Afhayeenka Ra’isal Wasaaraha Somalia oo Sheegay in Madaxweynaha iyo Ra’isal wasaaruhu ay ku kala bixi doonaan Sharciga

    Muqdisho 16.Nov 2013 (SDN)- Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Ridwaan Xaaji Cabdiwali markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay arrinta quseysay khilaafka labada mas’uul ee dowladda isagoona tilmaamay in arrintaasi aysan aheyn mid wax u dhimi karto hanaanka shaqo ee Xukuumadda Soomaaliya. Afhayeenka ayaa xusay in uu jiro khilaaf baaxad leh balse uu yahay khilaafkaasi mid…

    Read More

      Xisbiga Ucid oo Warbaahinta Dawlada ku dhaleeceeyay inay dhulka dhigeen Shirkii uu Gudoomiyaha Xisbigaasi kaga qayb galay Turkiga

      Hargaysa 16.Nov 2013 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa maanta ka hadlay Shirkii Caalamiga ahaa ee Gudoomiyaha Xisbigaasi uu kaga qayb galay Wadanka Turkiga isla markaaana uu ku sheegay Guul u soo hoyatay Somaliland,Waxaa kale oo Xisbiga Ucid uu Canbaareeyay inaan Telefishanka Qaranka iyo Idaacada Radio Hargaysa  laga sii dayn Warka ka qayb galka…

      Read More

        Golaha Amaanka oo Qaadacay dalab uga Yimid Midowga africa oo ku saabsanaa in dib loo dhigo Maxkamadayta Hogaanka Kenya

        New York 11.Nov 2013 (SDN)- Kadib kulan ay yeesheen xubnaha ama wadamada ku jira gollaha amaanka AM ayeey ku gacan seyray dalab uga yimid AU ama midowgga Africa oo ahaa in dib loo dhigo maxkamadeynta madaxda dalka Kenya. Kulanka gollaha amaanka ay ku yeesheen magaalada New York ayaa waxay ku diideen in dib loo dhigo…

        Read More

          Not Wanted: Somalis in South Africa

          Johannesburg, 16 Nov 2013 (SDN) -The attacks on Somali-owned shops spread like a wildfire through the townships around Port Elizabeth, a city on South Africa’s southeastern coast. When it was over, more than 100 small businesses mostly run by Somali nationals had been looted, some destroyed by petrol bombs, and their owners driven from the…

          Read More

            Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Furay Xafiis loogu Magac daray Maalgashiga {DHAGAYSO}

            Hargaysa 16.Nov 2013 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylic ayaa maanta ka qayb galay  xaflad lagu furayay xafiiska maalgashiga ee wasaarada ganacsiga  kaas oo munaasibad loogu qabtay huteelka ambasador ee magaalada hargaysa. Madaxweyne ku Xigeenka  Jamhuuriyada Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo ka hadlay xafladaasi ayaa sheegay in xafiiska…

            Read More

              US Judge Says No Retrial in Somali Terrorism Case

              San Diego, 16 Nov 2013 (SDN) -A federal judge refused to grant a new trial to four Somali immigrants convicted of funneling thousands of dollars to a terrorist organization in their native country, in a case built on hundreds of phone calls the government recorded surreptitiously. U.S. District Judge Jeffrey Miller rejected arguments by the…

              Read More

                Wasiirka Ganacsiga oo Iftiimiyay Waxqabadka Xafiiska Maalgashiga oo Maanta la furay {DHAGAYSO}

                Hargaysa 16.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland Mudane Maxamed C.laahi Cumar ayaa Tafaasiil ka Bixiyay Waxyaabaha uu qaban doono Xafiiska Maalgashiga oo uu Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland si rasmi ah Maanta Xadhiga uga Jaray . Wasiirka wasaarada Ganacasiga iyo maalgashiga caalamiga ah Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumer waxa uu sheegay in xafiiska maal…

                Read More

                  Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somalia oo La Kulantay Dhigeeda Waddanka Kuwait

                  Kuwait 16.Nov 2013 (SDN)- Raysul wasaare ku-xigeen, ahna wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa magaalada Kuwait  kula kulantay  dhiggeeda dalkaas Sheekh Sabah Khaled Al-Hamad Al-Sabah. Fowsiyo ayaa dalka Kuwait uga qeyb galaysa shirka wasiirradda arrimaha dibadda ee dalalka Carabta iyo Afrika ee loogu gogol-xaarayo shir-madaxeedka ay…

                  Read More

                    XOG CULUS oo ay heshay qurbejoog: -Prof.Ismaaciil Max’uud Hurre Buubaa oo la wado in loo dhiibo Raysal wasaaraha Somalia iyo Magacyada Lix nin oo u sharaxan

                    Muqdisho 16Nov13(SDN) Xogag hoose oo ay heshay qurbejoog oo  ilo lagu kalsoonaan karo ayaa cadeynaya inay jiraan xubno miiska u saran Madaxweyne Xasan Sheekh Max’uud inuu u magacaabo jagada Wasiirka 1-aad kuwaasoo la filayo inuu magacaabo Madaxweynaha:   1-Prof.Ismaaciil Max’uud Hurre Buubaa oo Wasiirka Arrimaha Dibadda ahaa Dowladihii ay Madaxweynayaasha ka ahaayeen C/qaasim Salaad Xasan…

                    Read More

                    Xulka Portugal oo 1-0 Ku Soo Dhaweeyey Xulka Sweden Iyo Ukraine,Greece oo Kala Khaarijiyey France Iyo Romania Playoffs (By Jaahuur)

                    Lisbon-Portugal-Nov-16-2013-(SDN) Asxaabtay Todobaadkan iyo ciyaaraha waxaynu ula baqooleynaa xagaaiyo Portugal iyo Christiano Ronaldo oo ay foodda islagaleen Zlatan Ibrahimovic.(Ronaldo-1-Ibrahimovic-0-). Ciyaartan oo ka tirsaneyd isreeb-reebka koobka kubadda cagta ee Aduunka kana dhici doonta dalka Brazil 2014-ka ayaa waxaa isku bas beeley xulka Portugal iyo xulka Sweden,ahaydna lugtii hore (First Leg). Ciyaartan oo todobaadkan la wada sugayey…

                    Read More

                    Xiddiggii Hore ee Chicago Bears Iyo Dallas Cowboys Sam Hurd oo 15-ban Sanno La Xidhey Muxuuse Qoonsadey?(By Jaahuur)

                    Dallas-Nov-16-2013-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku turxaamineynaa xiddiggii hore ee Chicago Bears iyo Dallas Cowboys Sam Hurd oo 15-ban sanno lagu xukumey muxuuse galabsadey? 28-tan jirkan Sam Hurd ayaa Arbacdii la xukumey,xidhitaankiisa oo la xidhiidha darogooyin aad u miisaan leh (DRUGS) iyo faraxumeyn uu kula dhaqmey caruur yar-yar. Sam Hard oo u badheedhey inuu 3-dex…

                    Read More

                      Dastuurka Soomaaliya muxuu ka oranayaa Khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha iyo Raiisul Wasaaraha dalka

                      Muqdisho Nov 16,2013(SDN)-Waxa aan weli xal loo helin khilaaf sabab kala boodka madaxada Dawlada Soomaaliya ee wel welka geliyay Shacabka iyo inta xiiseysa arrimaha Soomaaliya. Hab-dhaqankan oo ragaadiyay nidaamyadii u danbeeyay ee dalka soo maray ayaa hadana waxa lagu hanweynaa in ka dib kolkii laga baxay nidaamkii KMG in xaal isbedelo. Ma dhicin,suaashuna waxa ay…

                      Read More

                        3rd Annual of MN 6 I Group Somali Photo Exibition on

                        Baryahan dambe Somaliland sida aad lawada socotaan waxa leynagu soo dhextuurayey Bakeylayaal siyaabo kala dawn leynoo hordhigo hadaba waxaa loo dhigaa qaabab kala duwan oo ah heer qaran,deegaan iyo Shaqsiba. Tusaale ahaan hadaynu qaar kamida soo qaadano 1- Shirqoolkii HUBAAL ee isku dey dilka ahaa oo loogu talo galey in dadka deegaanka Hargaysa leysaga horkeeno…

                        Read More

                          Siyaasi Cawed Cashara Oo Ka Soo Horjeestay In Madaxweyne Xasan Sheekh Xilka Ka Qaado Saacid Shirdoon

                          Canada:16-Nov-2013(SDN)-Siyaasiga soomaaliyeed ee Cawed Axmed Cashara ayaa ka hadlay khilaafka u dhexeeya Madaxda Sare sare Ee Dawlada Faderaalka Somalia isagoo  si hoose u sharraxay waxyaabaha lagu kala saari karo labadan masuul. Cawed Cashara oo waraysi siiyey warbahinta ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay khilaafka, Wuxuuna Sheegay In Haatan Madaxwaynaha aanu Booska Ka Qaadi Karin…

                          Read More

                            Dawladda Maraykanka Oo Digniin Ka Soo Saartay Weeraro Shabaab Ku Soo Waddo Xarumaheeda Ku Yaalla London

                            Nairobi:16-Nov-2013(SDN)-Xukuumadda Mareykanka ayaa digniin kasoo saartay in weerarada argagixisada ah ee ka dhacay dalka Kenya oo Al-shabaab ay geysanayaan ay la beegsadaan saameeyaan xarumaha dowlada Mareykanka ay ku leedahay dalkaasi kenya. Warbixinadii ugu dambeeyay ee kasoo baxayay wasaarada arimaha dibada waaxda u qaabilsan la talinta amaanka ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in Al-shabaab iyo kooxda…

                            Read More