Gudoomiye ku Xigeenka Xisbiga Waddani oo Boorama Kulan albaabadu u Xidhan Yihiin la Yeeshay Qaybaha Bulshada
Borama 29.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbi mucaaradka WADDANI Mudane Axmed Mu’min Seed Oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa shalay galab soo galay Magaalada Boorama oo uu in mudo ah ka maqnaa. Imaatinkiisan ayaa ku soo beegmaya xili khilaafka cakiran ee u dhaxeeyay xisbigooda iyo Xukuumada…
