Kismaayo Oo Xalay Qaab Arxan Darro Loogu Dilay Nabddoon Caan ahaa
Kismayo:26-Nov-2013(SDN)-Waxa Habeenkii Xalay Magaalada Boosaaso Si Xun Loogu Khaarajiyey Maxmed Nuur Cabdi Raxmaan oo kamid ahaa nabadoonada Kismaayo kuna jiray ergadii soo dhistay maamulkii Jubaland ee hada u xuubka siibtay maamulka KMG ee Jubba. Dilka nabadoonka ayaa waxaa geystay rag ku hubeysan tuutaha ciidanka amaanka ee maamulka Jubba oo gaadhi Cabdi Bila ah ku socday…
