SOMALILAND WAA WADAN 95% AY WAX UGA YIMAADAAN WADAMADA DIBADA HADANA HORUMAR AYAYNU RABNAA IYO MUHIIMADA WARSHADAHA INOO LEEYIHIIN

    Somaliland  oo ah wadan aad balaadhan kaas  oo leh  dhulkii loogu talo galay waxbeerashada iyo booqashada ayaa hadana waxa aynu markasta wax ka sugnaa Wadamo dibadeed kuwaas oo  bari hore khayraadkoodii dhameeyay hadana  inoo soo sameeyo waxyaalo copy ah, cida aynu wax ka sugnaana waa Wadamo aan cadceedna arag ama sanadkii sadex bilood wax ka…

    Read More

      Somaliland Parliament Members who plant barriers for the development of their constituencies‏

      Parliament is a form of a nation’s governing body. Parliamentary systems ascend to power through a popular vote and represent specific constituencies throughout the country for a set period of time. Each Member of Parliament adheres to several specific duties, including debates within the house of parliament, sitting on committees, representing his constituency and voting…

      Read More

        لماذا لا نكتب بالعربية

            لماذا لا نكتب بالعربية (1)       بعد اقتضاب سريع فى النظر على المواقع الصومالية للوقوف على اخر المستجدات،خرجت من البيت هاربا صراخ العيال وأنانيتهم فى تمللك الاشياء وخصام الزوجة وبناتها والفصل بين كل هذه النزاعات شبه اليومية والشجار المستمرالذى أحل المودة والرحمة، وكثيرا ما يسبب هذا الأمرضغوظا نفسية عند الأزواج فى…

        Read More

          Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Tacsi u diray Shan Ruux oo galabta ku Geeriyooday Shil gaadhi

          Hargaysa 21.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Eheladii, Qoysaskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo guud ahaan Shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geeridii ku timid Alle ha u naxariistee 5 qof oo muwaadiniin ah oo isku dhac shil baabuur ugu geeriyooday 21/11/2013 agagaarka Tuulada Xamaas ee duleedka…

          Read More

            Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada oo Hargaysa ku soo laabtay iyo Su’aalo daran doori ah oo lala beegsaday {DAAWO}

            Hargaysa 21.Nov 2013 (SDN)- Wasiirkaasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi Xaaji Cali Xasan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu Socdaal Gaar ah iyo Mid Shaqo ugu maqnaa Wadanka Ingiriiska. Wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland oo Warbaahinta kula hadlayay qolka Nasashada ee Madaarka Cigaal International Airpote ee Caasimada hargaysa waxa uu ka warbixiyay hawl galada…

            Read More

              Xukuumada Somalia oo Beenisay inay ku hawlan tahay falal lagu wiiqayo nabadgalyada Somaliland

              Muqdisho 21.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka xukuumadda Soomaaliya, C/kariin Xuseen Guuleed oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka jawaabay eedeymo ay Xukuumada Somaliland uu u soo jeedisay dowladda Soomaaliya, kuwaasoo ahaa in dowladdu ay ku mashquulsan tahay sidii fowdo uga abuuri lahayd Somaliland. Guuleed ayaa sheegay in hadalkan uu waxyeelleyn…

              Read More

                Madaxweyne Xasan Sheekh oo balanqaaday Sidii Macalimiinta ay u heli lahaayeen Nolol Wanaagsan

                Muqdisho 21.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta macallimiinta Soomaaliyeed ku ammaanay inay door geesinnimo leh ka soo qaateen sidii uu dalka uga dhici lahaa isbeddel dhanka nabadda ah oo looga soo kabanayo colaadihii dhacay. Madaxweynaha oo ka hadlay maalinta macallinka Soomaaliyeed oo ku beegan maanta (21-ka November) ayaa sheegay inay macallimiinta…

                Read More

                  “Adigu in maxkamad lagu soo taago ayaad istaahishaa, sababta oo ah waxa shaki leh inaad mar wada jawaabteen dawladdii Soomaaliya,”Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga WADDANI

                  Hargaysa 21.Nov 2013 (SDN)- Xoghayaha Arrimaha Gudaha iyo Difaaca ee xisbiga WADDANI Axmed Maxamed Filanwaa, ayaa raali-gelin ka bixiyay eedo iyo naqdi uu Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee xisbigaasi Axmed Muumin Seed u jeediyay Wasiirka Daakhiliga oo uu ku tilmaamay inuu ahaa dadkii UDUB soo baa’biiyay. Mr. Axmed Maxamed Filanwaa waxa uu sidaasi ku sheegay…

                  Read More

                    Wasaarada Wershadaha ee Somaliland oo Heshiis Ganacsi la Saxeexatay Ganacsato ka Socota Dalka Chine {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 21.Nov 2013 (SDN)- Wasaaradda Warashada  ee JSL ayaa maanta heshiis ka kooban mashaariic kala duwan oo maalgashi waxa ay la gashay Warashadlayda Dalka shiinaha. Munaasabad  Balaadhan Oo ka qabsoontay Xarunta wasaarada warashada ee Magaalada Hargaysa ayaa  Md Abiib Diiriye Nuur Wasiirka wasaaradaasi oo ay  Wehelinayaan madaxda Kale ee wasaarada iyo Wafti Chane’s Ah Oo…

                    Read More

                      Xildhibaano difaacay Hakintii Gudi hoosaadyada Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 21.Nov 2013 (SDN)- Xubno ka Tirsan Xildhibaanda Golaha Wakiilada ayaa Difaacay Hakintii uu Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladu ku sameeyay Isku Shaandhayntii Gudi hoosaadyada Golaha Wakiilada ee uu sameeyay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada waxaa kale oo ay Jawaab ka bixiyeen hadalo ay Shalay Warbaahinta Siiyeen qaar ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada. Xildhibaanadan oo…

                      Read More

                        Weftigii Wasaarada Kalluumaysiga oo Gaadhay Degmada Laasqoray ee Gobolka Sanaag

                        Hargaysa 21.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka Badaha Somaliland Mudane Cali Jaamac Faarax (Buurreed) oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee wasaaraddaasi Maxamed Aadan Cilmi (Ilkacase) ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay degmadda Laasqoray ee gobolka Sanaag, Wasiirka iyo weftigiisa oo socdaal xog ogaal noqoshada xaalada guud ee xeebaha ku maraya xeebaha goboladda Saaxil…

                        Read More