Shil Galabta ka dhacay Galbeedka Hargeysa oo ay ku dhinteen Saraakiil sar sare oo shirkadda Somcable ka tirsani
Hargeysa-19-2013(SDN)-Deegaanka Galbeedka Magaalada Hargeysa, ayaa shil galabta ka dhacay waxa ku Geeriyooday Lix qof oo ay ka mid ahaayeen Mulkiilaha Shirkadda Somcable walaalkii iyo Engireenkii Guud ee shirkadaas, kadib markii ay isku dhaceen Gaadhi ay wateen saraakiisha shirkaddaasi iyo Gaadhi kale oo Nooc Dhaynaha loo yaqaano ahi. Eng.Axmed Aadan Xasan oo ahaa Engineerkii Guud ee…
