Canbaarayn aad u xoogan oo laxidhiidha diidmadii murasharaxa madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Ali Hussein iyo madaxda kale loo diidey inay galaan madaarka Hargeysa
London Nov 28,2013(SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID laantiisa UK Md Maxamed Ismaciil Shiine ayaa dhanbaal qoraal ah oo uu saxaafada u soo bandhigay ku canbaareeyay falkii Xukuumada Axmed Siilaanyo isaga hortaagtay Masuuliyiinta iyo taageereyaasha xisbiga UCID in ay soo dhaweeyaan Guddoomiyaha Xisbigaasi ee Eng Faysal Cali Waraabe. Ku: Dhamaan saxaafada madaxa banaan Canbaaran aad…
