dalka ee Hargaysa. Wasiirka iyo Safiirka oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Qasriga…

                                Read More