“Waxaan Xukuumada ka Dalbanayaa inay Aqbasho Dooda Qaran ee Xisbiyada Mucaaridka ah oo ah Mid Dimuquraadi ah” Gudoomiyihii Hore ee Komiishanka Xuquuqul Iinsaanka Qaranka {DHAGAYSO}
Hargaysa 23.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiyihii Hore ee Komiishanka Xuquuqul Iinsaanka Qaranka Axmed Yuusuf Xasan oo Warbaahinta Maanta u Waramayay ayaa ka dalbaday Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo inay aqbasho Dooda Tallo qaran ee ay Xisbiyada Mucaaridku wadaan, Waxaa kale oo uu dawlada ka dalbaday inay Samayso Xeerkii ay ku shaqan lahayd Shirkada Genel Energy Sidoo kale…
