Ra’isal Wasaare Saacid ioo Talaabo dhanka Horumarka loo Qaaday ku Sifeeyay Shirkii Jubooyinka,Kana Hadlay Xidhiidhka ay Dawladiisu la Yeelan doonto
Muqdisho 07.Nov 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabduqaadir Faarax Shirdoon ayaa uga mahadceliyey ergooyinka gobollada Jubbooyinka ee ka qeybgalay shirkii dib-u-heshiisiinta ee Muqdisho sida ay u muujiyeen dulqaadka, ayna uga go’an tahay in xal laga gaaro deegaannada Jubbooyinka oo colaaduhu ay ragaadiyeen. Raysul wasaaraha ayaa hadalkan ka jeediyay xalay xaflad sagootin…
