Kenya Appeals to UK not to Ban Khat

    London, 28 Nov 2013 (SDN) -Kenyan MPs have appealed to the UK not to “condemn people” by banning the herbal stimulant khat. The leafy substance, grown by many Kenyan farmers, was of economic and cultural significance to many Africans, MP Florence Kajuju told the BBC. The UK government has decided, against the advice of its…

    Read More

      Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Mashaariic laga Hirgaliyay Magaalada Burco,Kuwo kalena dhagax dhigay {DAAWO}

      Burco 28.Nov 2013 (SDN)- Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ku sugan Xarunta Gobolka Togdheer ee Magaalada Burco ayaa Maanta Xadhiga ka Jaray kuwo kalena Dhagax dhigay kuwaas oo ay ka Mid Yihiin Kawaan Casri ah oo laga Hirgalinayo Magaalada Burco,Mashruuca Banka Aroori. Madaxweyne Weyne ku Xigeenka Somaliland waxaa Socdaalkan ku…

      Read More

        “Soomaaliya aqoontiina ayey sugeysaa.”Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud

        Muqdisho 28.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa maanta ka qeyb galay munasabad Qalin jebin ah. Halkaasna ka jeediyay qudbad dhiiri gelisay shacabka ku sugnaa goobtaas. Qudabadiisa ayuu Madaxweynaha wuxuu ku yiri” Anigu maanta aad ayaan ugu faraxsanahay  horumarka dhanka wax barashadda. Dowladdana wey naga go’antahay in aan taagerno waxbarashadda Soomaaliya,…

        Read More

          Xulka Kubada Cagta ee Somalia oo ay ka dul talaabsadeen Xulka Burundi

          Nairobi 28.Nov 2013 (SDN)- Ciyaar ka mid ahayd tartanka xulalka Bariga iyo Bartamaha Afrika oo galabta dhex martay dalalka Soomaaliya iyo Burundi ayaa xulka kubbadda cagta Soomaaliya looga adkaaday 2-0. Tartanka waxaa marti-gelinaysa Kenya, waxayna ciyaartii galabta ka dhacday garoon ku yaalla magaalada Machakos oo 64 km u jirta Nairobi. Macallinka xulka qaranka Soomaaliya Maxamed…

          Read More

            The history of Hargeisa as per documentary from U- Tube taken Hagi Abdi Hussen (Abdi Waraabe) commented by Dr. Mohamed Rashid sheik Hassan (An Ex-BBC Somali broadcaster))‏

            A city is a relatively large and permanent settlement and although there is no agreement on how a city is distinguished from a town, however, many cities have a particular administrative and legal status and treated as head quarter of state legislative body and that is what distinguishes a city government from a town. Cities…

            Read More

              Hargaysa oo uu ka furmay Kulan lagu Magacaabay Mashruuca Rajo abuurka dhalinyarada dalka

              Hargaysa 28.Nov 2013 (SDN)- Agaasimayaasha  guud ee wasaaraddaha waxbarashada iyo tacliinta sare  iyo  dhalinyaradda ciiyaaraha  iyo dalxiiska ayaa maanta si wado jir ah uga  qaybgalay kulan loogu magac daray mashruuca rajo abuurka dhalinayarada dalka . Agaasimaha guud ee  tacliinta sare ee wasaartada waxbarashada iyo tacliinta sare Md Khader Axmed Diiriye oo halkaasi ka hadlay ayaa…

              Read More

                Golaha Wasiirada Somalia oo Cod aqlabiyad ah ku meel mariyay Miisaaniyad sannadeedka 2014

                Muqdisho 28.Nov 2013 (SDN)- Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodi caadiga, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo looga dooday qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen Miisaaniyadda sanada 2014, Gudoomiyaha KMG ah ee Bangiga dhexe, iyo arrimaha amniga. Ugu horayntii Wasiirka gashaandhiga…

                Read More

                  Dagaalo u dhexeeya Punt land iyo Khaatumo oo ka socda deegaanka Taleex iyo Aamusnaanta Xukuumada Somaliland

                  Taleex 28.Nov 2013 (SDN)- Waxaa saacado badan dagaal aad u qaraar ka socdaa duleedka Degmada Taleex ee xaruntii daraawiisheed waxaana dagaalkaasi yahay mid culus oo la sheegay inay soo qaadeen ciidamado daacad u ah hogaamiyaha waqtigisu sii dhamaanayo ee Faroole iyo ku xigeenkiisa. Dagaalkan ayaa la sheegay inuu ahaa mid ay ka war hayeen dadka…

                  Read More

                    Telefishanka Qaranka SLNTV oo Laga Joojiyay in laga Sii daayo Warkii Soo Dhawaynta Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Daawo

                    Hargaysa 28.Nov 2013 (SDN)- Maamulka Telefishanka ay dawladu maamusho ee SLNTV ayaa ka baaqsaday Tebinta Warkii soo imaatinka iyo Soo dhawaynta Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo maalintii shalay dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu soo dhamaystay socdaal uu in mudo ah ugu maqnaa Wadamo ka Tirsan Qaarada…

                    Read More

                      Gudoomiye Cusub oo loo Magacaabay Baanka Somalia ee ay iska Casishay Marwo Yusur

                      Muqdisho 28.Nov 2013 (SDN)- Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa u magacowday Bashiir Ciise Cali guddoomiyaha KMG ah ee bangiga dhexe ee Soomaaliya. Golaha wasiirrada ayaa maanta ansixiyay magacaabista Bashiir Ciise oo horey u soo noqday ku xigeenka guddoomiyaha iyo guddoomiyaha bangiga dhex ee Soomaaliya. Hannaanka lagu soo magacaabayo guddoomiye rasmi ah ayaa la sheegay inuu socdo….

                      Read More

                        Dhalinyarada Maantu Waa Kuwee? Q1aad.

                        Tan iyo intii ay somaliland xornimadeeda lasoo noqotay,dhalinyaradeedu waxay soo mareen waayo kala duwan, oo jiilba jiilkuu ka horeeyey uu ka dhibaato badnaa haday noqon lahayd dhanka waxbarashada,caafimaadka iyo hiigsiga mustaqbal ee niyadooda ku jira,hadaba iyadoo taasu jirto ayaa waxaa la odhan karaa dhalinyarada maantu way ka fursad badan yihiin kuwii ka horeeyey,haday noqon lahayd…

                        Read More

                          Midowga Yurub iyo Somaliland oo Heshiis Horumarineed kala Saxeexday {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 28.Nov 2013 (SDN)- Madaxwaynaha Somaliland Md, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa heshiis horumarin ah la saxeexday wufuud ka socday dalalka Ingiriiska Iyo Dermark, waxaana heshiiska joogay safiirrada labadaa dal u jooga Nairobi. Heshiiskan oo khuseeya mashruuca sanduuqa horumarinta Somaliland oo a iska kaashanayaan labadaasi dal, ayaa heshiiska ka dib waxa ka hadlay Wasiirka Wasaaradda…

                          Read More

                            Saddex Carruur ah Oo Uu Waraabe Ku Cunay Deegaanka Kulbiyow Ee Sh/ Hoose

                            Kismayo:28-Nov-2013(SDN)- Sida ay Sheegayaan wararka ka imanaya Deegaanka Kulbiyow ee Gobolka Sh/Hoose, waxa Dhibaato weyn ku haya Dadka Halkaas Deggen Xayawaanka Waraabaha loo yaqaan, kaas oo ugu yaraan Saddex carruur ah Deegaankaas ku cunay.   Guddoomiyaha Degmada Badhaadhe Faarax Haybe Xaaji ayaa warbaahinta uga warbixiyay sida Xayawaanka Dhurwaaga ah u saameeyay dadka ku dhaqan deegaankaasi,isagoona…

                            Read More

                              Wasiir Afkiisa Ka Sheegay Tirada Kufsiga Hargeysa Ka Dhacay Sagaalkii BIlood Ee Sanadkan Ugu Dambeeyey

                              Hargeysa:28-Nov-2013(SDN)- Iyadoo uu Maalinba maalinta ka dambaysa sii Badanaya Kufsiga loo Geysanayo Haweenka Reer Somaliland Gaar ahaan kuwa Ku dhaqan Magaalada Hargeysa, ayaa waxa uu wasiirka wasaraad Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland ku dhawaaqay Tiro koob Naxdin oo ay gacanta ku hayaan. Wasiirka oo ka Hadlayey munaasibad lagu daahfurayey Maalmaha loo asteeyey in lagu Xuso…

                              Read More

                                Xukuumadda Oo Aan Wali Ka Hadal Xadhig Ganacsade Jaamac Oomaar iyo iyo Khilaafka Xadhigiisa Oo Sababay Hakadka Wafti Bixi lahaa

                                Hargeysa:28-Nov-2013(SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa wali Aamusnaan ku daawanaysa Xadhi Madaxweynaha Jibouti kula kacay Ganacsade Jaamac Oomaar oo ka mid ah Hormoodka  Maalqabeenada Somaliland oo in Muddo ah Halkaas ku xidhan. Sidoo kale Wafti Ballaadhan oo Badhtimihii Toddobaadkan u ballansanaa inay Safar ku Tagaan Dalka Jibouti ayaa u baaqday khilaaf la Xidhiidha Arrinta Ganacsade Oomaar oo…

                                Read More

                                  Faallo: Xukuumaddu Miyey Ka Shakiday Cududda Mucaaridka Mise iyadaa Xoojinaysa?

                                  Hargeysa:28-Nov-2013(SDN)-Xukuumaddan Haatan Caynkaanka u haysa Somaliland ee uu Gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamuud Siilaanyo, waxa Toddobaadyadii ugu dambeeyey ay la soo Baxday  Arrimo aan wali lagu arag oo aany ku dhaqmin Maamuladdi Somaliland iskaga dambeeyey. Waxa ay Xukuumaddu ugu horrayn  Maalinamadii Isntiintii Toddobaadkan Camaajulayn iyo  Jiid-jadasho badan kula kacday Hoggaanka sare ee xisbiga mucaaridka…

                                  Read More