Toronto police recruiters eye Somali-Canadian officers

    Toronto police recruiters on Saturday held special trial runs with an eye on hiring a specific segment of the population — Somali-Canadian officers. More than 50 young men and women participated in the information session, which was part of a plan to restore trust between the community and law enforcement officials by putting more Somali-Canadians in Toronto…

    Read More

      Soo Dhawayntii Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland ee Jabuuti iyo Hadhimo Sharafeed ay Xubno Wasiiro ahi u sameeyeen Sawiro Daawo

      Jabuuti 02.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yonis, ayaa oo si wayn loogu soo dhaweeyay Dalka Djibouti. Wasiirka oo ku jira socdaal shaqo oo ku tagay wadamo ay ka mid yihiin Masar iyo Ingiriiska oo ka soo degay Shalay  gagida diyaaradaha dalka DJibouti halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen Wasiirka…

      Read More

        Dhawr iyo Toban Qof oo Xabsiga Beledweyn loo taxaabay kadib markii lagu eedeeyay inay Xidhiidh la Leeyihiin Alshabaab

        Beledweyne 02.Nov 2013 (SDN)- Ciidamada dowladda ee magaalada Beledweyne ee xarunta  gobolka Hiiraan ayaa maanta hawlgal ka sameeyeen xaafadaha magaalada ku soo qabtay 16 qof oo lagu eedeeyay in ay xiriir la leeyihiin maleeshiyada Alshabaab. Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee gobolka Hiiraan Kornayl Tawane Axmed ayaa sheegay in hawlgalka  uu qeyb ka yahay dadaallo…

        Read More

          Somali Army Attacks Al-Shabab Base

          Mogadishu, Nov 02, 2013 (SDN) -Somali government soldiers, backed by African Union peacekeepers, have clashed with al-Shabab fighters on the outskirts of Kolbiyo, a town in lower Jubba province near the Kenya-Somalia border. About 80 government soldiers on pick-up trucks attacked the group’s bases 10km from the town on Saturday, an al-Shabab spokesman told Al…

          Read More

            Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somalia oo Is Casishay iyo Sababaha soo dedejiyay

            Muqdisho 02.Nov 2013 (SDN)- Guddoomiyihii bangiga dhexe ee Soomaaliya, Yusur Abraar ayaa si kadis ah isku casishay kaddib toddobo usbuuc oo ay xilka haysay. Yusur Abraar oo noqotay haweeneydii ugu horreysay oo guddoomiye ka noqota bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa warqaddeeda istiqaalada u gudbisay madaxweynaha Soomaaliya 30-kii October. Waxay warqadda ku sheegtay in si joogta…

            Read More

              Natiijada ka soo Baxday Shirkii Madaxweyne Siilaanyo uu la qaatay Hogaanka Kulmiye iyo Qodobo iska hor imanaya oo laga soo saaray

              Hargaysa 02.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta Kulan gaar ah la qaatay Hogaanka Sare ee Xisbul Xaakimka Kulmiye isla markaana laga soo saaray qodobo Mugdiga ka saaraya Khilaafkii soo kala dhex galay Xubnaha Gudida Qaban qaabada Shirweynaha 3aad ee Xisbiga Kulmiye . Warsaxaafadeed uu soo saaray Xoghayaha Guud…

              Read More

                Somaliland: Open for Business

                The Somaliland people have witnessed a great deal of progress over the last 20 years of self-governance. Peace has been restored through our own efforts, democratic systems have been established and have continued to evolve after five successful elections at the presidential, parliamentary and local government levels; and professionalized security forces protect the population from…

                Read More

                  “Waxaanu gabagabadii goluhu isku raacay in 48 la keeno waxa loo xidhay Xildhibaanka” Maayarka Gabiley

                  Gebilay 02.Nov 2013 (SDN)- Golaha degaanka Degmada Gabilay ayaa maanta kulan aan caadi ahayn ka yeeshay Xadhig dhawaan loo gaystay Mid ka mida Xildhibaanada Golaha degaanka Gabiley.Gudoomiyaha Golahaasi Shucayb Maxamed Muuse oo Shir Albaabadu u xidhan yihiin oo goluhu yeeshay ka dib warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Goluhu khalad u arko Xadhig lagula kacay…

                  Read More

                    Wefti uu Hogaaminayo Axmed Madoobe oo ku sii Jeeda Caasimada Muqdisho oo ay kaga qayb galayaan Shirka dibu heshiisinta Jubooyinka

                    Muqdisho 02.Nov 2013 (SDN)- Hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhowayd u ambabaxay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Axmed Madoobe ayaa lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho uga qeyb-galo shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka. Sidoo kale waxaa maanta Kismaayo ka ambabaxay xubnaha maamulka Jubba uga…

                    Read More

                      Biyaha Magaalo Xeebeedka Berbera oo gaadhay Halkii u Hoosaysay iyo Werwerka Maamulka Biyaha ee Magaaladaas

                      Hargaysa 02.Nov 2013 (SDN)- Maareeyaha wakaaladda Biyaha ee Gobolka Saaxil Eng. C/raxmaan Cartan Geeddi ayaa maanta ka hadlay xaaladda biyaha la cabbo ee Magaalada Berbera, kuwaasoo soo saarkoodu gaadhay heerkii ugu hooseeyey. Maareeyuhu waxa uu sheegay ilaa hadda biyaha helitaankoodu ay suurogal tahay laakiin ay maalinba ta xigta hoos u sii dhacayaan, caasimadana ay u…

                      Read More

                        Nin Sheegtay in Mareykanka uu u sheegay aqalkii uu Osama Bin Laden ku dhuumaaleysanay balse aan abaal marin la siin

                        Detroit Nov 02,2013(SDN)-Nin heysta dhalashada dalka Mareykanka balse ka soo jeeda dalka Masar ayaa saxaafada u soo bandhigay sheegasho uu leeyahay waxaan ahaa ruuxii Mareykanka u sheegayhalka Bin Laden uu ku dhuumaaleysanayay mudada dheer. Tom Lee ayaa sheegay in FBI-da Mareykanka uu 2003dii u sheegay halka Bin Ladin uu kaga dhuumaaleysanayo Pakistaan. Lee waxa uu…

                        Read More

                          Wasiirka Arrimaha Dibada oo Soo Gaadhay Wadanka Jabuuti si Weyna loogu soo dhaweeyay

                          Jabuuti 02.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay dalka Jabuuti waxaana madaarka kaga ku qaabilay Wasiirro ka tirsan xukuumada dalkaasi oo uu Hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha dibadda Maxamuud Cali Yuusuf iyo Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Jabuuti Cabdi Xuseen Axmed….

                          Read More

                            Wasiirro Somaliland oo Si adag ula Garnaqsaday Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Afrika

                            London 02.Nov 2013 (SDN)- “Waxay ahayd Khamiistii 30/10/2013, ka dib markaan aniga “Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada”, Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada iyo Xidhiidhka Caalamiga  Mudane Maxamed Biixi Yoonis  iyo Danjiraha Somaliland u fadhiya dalkan UK Amb. Cali Aadan Cawaale kulan saacado badan qaatay  aan la yeelanay  Wasiirka Afrika u qaabilsan UK Mr Mark Simmonds,”ayuu ku yidhi Wasiirka…

                            Read More