“Anagu Xisbiga Kulmiye u Kala Hiilin Maynee Waanu u Ducaynaynaa” Jamaal Cali Xuseen {DHAGAYSO}

    Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN)- Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Cadaalada iyo daryeelka ee Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in Xisbi ahaan aanay Jeclayn inay u kala eexdaan Garabyada isku haya Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye oo Mudooyinkii u danbeeyay uu hadheeyay Khilaaf salka ku haya doorashadii Gudida Qaban qaabada Shirweynaha Xisbigaas…

    Read More

      Muqdisho oo uu ka Socdo Shirkii Dibu Heshiisiinta Jubooyinka iyo Dareenka Shacabka reer Juba

      Muqdisho 04.Nov 2013 (SDN)-Shirkii Nabadaynta Beelaha daga Gobalada Jubbooyinka ayaa galay maalintii Labaad kaa oo maalintii shalay ka furmay Magaalada Muqdisho ee Xarunta Soomaaliya. Kulan uu Shir gudoominayo Gudi Dowlada Soomaaliya u magacowday kaa uu horkacyo Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa qodobadii looga dooday shalay waxaa u badnaa sidii loo taageeri lahaa Maamulka KMG ah…

      Read More

        Eedaysanayaal loo Maxkamadaynayo Weerarkii Xaruntii West Gate ee Magaalada Nairobi

        Nairobi 04.Nov 2013 (SDN)- Maxkamadeynta afar nin oo lagu eedeynayo in ay ku lug lahaayeen weerarkii ka dhacay xarunta Westgate bishii September ayaa maanta ka billaabatay magaalada Nairobi. Afarta tuhmane oo magacyadooda lagu sheegay Maxamed Axmed Cabdi, Liibaan Cabdullaahi, Aadan Ibraahim iyo Xuseen Xasan ayaa sidoo kale lagu eedeynayaa in ay gacan siiyeen urur argagixiso…

        Read More

          Wasiirul Dawlaha Madaxtooyada oo soo Kormeeray Dayactirka Wadada Hargaysa iyo Berbera

          Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN)- Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Maxamed Muuse Abees ayaa waxa uu kormeer shaqo oo ka war hayn iyo indho indhayn ah ku soo maray meelaha ay ka socoto dayactirka wadada berbera iyo Hargeysa u dhaxaysa iyo weliba meelaha daadadku waxyeelooyinka u geysteen  oo uu ku soo maray galabta gelinkii danbe wasiiru-dawluhu…

          Read More

            Egypt trial of Mohamed Morsi disrupted

            Cairo, Nov 04, 2013, (SDN) -Egypt’s state TV says the judge in the trial of the country’s deposed Islamist president and 14 others has adjourned the hearing soon after it started because the defendants’ chants were disrupting the proceedings.  The adjournment – likely to last till later on Monday – came after a two-hours delay…

            Read More

              “Xukuumadani waxay la Wadaagtaa Taliskii Siyaad bare Cabudhinta Saxaafada,Xoriyatul Qawlka,Xuquuqul Iinsaanka iyo Kuwo kale ” Xildhibaan Rayte {DHAGAYSO}.

              Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN) Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali Rayte oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada kuna biiray Xisbiga Waddani ayaa Meel adag  iska taagay hanaanka Hogaamineed ee Xukuumada Maddaxweyne Axmed Siilaanyo isagoo ku sifeeyay inay meelo badan iska Metelaan Rajiimkii Siyaad bare, Waxa uu Mudanahani Tooska ku ifiyay aragtiyaha ay wadaagaan Dawlada madaxweyne Siilaanyo iyo…

              Read More

                Xuska 20 Guurada Aasaaska Ciidanka Booliska Somaliland Barnaamij Gaar ah {DHAGAYSO}

                Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN)- Waxay ku Beegnayd 3 bishii Nov ee Sannadkii 1993kii Markii dhidibada loo taagay aasaaska Ciidan weynaha Booliska Somaliland kuwaas oo lagala soo dhex baxay Mujaahidiintii Ururkii SNM iyo Shakhsiyaad aqoon durugsan u lahaa Ciidanka Booliska iyo Shaqadiisa,Waxay soo mareen duruufo badan oo mid kastaaba Waayaheeda lahayd . Haatan waxay taagan yihiin…

                Read More

                  Maayarka Hargaysa iyo Madax kale oo Kormeer ku soo maray Mashaariic uu dhismayaashoodu socdo

                  Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN)- Maayirka caasimada hargasya cabdiraxamaan maxamuud caydiid soltelco oo ay weheliyaan gudoomiyaha dhulka ee golaha deegaanka hargaysa maxamed warsame caalin timacade iyo agaasimaha waaaxda qorshaynta dhulka iyo fidinta caasimada cabdilaahi aw cali axmed [ ubax ] ayaa kormeer kusoo maray mashaariicda dawlada hoose ka wado guud ahaan qeybaha caasimada hargaysa. Maayirka iyo…

                  Read More

                    “TV QARANKA IYO RADIO HARGEYSA waan hanti qaran oo ummadu wada leedahay, Looma baahna in laga sii daayo keliya MAXAY QABATAY TAWRADU “ Nuxurka Khudbada Gudoomiyahe Cirro

                    Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN)- Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa munaasibad balaadhan oo soo dhawayn ah u samaayey Lix xildhibaan oo ka tirsan mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland oo ku biiray xisbigaasi. Munaasibada oo lagu qabtay Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay Hogaanka xisbigaasi, garabyada kala duwan ee dhalinyarada iyo haweenka,…

                    Read More

                      DAAWO:Cawke iyo Hereeri oo Wadajir u sameeyay Baraarujin lagu dhiiri gelinayo Dhismaha Wadooyinka Somaliland

                      Hargeysa Nov 04,2013(SDN)-Labada Suxuufi ee ugu caansan Weriyeyaasha Soomaalida ee haatan Nool Axmed Xasan Cawke iyo Cabdisalaam Ibraahim Maxamed Hereri ayaa baraajun ay u sameeyeen dar dar gelinta dayactirka wadooyinka Somaliland waxa uu noqday mid taariikhi ah. Labada suxuufi ayaa muuqaal ay ku soo bandhigeen faaiidooyinka wadooyinku u leeyihiin wadooyinka waxa laga dheehan karaa wadaniyad…

                      Read More

                        Aqalka Cad iyo Baarlamaanka Mareykanka ayaa diiday cafis uu dalbaday Edward Snowden oo siro badan khashifay

                        Moscow Nov 04,2013(SDN)-Edward Snowden oo ah nin hore ugu shaqeyn jiray hay’ada amniga ee Mareykanka NSA isla markaana shaaciyay xogo ku saabsan sirdoonka dalkaas oo basaasay qaar ka mid ah madaxda caalamka. Snowden ayaa Mareykanka isaga baxsaday haatana ku nool dalka Ruushka oo uu megengelyo weydiistay. Snowden ayaa maalmo ka hor dalbaday in cafis loo…

                        Read More

                          Qoyska Madaxweynihii hore ee Masar oo sheegay in aaney ka qeybgeli doonin Maxkamadeyntiisa

                          Qaahira Nov 04,2013(SDN)-Qoyska Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Morsi ayaa saxaafada u sheegay in aaney ka qeybgeli doonin maxkamada maanta dalkaasi ka bilaabaneysa ee dacwadiisa lagu dhegeysan doono. Osama Maxamed Morsi oo ku hadlay magaca madaxweynihii u horeeyay ee dalka Masar shicibku doortaan ayaa si ba’an u canbaareeyay dawlada ciidamadu talada u dhiibeen ee…

                          Read More