Haweenay U Dhimatay Jidh-dil Iyo Garaacsi Loogu Geystay Goob Cilaaj Oo ay Ku Xidhnayd
Hargeysa:8-Nov-2013(SDN)- Iyadoo ay maalinba Maalinta ka dambaysa si Xawli ah u soo Kordhayaan Goobaha wax lagu Cilaajiyo ee ka Jira Somaliland, ayaa ay Haddana Badanayaan dhibaatooyinka Shacabka ka soo Gaadha Arrimahani. Amran Cismaan Aw Cabdi oo ah Muwaadinad reer Somaliland ah, ayaa sheegtay in Fardawsa Cismaan Aw Cabdi oo maskaxda ka xanuunsanaysay oo walaasheed ahayd…
