Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo ka dhiidhiyay Falkii lagu Khaarajin rabay Ku Xigeenkiisa Maxamed Kaahin
Hargaysa 10.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Meel adag iska taagay Isku day dil oo uu Shalay la badbaaday Gudoomiyaha ku xigeenka 1aad ee Xisbiga Kullmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed isla markaana Sheegay inay Xisbi ahaan Gacan Bir ah Wax kaga qabanayaan cidii falkaas ka danbaysay . Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye…
