Madaxweynaha Soomaaliya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya

    Muqdisho 05.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta Madaxtooyadda ku qaabilay ra’’sulwasaare ku xigeenka ahna wasiirka arimahha dibadda de dowladda Itoobiya Mudane Dr. Tedros Adhonom. Madaxweynaha iyo wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya ayaa waxa ay ka wad hadleen xiriirka soo jireenka ah ee u dhaxeeya labada dal iyo…

    Read More

      Wasiirul Khaarajiga Itoobiya oo Maanta ka qayb galay Shirka Dibu heshiisiinta Jubooyinka

      Muqdisho 05.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya, Tedros Adhanom ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho si uu uga qeyb-galo xiritaanka shirka dib u heshiisiinta beelaha Jubbooyinka ee ka socda magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wasiirka ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, waxaana aad loo adkeeyay ammaanka garoonka…

      Read More

        Shirkada Dahabshiil oo Guul Hordhaca ah ka Gaadhay Dacwadii u dhaxaysay iyaga iyo Bangiga Barclay’s

        London 05.Nov 2013 (SDN)- Maxakadda Sare ee Britain ayaa ku amartay bangia in aanu marba joojin karin adeegga uu hayo Dahashiil, taasoo ka dhigan in macaamiisha shirkadda ay awoodi doonaan inay sii wadaan inay lacagaha ugu diraan eheladooda ama ay sii wadaan maalgashiga iyo dib u dhiska dalkooda. Bangiga Barclay’s ayaa horey u qorsheeyay inuu…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Safiir Xigeenka Uk u Fadhiya Ethiopia {DHAGAYSO}

          Hargaysa 05.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiir ku xigeenka Ingiriiska ee Dalka Ethiopia gaar ahaan Adis ababa u fadhiya Mr Chris Allan. Kulankan ka dib waxa qasriga madaxtooyada Shir Jaraaid ku wada qabtay Wasiirka Ganacsiga iyo maalgashiga maalamiga ah iyo Safiir ku xigeenka oo faahfaahin…

          Read More

            Kulan lagu Naaqishayo Xeerka Qabyo Qoraalka ee Hay’ada Dhawrista Tayada oo Hargaysa lagu qabtay

            Hargaysa 05.Nov 2013 (SDN)- Wasiirada wasaaradaha Biyaha iyo Kalluumaysiga ee JSL ayaa maanta ka qayb galay kulan labo maalmood soconaya oo lagu gorfaynayo qabyo qoraalka xeerka hay’adda dhowrista tayada agabka ee Somaliland. Diyaarinta xeerkan oo ay iska kaashadeen hay’adda tayada iyo hay’adda Terra-Nouva ayaa kulanka lagu gorfaynayo oo ay ka qayb qaadanayaan shan iyo Konton…

            Read More

              Qaramada Midoobay oo ka soo Jawaabtay dalab ay Baarlamanka Somalia u gudbiyeen iyo Khubaro ay soo dirayaan

              Muqdisho 05.Nov 2013 (SDN) Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Pro Max’ed Cismaan Jawaari ayaa u sheegay mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya in QM ka soo jawaabtay codsi ay horay ugu gudbiyeen oo ahaa in ay khubaro ka taageera baarlamaanka dhinaca sharci dajinta u soo diraan. Pro Jawaaari ayaa sheegay in Qaramada Midoobay ay ka soo jawaabtay codsi ay horay…

              Read More

                Guddoomiyaha Guurtida Oo U Guntaday Daminta Dabka Kulmiye ka Dhex Baxaya Iyo Nuxurka Kulan Gaar ah Oo Uu La Xalay La Qaatay Madaxweyne Siilaanyo

                Hargeysa:5-Nove-2013(SDN)- Iyadoo ay maalinba maalinta ka dambaysa sii kordhaysa kala fogaanshaha iyo aamindarrada xisbiga Kulmiye Dhexdiisa Ahi ayaa Haddana waxa sii badanaya kooxaha miisaanka leh ee u guntanaya inay xaraaradda xisbiga Hoos u dhigaan. Guddoomiyaha Golaha Guurtida somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa isagu si toos ah iskugu xilqaamay inuu meesha ka saaro Khilaafka xisbul-xaakimka, waxana…

                Read More

                  Maamulka Puntland Oo Sheegay Inuu Burburay Wada-hadalladii ka Dhexeeyey Maamulka Galmudug

                  Garoowe:5-Nov-2013(SDN)-Ninka Guddoomiye-ku-xigeenka uga ah Maamulka Puntland Gobolka Mudug ayaa sheegay inay istaageen oo aanay sii socon karin Wada-hadalladii Nabadeed ee ay la lahaayeen Maamulka kale ee Gal-mudug ee Fadhigiisu yahay Koonfurta Gaalkacyo.   Masuulkan ayaa waxa uu sabab uga dhigay joogsiga wada hadaladaasi dagaalada soo laalaabtay ee dhiiga badan ku daadanayo oo uu ugu danbeeyay…

                  Read More

                    Somaliland: Ciidan Boolis Oo Lagu Xidhay Lug ay Ku Leeyihiin Masiibada Tahriibta

                    Saylac:5-Nov-2013(SDN) –Somaliland oo Haatan ay faraha ka sii baxayso Masiibada Tahriibtu, ayaa Haatan waxa Arrinta lug ku yeeshay oo Loo Xidhay Koox ka tirsan Ciidanka Booliska. Toddoba ka mid ah Askarta Laanata socdaalka Gobolka Selal ayaa Maalinnimadii Axadda  xabsiga loo taxaabay kadib markii lagu eedeeyey in ay tahriibinayeen dad saarnaa gaadhi nooca loo adeegsato tahriibiyayaasha…

                    Read More

                      Danjiraha Masar U Magacawday Somaliya Oo Muqdisha U Ambabaxaya

                      Qahira:5-Nov-2013(SDN)-Danjiraha Dawladda Masar u Fadhiyi Doona Somaliya Maxamuud Coof, ayaa ku soo jeeda Magaalada Muqdisho. Safiirkan oo Haatan ku sugan Magaalada Nairobi ayaa la filayaa inuu wakhtiyada soo socda uu u duulo Magaalada Muqdisho, halkaas oo uu ku sugnaan Doono, maadaama uu ahaan Doono Danjiraha Masar u fadhiyi Doona Soomaaliya. Ku dhowaad 22-sano  ma jirin…

                      Read More

                        Nin Soomaali ah oo Booliska UK ay ugu dabo jireen arrimo Argegixisonimo la xiriira oo baxsaday

                        London Nov 05,2013(SDN)-Sirdoonka UK ayaa ku fashilmay dabagal ay ku sameynayeen nin Soomaali ah oo dalkaa ku nool oo looga shakisanaa argegixisonimo. Maxamed Axmed Maxamed oo sirdoonka UK la xiriiriyeen kooxda Al Shabaab ayaa ciidamo dusha kala socday dhaqdhaqaaqiisa ayaa ka siibtay ka dib kolkii uu xidhay xijaabka haweenka ee Burka loo yaqaano. Maxamed ayaa…

                        Read More

                          Maanta iyo Maxkamadaynta Madaxweynihii hore ee Masar: “Waxaan ahay Dr Mohammed Morsi, anigaa ah Madaxweynaha dhabta ah ee Jamhuuriyadda Masar”

                          Qaahira Nov.4 2013 (SDN/BBCNews)- Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Masar Mr Mohammed Morsi ayaa markii u horaysay Isniinta maanta la horgeeyay maxkamad ku taala magaalada caasimadda ah ee Qaahira. Siday ku warantay idaacadda BBC-da qaybteeda afka Ingiriisida ee dunida la hadasha, hoggaamiyihii hore ee Masar Mr. Morsi markii maxkamadda la geeyay, waxa uu Xaakimka u…

                          Read More