Dr Dixood Oo Noqday Xubintii 3-aad ee Iska Casisha Kooxdii Wasiir Samaale Karkaarka Weydaariyey
Hargeysa:9-Nov-2013(SDN) Dr Cumar Cilmi Dixood oo ka mid ahaa 15-kii Xubnood ee dhawaan sida qarsoodiga ah u dhistay Madaxda Guddida Qabanqaabada Shirweynaha Kulmiye, ayaa Noqday xubintii Saddexaad ee istiqaaladdeedda gaadhsiisa Guddoomiye Muuse Biixi. Dr Dixood ayaa istiqaaladdiisa Nuqul ka mid ah Habeenkii Xalay soo Gaadhsiiyey Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com, waxana ay u dhignayd sidatan: “Aniga…
