Mapping Mogadishu’s Businesses to Aid Tax Collection

    Mogadishu, 26 Nov 2013 (SDN) -A mapping exercise to register businesses and infrastructure in Mogadishu, Somalia’s capital, aims to provide the government an opportunity to engage in urban planning, raise revenue to fund civic programmes and help settle land disputes, which are increasing as people return to their former homes after decades of conflict. The…

    Read More

      Wasiirka Madaxtooyada oo soo Kormeeray Jidka isku Xidha Hargaysa iyo Berbera {Dhagayso iyo Sawiro}

      Hargaysa 26.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay wehelinayaan Wefti balaadhan iyo Engineer-ada faraha ku haya dhismaha wadada Hargeysa iyo Berbera u dhaxaysa oo maanta boqasho ku tegay wadadaasi oo ay ka socoto shaqo aad u culusi. Kormeerka Wasiirku ku tegay maanta wada ayaa la xidhiidhay inuu…

      Read More

        Madasha Wada Tashiga oo Si Ba’an u Weerar hanaanka Hogaamineed ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo

        Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha wada tashiga iyo toosinta Qaranka Somaliland ayaa maanta arimo dhawr ah ku dhaliilay Xukumadda Somaliland ee Madaxweyne Silaanyo gadhwadeenka ka yahay. Mujaahid Ibraahin Dhagaweyne, Mujaahid Xasan Ciise Jaamac iyo Mujaahid Maxamed Xaashi ayaa dhaliilo kala duwan u jeediyay Xukumadda, kuwaasi oo ku wajahan diido Xukumaddu kala hor…

        Read More

          Hargaysa oo lagu qabtay Shir hawleed ku saabsan Sidii fursado shaqo loogu abuuri lahaa dhalinyarada

          Hargaysa 26.Nov 2013 (SDN)- Kulan lagu gorfaynayay  sidii fursado  shaqo loogu abuuri  lahaa dhalinayarada  ayaa maanta lagu qabtay xarunta wasaarada qorshaynta iyo horumarinta qaranka. Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Hayada ILO  waxa kasoo qeyb galay   ururada bulshada , waiiro , agaasmiyaal guud  iyadoo halkaasi lagu soo bandhigay qiimayn lagu sameeyay heerka shaqo  la aanta…

          Read More

            Former Speaker of Somaliland’s House of Representatives, Ambassador Qaybe Dies

            Hargeisa, 26 Nov 2013 (SDN) -The former speaker of Somaliland’s House of Representatives, Ambassador Ahmed Mohamed Adan (Qaybe), has died in Hargeisa.  Ambassador Qaybe, 84, died in Hargeisa’s main Hospital at about 6:30 am on Tuesday. A formidable politician, Ambassador Qaybe was the Speaker of Somaliland’s House of Representatives from 1997 to 2005. Also Ambassador…

            Read More

              Wax ka Baro Taariikhda,Nolosha iyo Shakhsiyada Alle ha u Naxariistee Marxuun Axmed Maxamed Aadan (Qaybe)

              Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Allah ha u naxariistee waxaa saaka 6:30 subaxnimo magaalada hargeysa ku geeriyooday Marxuum Ambassador Axmed Maxamed Aadan (Qaybe) oo ahaa gudoomiyihii hore ee Golaha wakiilada Somaliland si weyna looga yaqaanay  deegaanada ay Soomaalidu degto iyo daafaha caalamkaba, waxaana maalinta burrito ee Arbacada lagu aasayaa magaalada hargeysa iyadoo Madaxweynaha Somaliland u aaskiisa…

              Read More

                Somaliland: EU Injects 4m Euros to the Milk Industry

                Hargeisa, 26 Nov 2013 (SDN)The European Union, together with its implementing partners ICIPE and FAO, have launched a new milk sector project in Hargeisa that will support Somaliland’s food security and local industry. Somaliland is currently importing the majority of its milk as powdered milk, in order to meet this increasing demand. However, with an…

                Read More

                  “Magaalada Hargeysa oo dhami waa tii dhaqaaqday maalintii uu ina Riyaal yidhi kama soo dagayo madaar Axmed Siilaanyo, maanta Cabdiraxmaan Cirro ayaa soo dagayee hargeysa wixii mucaarid ahi waa inay dhaqaaqaan” Muj.Dhego Weyne

                  Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Mujaahid Ibraahin Dhagaweyne oo maanta ka hadlay shirjaraa’id oo ay qabteen siyaasiyiinta ku bahoobay madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka ayaa xukuumadda madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ku eedeeyey inay siyaasiyiinta mucaaridka ah ka horjoogsato madaarka hargeysa. “magaalada Hargeysa oo dhami waa tii dhaqaaqday maalintii uu ina Riyaal yidhi kama soo dagayo…

                  Read More

                    Gudoomiyihii Hore ee Golaha Wakiilada oo Maanta Geeriyooday iyo Gudi Heer Qaran oo aaskiisa loo Xilsaaray

                    Hargaysa 26.Nov 2013 (SDN)-Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Golahayaasha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Guud ahaan Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee MARXUUM, AXMED MAXAMED AADAN (QAYBE), oo ku geeriyooday saaka Hargeysa. Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ku sifeeyey oday qaran oo inaga baxay…

                    Read More

                      Milicsiga Taariikhda:Madaxda Kulmiye maxey ka yiraahdeen kolkii UDUB iska hortaagtay madaarka Hargeysa

                      Hargeysa Nov 26,2013(SDN)-Xukuumada Axmed Siilaanyo ayaa haatan buuxisay dhamaan astaamaha munaafaqnimo ee siyasaadoodu ku dhisan tahay ka dib kolkii ay fuliyeen qodob walba oo ay ku caayi jireen xukuumadii ka horeysay ee UDUB. Waa daabacaadii wargeyska Haatuf ee Hargeysa ka soo baxa iyo cadadiisii July 3,2009 akhri oo dhuux catawga Madaxda Kulmiye ee la iska…

                      Read More

                        Maxaad ka taqaan Magaalada Soomaalida nolosha ugu wanaagsani ku nooshahay ee Yurub ku taal?

                        Helsinki Nov 26,2013(SDN)- Warxin ay daabacday Open Society Foundation ayaa lagu shaaciyay baaritaan lagu sameeyay nolosha Soomaalida ku nool dhawr magaalo oo Yurub ku yaal iyo sida ay noloshooda ugu qanacsan yihiin. Soomaalidan oo noloshooda lagu soo bandhigay hab farshaxana ayaa waxa lagu eegay sida ay noloshooda magaalooyinkaasi u saameeyeen. Somalida ku nool magaalada Helsinki…

                        Read More

                          Shir Sanadle ah oo uu xisbiga Wadani ku qabsaday Sweden ayaa lagu doortay hogaan cusub

                          Stockholm Nov 26,2013(SDN)-Waxa dalka Sweden lagu qabtay shirkii sanadlaha ahaa ee Xisbiga wadani ee dalkaasi. War saxaafada loogu talo galay oo naga soo gaaray xisbiga wadani laantiisa Sweden ayaa sidan u dhignaa. “Shirkii -Sanadlaha ahaa Ee Xisbiga Waddani Laantiisa Sweden, oo xalay qabsoomay ayaa waxa ka soo qayb-galay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka SLND,waxa…

                          Read More

                            Ciidamada DJibouti Ee Ku Sugan Beledweyne Oo Hanjabaad Cusub Ka Helay Kooxda Al-shabaab

                            Beledweyne:26-Nov-2013(SDN)-Ciidamada Waddanka Jibouti ee Haatan ku sugan Gobolka Hiiraan, ayaa Hanjabaado Cusub ka Helay kooxda Al-shabaab oo dhawaan halkaas ka fulisay qarax xoog badan. Sheekh C/casiis Abuu Muscab, ayaa wuxuu markale uu hanjabaado u jeediyay Ciidamada Dowladda Jabuuti, ee ka tirsanka hawlgalka Midowga Afrika ee Amisom.   Afhayeenka hawlgalada Ururka Al Shabaab, ayaa wuxuu sheegay…

                            Read More

                              The history of Hargeisa as per documentary from Tube taken Hagi Abdi Hussen (Abdi Waraabe) commented by Dr. Mohamed Rashid sheik Hassan (An Ex-BBC Somali broadcaster))‏

                              A city is a relatively large and permanent settlement although there is no agreement on how a city is distinguished from a town, however, many cities have a particular administrative and legal status and treated as head quarter of state legislative body and that is what distinguishes a city government from a town.Cities generally have…

                              Read More