Why We Should Not Rebuild the Somali State

    Coarsely stated, the average Somali person is now wondering whether a strong Somali State, if resuscitated or more correctly, if created, can get a grantee not to be assaulted or worse killed, first and foremost by such a future state – or whether it is better to continue with current dishonorable affairs of life resulting…

    Read More

      Jamaal Cali Xuseen Oo Si Adag U Naqdiyey Xadhig Xukuumaddu U Geysatay Oday Birma-geydo ah

        Hargeysa-16-Nov-2013(SDN)- Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo hore u cambaareeyey falkii isku dayga Dil ahaa ee lala beegsaday Maxamed Kaahin Axmed, ayaa dhinaca  kale maalintii shalay ka hadlay xadhiga Oday Xaashi Muuse oo u xidhan falkaas lagula kacay Maxamed Kaahin. Musharax Jamaal ayaa  ku tilmaamay Aar-goosi siyaasadeed isagoo u jeeda Mujaahid…

      Read More

        XOghaha Guud Ee Xisbiga Waddani Oo Si Kulul Uga Hadlay Barobogaandhada ay Warbaahinta Dawladdu Ka Baahiso Axsaabta Mucaaridka ah

        Hargeysa:16-Nov-2013 (SDN)-Xoghayaha Guud ee Xisbiga  Mucaaridka ah Ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uur-cadde, ayaa ka Hadlay Barobagaandhada Xukuumaddu ku furtay Shirka Dood Qaran ee ay axsaabta mucaaridka ahi ku baaqeen in dhammaadka sanadkan la qabto. Maxamed Cabdilaahi Uur-cadde oo u Warramayey  Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com, ayaa Ugu Horrayn ka Hadlay warar Aan Sal iyo Raad midna…

        Read More

          Masuuliyiinta Warfaafinta Oo Xaasidnimo Geliyey Guul Diblomaasiyadeed Oo UU faysal Cali Waraabe Soo Hooyey, Uguna Dhaartay in Warbaahinta Dawladda Laga Sheego

          Hargeysa:16-Nov-2013(SDN)Xukuumadda Somaliland ee uu Gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo), ayaa la sheegay inay xasarad iyo Xaasidnimo gelisay Horumar Diblomaasiyadeed oo uu Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ka soo Hooyey Dalka Turkiga. Guddoomiyaha Iyo Madaxda Xisbiga Ucid Oo Ka Qayb Galay Shir Caalami Ah Oo Ka Dhacay Dalka Turkigay, islamarkaan Halkaas loo soo dhaweeyey Hannaan…

          Read More

            DAAWO:Hay’ada MN 61 Group oo soo bandhigtay shawgii sawirada Soomaaliyeed ee Sanadlaha

            Minneapolis Nov 16,2013(SDN)-Waxa magaalada Minneapolis ee Gobolka Minisota lagu soo bandhigay sawiro ka turjumaya dhaqanka iyo dadnimada Soomaaliyeed. Hay’ada MN 61 Group ayaa sanadkii sadexaad isla magaalada Minneapolis ku soo bandhigaan Barnaamijkan. Maxamed Barre oo ah ruuxa Juhdiga ugu badan geliyay ayaa TV-ga Qaranka Soomaaliyeed uga waramay ahmiyada Barnaamijkani Bulshada aanu la noolahay iyo jiilalka…

            Read More

              Weydiimaha Hor-yaal Shirka Qaran

              Waa mid meesha taal, in bulsho waxa wada wadaagtaa is-weydiiso, maxaa inoo toosan oo aan ilaashanaa? Maxaase inaga qaloocan oo aan toosisanaa?, waana halka guushu ku jirto, maxaa yeelay, garashada weydiimahaas, ayay ku dhex jirtaa guushu, hadii se geedigu yahay bilaa sahan, waxa bulshadaas guuraysa, ku dhacaaya habaw, iyo iyada oo toobiyaha ka baydha, qarana…

              Read More

                Madaxweynaha Somaliland oo Kulan kula qaatay Madax Milateri iyo Dublamaasiyiin Ingiriis ah Markab kuwa dagaalka ah (DAAWO)

                Berbera 15.Nov 2013 (SDN)- Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta safar shaqo ugu kicitimay magaalladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, Isla markaana Ka Qayb galay Xaflad loo sameeyay Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada Xeebaha Somaliland oo Tababar loo soo Gabo Gabeeyay. Madaxweynuhu Waxa uu Kulan kula qaatay Markab kuwa…

                Read More

                  Boqol Qof oo Dawlada Kenya ay kala Noqotay Waraaqihii dal ku Jooga ahaa iyo Dib u eegis lagu samaynayo Aqoonsiyada la Bixiyay 3 sanno ee u danbeeyay

                  Nairobi 15.Nov 2013 (SDN)- Dowladda Kenya ayaa waraaqaha aqoonsiga kala noqotay in ka badan 100 qof oo ay sheegtay in ay yihiin ajaanib si khalad ah ku helay warqadahaas. Wasiirka arrimaha gudaha Kenya Joseph Ole Lenku ayaa sheegay in ay dowladdu dib u eegis ku sameysay aqoonsayadii la bixiyay saddexdii sano ee la soo dhaafay….

                  Read More

                    War Deg-deg Ah: Wariyihii Gaarka Ahaa Ee Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Dhawaaqay In Uu Ka Tagay Gabi Ahaanba Shaqadii Warbaahinta Dawlada Iyo Sababaha Keentay Iscasilaadiisa

                    London 15Nov13 9(SDN)Weriyahii Gaarka Ahaa Ee Madaxweynaha Somaliland Siciid Maasim Axmed Cawaale Isla Markaana Ka Mid Ahaa Haldoorka Telefishanka Iyo Idaacadda Qarranka Somaliland Ayaa Maanta Ku Dhawaaqay Inuu Gebi Ahaanba Iska Casilay Shaqadii Uu Ka Hayey Wasaaradda Warfaafinta Iyo Telefishanka Afka Xukuumadda Ku Hadla Ee SLNTV, Isagoo Qoraal Uu Goor Dhawayd Warbaahinta U Qaybiyey Mudane…

                    Read More

                      Qaadhaan lacageed oo loogu yaboohay Wadadda Ceerigaabo iyo Burco

                      Hargaysa 15.Nov 2013 (SDN)- Gudida  dhismaha wadada Ceerigaabo ayaa caawa ka gudoomay  jaaliyadda Somaliland ee Magaalada Turku ee dalka Finland  qaadhaan lacageed oo gaadhaya afar kun oo dollarka Maraykanka ah. Munaasabad  ka dhacday  xarunta wasaaradda warfaafinta ee magaalada Hargaysa oo ay ka soo qayb galeen xubno ka tirsan gudida dhismaha ee wadada ceerigaabo  iyo qaar…

                      Read More

                        Madaxweynaha Somaliland iyo Socdaalkii Gaabnaa ee uu Magaalada Berbera (DAAWO)

                        Berbera 15.Nov 2013 (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta socdaal gaaban ku tagay magaalo Xeebeedka Berbera waxaanu Madaxweynuhu u Kuurgalay Xaalada dadkii ku baro kacay roobabkii ka da’ay magaaladaasi . Sidoo kale Waxa uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Waxaa kale oo uu Tababar u soo gabo gabeeyay Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada…

                        Read More

                          Al-Shabaab Says Smartphones Used ‘To Spy On Muslim People

                          Mogadishu, 15 Nov 2013 (SDN) -In a move that further prevents residents of Somalia’s Lower Shabelle region from accessing news and information, al-Shabaab is intimidating people who use smartphones, saying the hi-tech mobile devices could be used for spying. The militants began their intimidation campaign October 10th, shortly after US commandos stormed a beach house…

                          Read More