“Aad ayaan uga xumahay dagaalka ka dhacayay No. 50 labadii maalmood ee u dambeysay” Ra’isal Wasaare Saacid
Muqdisho 18.Nov 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda deegaanka KM-50 ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo u dhaxeeyo labo maleeshiyo beeleed oo ka wada tirsan ciidanka xoogga dalka. War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska raysul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa…
