Dalalka Itoobiya iyo Jabuuti oo Gargaar Gaadhsiiyay Maamul Goboleedka Punt land ee Duufaanadu Halakeeyeen
Garowe 15.Nov 2013 (SDN)-Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe ayaa maanta waxa soo gaaray laba diyaaradood ii gurmad daawo iyo cunto iskugu jira u wada dadka dhibaateysan Puntland ka dib dufaantii dhacday. Madaxweyne Cabdiraxman Farole, xubno ka mida wasiiradda iyo gudiga loo magacaabay gurmadka dadka tabaaleysan ayaa Garoonka ku soo dhoweeyay xubnaha waday taakuladda, sidoo kale…
