Basaasiin Ajaanib ah Oo Lagu Qabtay Deegaanno ka Tirsan Puntland iyo Masuuliyiin ka Hadashay.
Garoowe:19-Nov-2013 (SDN)-Maamul-goboleedka Somaliyeed Puntland ayaa maalintii Isniintii shalay Saxaafadda u soo bandhigay rag ajaaniib ah oo lagu eedeeyay in falal basaasnimo ah ka wadeen deegannada Puntland. Wasiirka Amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay wuxuu ku sheegay in ciidamada ammaanka Maamulka Puntland ay gacanta ku soo dhiggeen laba nin oo u…
