Xubnaha Golaha Deegaanka Burco Oo Eedo Culus Dusha Ka Saaray Guddoomiye Xamarji
Burco:4-Nov-2013 (SDN)-Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Degaanka Degmada Burco ayaa Eedo culus dusha ka saaray Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (xamarji) iyagoo ku tilmaamay nin Farogelin baahsan ku haya shaqadii loo Igmada Golaha Deegaanka Burco. Xildhibaan Rashiid Faarax oo ugu Horayn shirkaas jaraa,id ka hadlay ayaa yidhi”.,waxaanu halkan ka sheegaynaa arin culus…
