Edmonton’s Latest Homicide Victim Somali-Canadian

    Edmonton, 24 Nov 2013 (SDN) -Edmonton’s latest homicide victim is a 20-year-old Somali-Canadian, CBC News has learned. Yusuf Abdirahim was found unconscious in northeast Edmonton near 149th Avenue and 70th Street around 3 a.m. May 19 and died in hospital Saturday. His death was ruled a homicide by the medical examiner following an autopsy Tuesday. Witnesses said Abdirahim had…

    Read More

      “Talada waa la wada leeyahay laakiin markay fulin tahay cidi kuugu imanaysaa ma Jirto oo waa shaqadii Xukuumada” hadalkii Madaxweyne Siilaanyo ee qabashada Shirkii dooda qaran ee Ucid iyo Kulmiye {DHAGAYSO}

      Hargaysa 24.Nov 2013 (SDN)- Xukuumada Somaliland ee uu Gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa si adag uga soo hor jeeda Shirka dooda qaran ee labada Xisbi Mucaarid ee Waddani iyo Ucid ay ku baaqeen taas oo ay ku sheegtay Mid ka hor imanaysa distoorka iyo shuruucda Wadanka,Isla markaana Madaxweynaha oo Keliyi uu…

      Read More

        Xisbiga Kulmiye oo Mar kale Cadho ku kala dhaqaaqay Jawaabihii Warfidiyeenada ee Gudoomiye Muuse Biixi {DHAGAYSO}

        Hargaysa 24.Nov 2013 (SDN)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiye ku-xigeenka xisbigaasi Maxamed Kaahin Axmed oo ahaa labada rafiiq ee isugu soo hadhay Xisbiga Kulmiye ayaa waxa soo kala dhex galay khilaafkii ugu cuslaa kadib markii Guddoomiyaha Golaha Guurtidda oo talada Xisbigaasi gacanta ku hayaa uu  dhex dhigay garabyada Xisbigaasi go’aan ka Maxamed…

        Read More

          Dood adag oo ay Gondaha isku dareen Golaha Wasiirada Somalia iyo Odoroska Miisaaniyada

          Muqdisho 24.Nov 2013 (SDN)-Shir deg deg ah oo ay maanta isugu yimaadeen Gollaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa looga dhagaystay warbixino gudiyo wasiiro oo loo kala diray gobolada shabellooyinka iyo Hiiraan, Miisaaniyada sanadka 2014. Waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha XF ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” Ugu horayntii Ra’iisul Wasaaraha…

          Read More

            Xisbiga Waddani oo Dacwad ka Dhan ah Wasiirka Arrimaha Gudaha u Gudbiyay Madaxweyne Siilaanyo

            Hargaysa 24.Nov 2013 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo u Gudbiyay Dacwad ka dhan ah Wasiirka arrimaha Gudaha ee Somaliland taas oo ku saabsan inuu ku sifeeyay Xisbiyada Mucaaridka ah kuwo argagixiso oo duminaya Qaranimada Somaliland. Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Ku Simaha Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Gudoomiye  Ku…

            Read More

              President Silanyo Hosts Dinner Banquet for Visiting Turkish Ambassador

              Hargeisa, 24 Nov 2013 (SDN) -Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamoud “Silanyo” hosted a dinner banquet on Saturday night at the presidential Palace in honor of visiting Turkish Ambassador Hani Torun and his accompanying delegation. The banquet was attended by Vice-President Abdirahman Abdilahi Ismail, first lady Amina Waris, foreign minister Mohamed Bihi Yonis and cabinet members….

              Read More

                Maxay ka Wada Hadleen Wasiirka Caafimaadka iyo Safiirka Turkiga ee Somalia oo Hargaysa ku Sugan

                Hargaysa 24.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaarada Caafimaadka ee Somaliland Mudane Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka turkiga u fadhiya somalinad iyo somaliya mr kaamlu diin Kanu Tuhran oo booqasho Shaqo ku Jooga Caasimada Somaliland ee Hargaysa. Waxaana kulankaasi albaabadu u xidhnaayeen ka dib safiirku waxa uu kormeer kusoo maray qeybaha…

                Read More

                  “biyaha aynu helno ee ilaahay ina siiyo intooda badan Bada ayey ku shubmaan iyaga oo wada Caradii wanaagsanayd” Wasiirka Biyaha {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 24.Nov 2013 (SDN)- Wasaarada khayraadka Biyaha ee Somaliland ayaa daahfurtay Xeerka Biyaha Somaliland, Munaasibada Daahfurka Xeerkan oo lagu qabtay Hotelka Maansoor Ee Hargeysa ayaa Waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Wasaarada Biyaha Maareeyaha Wakaalada biyaha ee Hargeysa Masuuliyiinka socotay UNICEF, Musuuliyinka tirsan Golaha Xukuumada  iyo Martisharafkale oo tiroban. Wasiirka Wasaarada Beeraha  Xuseen Axmed Cabdule…

                  Read More

                    Hawlgal lagu sifaynayo Miinooyinka iyo Walxaha Qarxa oo ka bilaabmay Magaalada Burco

                    Burco 24.Nov 2013 (SDN)- Hay’ad miino baaris ah ayaa maanta howlo lagu baarayo miinooyin ku jira gudaha magaalada Burco waxay ka billaabaysaa xaafadaha magaalada. Guddoomiyaha gobolka Togdheer ee maamulka Somaliland, Axmed Cumar Xaaji Cabdullaahi Xamarji, oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in hay’adda oo kaashanaysa shacabka magaalada ay billaabayso howlo miino baaris ah oo laga…

                    Read More

                      Wasiirka Khayraadka Biyaha oo Hargaysa ka Furay Kulan lagu naaqishayo Xeerka Biyaha Qaranka

                      Hargaysa 24.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Kheyraadka Biyaha ee JSL Md Xuseen Axmed Cabdallah ayaa Maanta furay  Shir hawleed ku saabsan sida loogu shaqayn lahaa  xeerka Biyaha Qaranka oo ay hore golyaaasha Qaranku u ansixiyeen Madaxweynaha Somaliland-na dhaqangeliyey.. Shirkan oo ku qabsoomaya Hotel maansoor ee Magaalada Hargeysa  ayaa waxaa ka qayb qaadanaya maareeyayaasha Wakaaladaha Biyaha…

                      Read More

                        Kooxda Alshabaab oo Lix ka Mid ah Ciidamadooda lagu dilay duleedka Magaalada Beledweyne

                        Beledweyn 24.Nov 2013 (SDN)- Lix ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab ayaa  saakay lagu dilay duleedka degmada Beledweyne kaddib markii ay ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya ciidamada  Jabuuti ee qeybta ka ah AMISOM  ay howgal ka fuliyeen tuulooyin ku yaalla galbeedka magaalada Beledweyne. Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda ayaaWarfidiyeenada u xaqiijiyay in lix ka mid ah…

                        Read More

                          Xisbiyada mucaaridka Somaliland laamahooda USA oo kulan yeeshay iyo taageero ay u fidiyeen Shirka Dooda Qaran

                          Minneapolis Nov 24,2013(SDN)-Kulan ay ku kulmeen madaxda labada Xisbi qaran ee mucaaradka ah ee UCID iyo WADANI ee dalkan Maraykanka oo ay hogaminayeen labada Gudoomiye ee labada xisbi, Gudoomiyaha Xisbiga mucaradka ah ee WADDANI, Marwo Muna Cali Fidhin iyo Gudoomiyaha Xisbiga mucaradka ah ee UCID, Mudane Xasan Yoonis C/lahi, oo ay goob joog ka ahaayeen…

                          Read More

                            Tacsi:Eng Axmed Xasan Aden oo Hargeysa Ku geeriyooday

                            INA LILAHI WA INA ILEEYHI RAJICUUN Bahda Shebekeda Somalidiasporanews.com iyo inta ku xiraniba waxa ay tacsi hawada u marinayaan qoyskii ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Eng Axmed Xasan Aden. Marxuumka oo gaari uu la socday uu ku rogmaday duleedka magaalada Hargeysa ayaa  dhashay sanadii 1957dii waxaanu u shqeynayay wasaarada Hawlaha guud ee dalka…

                            Read More

                              Bahda Hubaal Oo Toddoba Bilood Dhibbane u ah Kiiskii Lagu Soo Weeraray Iyo Cabdilaahi Fadal Oo Madaxa Kaga Taagan

                              Hargeysa:24-N0v-2013(SDN)-Waxa Maanta oo ay taariikhdu tahay 24-ka Bisha November  ay Bahda wargeyska Hubaal Ugu  Fadhidaa Macne Ballaadhan, waxana ay ugu Beegan  tahay Dhacdo Xanuun Badan oo Caalamka iyo Somaliland-ba Xanuun Badan ka Geysatay. Habeenkan oo kale muddo haatan lagu Joogo Toddoba Bilood waxa Koox Ciidanka Booliska Somaliland ka tirsan oo ku Qalabaysan Hub Noocyo Badan…

                              Read More

                                Lix ka Mid ah Dawladaha Caalamka iyo Iran Oo Heshiis Ramsi ah Gaadhay Geneva

                                Brugseles:24-Nov-2013(SDN)-Sida ay sheegeen Wasiirada arimaha dibada ee  Dalalkii ka qeyb galayay shirkii ka dhacay magaalada Geneva waxa Dawladda Iran lala Gaadhay Heshiis ku saabsan Arrinta Nuclear-k.   Ma jirto faahfaahino dheeraad ah oo laga sii daayay hishiiska iyo waxuu ku saabsanaa, kaasi oo la gaadhay kadib shan maalin oo wadahadalo ay ka socdeen magaalada Geneva….

                                Read More