Golaha Wasiirada Somalia oo Fadhi ay Maanta Yeeshen kaga hadlay Xiisadaha Colaadeed ee Shabeelooyinka

    Muqdisho 21.Nov 2013 (SDN)- Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaaka ee Soomaaliya oo uu maanta shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa looga hadlay ammaanka guud ee dalka , colaado maalmihii ugu dameeyey ka jiray gobolada Shabeelooyinka . Golaha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa warbixin ka dhegeystay guddi wasiirro ah oo xukuumaddu u dirtay…

    Read More

      Xanuun La Garan waayey Oo Faro Baas Ku Haya Nolosha Shacabka Gobolka Hiiraan

      Hiiraan:21-Nov-2013(SDN)-Sida uu Idaacadda Maraykanka laga leeyahay ee VOA-da u sheegay ildhibaan Maxamed Maxamuud Goodir, waxa Deegaanada Gobolada Hiiraan iyo Bakool Ka dilaacay xanuun halis ah oo qofka uu haleelo ku dilaya muddo 48-saac ah. . Deegaanka ugu daran ee cudurkaani xilligan ka jiro ayuu  Xildhibaan Maxamed Maxamuud Goodir ku sheegay agagaarka Ceel Cali ee gobal…

      Read More

        Shil Naxdin leh oo Goor dhaweyd ka Dhacay Waddada u Dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera iyo Tirada Dhimashada

        Hargeysa:21-Nov-2013(SDN)- Sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyey  ee naga soo gaadhaya shil baabuur oo goor dhaweyd ka dhacay Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera dhexdooda, waxa ku dhintay Shan qof, halka ay kaga dhaawacmeen tiro kale oo ku dhaw ilaa saddex qof. Baabuurtan ayaa la sheegay inay Noocyadoodu kala ahaayeen Gaadhi Surf ah iyo mid kale oo…

        Read More

        Christiano Rolando oo Qarka u Saaran Inuu Ku Guuleysto Abaalmarinta Ballon d’Or.(By Jaahuur)

        Stockholm-Sweden-Nov-21-2013-(SDN)-Saaxiibayaal qormdadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa xiddigii reer Portugal iyo Real Madrid Christiano Rolando oo qarka u saran inuu ku guuleysto Abaalmarinta Ballon d’Or,markii uu ciyaartii dhex martey xulkiisa iyo xulka Sweden boodhka iska jafey. Xulka Portugal ayaa labadii kulan kana tirsnaa isreebreebka kubadda cagta aduunka 1-0 iyo 3-2 uga badeiyey xulka Sweden marka…

        Read More

          Magaalada Newport ee dalka Wales oo dooratay xildhibaan Somaliland ka soo jeeda oo UK ku dhashay

          Newport Nov 21,2013(SDN)-Magaalada Newport ee dalka Wales ayaa kolkii u horeysay u doortay xildhibaan gollaha degaanka ah shakhsi asal ahaan ka soo jeeda Somaliland. Xildhibaan Cumar Cali oo 46 jir ah ayaa ku dhashay magaalada Manchester ayaa Degmeda Pill ee magaalada Newport laga soo doortay. Xildhibaanka ayaa aabihii Axmed Cali degaanka u soo wareegay sanadii…

          Read More

            Abu Dhabi:Tagsiile nin Soomaali ah u celiyay Lacago xad-dhaaf ah oo uu gaarigiisa uga tegay iyo abaal marinada uu helay tii ugu qiimaha badneyd

            Abu Dhabi Nov 21,2013(SDN)-Nin Tagsiile ah oo magaalada Dubai ka shaqeeya ayaa dhawaan qaaday nin Soomaali ah oo gaarigiisa lacago xad-dhaaf ah uga tagay. Nuur Calam ayaa caadi ay la noqotay shandaha iyo telephonada rakaabkiisu ku iloobaan tagsigiisa,balse Nin Soomalai ah oo u shaqeeya mid ka mida shirkadaha dawladeed ee dalkaas ayaa gaarigiisa ku iloobay…

            Read More

              Xildhibaan ku dhaawacmay qaraxii Hotel Maka Al Mukarama oo Canada ugu soo noqday caafimaad

              Toronto Nov 21,2013(SDN)-Mid ka mida Xildhibaanada dalka Soomaaliya oo ku dhaawacmay qarax horaantii bishan ka dhacay Muqdisho ayaa ku soo guryo noqday dalka Canada. Xildhibaan Sooyaan Cabdi Warsame ayaa ka soo dhoofay magaalada Dubai soona gaaray magaalada Toronto. Xildhibaanka ayaa Canada u soo caafimaad doontay inkasta oo aaney dhawacyadiisu halis aheyn. Xildhibaan Sooyaan ayaa sanadkii…

              Read More

                Wasiir Xirsi Oo Dalka Ku Jeeda iyo Wasiirro Heegan Ugu Jira Soo Dhaweyntiisa

                Hargeysa:21-Nov-2013(SDN)- Wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan oo in muddo ah safar arrimo badan la xidhiidhay ugu maqnaa waddanka ingiriiska, ayaa la filayaa inuu maanta Gelinka Dameb ka soo Dego Magaalada Hargeysa. Wasiirka ugu saamaynta badan xukuumadda Somaliland oo muddo hawlo gaar u ah ka maamulnayey dalka England, ayaa soo dhaweyntiisa laga dareemayaa caasimadda…

                Read More

                  Somaliland: Xukuumadda oo La Ogaaday Sababta ay Wakiillada Muranka Ugu Soo Dhextuurtay

                  Hargeysa:21-Nove-2013(SDN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ayaamahan mashquul ku ahayd sidii ay u kala irdhayn lahayd Shirguddoonka Golaha     Wakiillada Somaliland oo tan iyo intii ay shaqadan hayeen aan mar kaliya wax khilaaf ahi dhexdooda imanin. Saddexda Xubnood ee Golaha Hoggaamiya, ayaa caan ku ahaa Dulqaad iyo isu tanaasul, waxase Haatan dhinac wada maray lab aka mid ah…

                  Read More

                    “Wasiir Cali Warancadde wuxuu hore usoo baabiiyey XIsbigii UDUB maantana wuxuu baabiinayaa qaranka Somaliland” Gudoomiye ku Xigeenka Xisbiga Waddani

                    Hargaysa 20.Nov 2013 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Dawlada Somaliland ee uu Gadhwadeenka ka Yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ku dhaliilay Fashilaada Siyaasadeed iyo Guul darooyinka ay dalka u horseeday isla markaana wax laga Xumaado ku Tilmaantay Wada hadalada Ma dhalayska ah ee ay la Gashay Somalia . Xisbiga Waddani waxaa kale…

                    Read More

                      Xuska Maalinta Caruurta Adduunka oo Maanta lagu qabtay Magaalada Hargaysa

                      Hargaysa 20.Nov 2013 (SDN)- Munaasibad lagu xusayay maalinta caruurta aduunka oo sanad kasta laga xuso aduunka Labaatanka November ayaa maanta lagu qabtay xarunta daryeelka iyo dhaqan celinta caruurta darbi jiifka ah e degmada maxamed mooge ee magaalada hargaysa. Munaasibadan oo ay soo qaban qaabisay wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada ee j sl waxa kasoo qeyb…

                      Read More

                        Xildhibaano Ku abtirsada Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye oo Difaacay Go’aankii Isku Shaandhaynta Gudoomiye Cirro,isla markaana daadifeeyay dhawaqii labada Gudoomiye Xigeen {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 20.Nov 2013 (SDN)- Xildhibaanada Golaha Wakiiladda gaar ahaan kuwa ka soo jeeda Xisbiga Kulmiye oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Golaha Wakiiladda ayaa taageeray go’aankii uu Guddoomiye Cirro ku sameeyey isku-shaandhaynta, waxaanay waxba kama jiraan ku tilmaameen go’aankii ay shalay labada Guddoomiye ku-xigeen ee Xisbiga Kulmiye ka soo jeeda ee Golaha Wakiiladdu ku burinayeen…

                        Read More