President hails new Council of Ministers and calls for continued progress and reform

    His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today approved the Prime Minister’s proposed appointment of a new Council of Ministers, hailing a “government of many talents”. “I have pleasure in approving the Prime Minister’s decision and selection. The Council of Ministers, selected to represent all areas of Somalia, has my full confidence and trust. This is…

    Read More

      Xag-jiriinta Soomaaliya oo Kenya u digo roganaya,maxey tahay sababtu?

      Nairobi Jan 17,2014(SDN)-Qaar ka mida meeliishaadkii xagjiriinta Soomaalida ayaa haatan dalka Kiinya u soo digo roganaya sida ay AP ka soo xigatay mid ka mida saraakiisha amniga ee dalkaasi. Wixii ka danbeeyay sanadkii hore horaantiisii saraakiisha amniga ee dalka Kiinya ayaa la socday dhaq dhaqaaqa taageereyaasha kooxda Al Shabaab ee gudaha dalkooda. Khilaaf u dhexeeya…

      Read More

        Al-Shabab: Guardians of Somali identity?

        British Channel 4 journalist Jamal Osman had an exclusive on al-Shabab that included a training and graduation ceremony. The picture that emerged was that al-Shabab is a sophisticated group which, more than others, grasped the duality of the state; one of brutal efficiency in employing force and in the second order, the ability to undertake…

        Read More

          Even a Smile is Charity: A Life Example

          How many times have you passed someone walking through a mall, in a hallway at school, on the bus, a train, or in the office where you work, and noticed that no one was smiling? It is particularly interesting that this is oftentimes also the case amongst Muslims, which is a contributing factor to the…

          Read More

            Xal Nabadeed oo Lagu Soo Afjaray Shaqaaqadii Docollaha iyo Khudbadihii {DHAGAYSO}

            Oog 17.Jan 2014 (SDN)- Waxaa Galabta lagu Dhaariyay Tuulada Jilinbuul Konton Xubnood oo ka soo Kala jeeda Labadii Ardaa ee dhawaan Shaqaaqadu ku dhex martay Deegaanka Docollaha Waxaana dhaarintaas Goob Joog ka ahaa Weftigii Wasiirka Arrimaha Guduhu Hogaaminayay iyo Ergooyin ka soo Gurmaday Gobolada Somaliland. Munaasibada Dhaarinta Kontonkan Xubnood waxaa ugu Horayn ka Hadlay Wasiir…

            Read More

              Yuusuf Garaad Oo Intii Uu Siyaasadda Ku Jirey Qirtay Guuldarradii Labaad Ee Ku Timi Hankiisa Siyaasadeed, Wasiirrada Cusubna Kula Taliyey Inaanay Noqonin Sidii Kuwii Ra’isal Wasaare Saacid ee iyagu is Riday

              Muqdisho:17-Jan-2014 (SDN)-Wariyaha Ruugcaddaaga ah, isla-markaana ahaan jirey Tifaftirihii hore ee laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da Yuusuf Garaad Cumar Axmed, ayaa qirtay Guuldarro Labaad oo uu kala Kulmay Hankiisa Siyaasadeed ee uu intii Dambe Yeeshay. Yuusuf Garaad oo laga Warqabay inuu muddooyinkii ugu dambeeyey Tan iyo intii uu sheegay inuu Madaxweynenimada Somalia u sharraxan yahay ku mashquusan…

              Read More

                Ceerigaabo Oo Ka Sii Baxaysa Gacanta Xukuumadda Somaliland iyo Dawladdii Loo Xilsaaray Oo Ku Foogan Kala Furfuridda Axsaabta Qaranka iyo Kharash Ku Bixinta Burburintooda

                Ceerigaabo:17-Jan-2014(SDN)-Waxa si Layaab leh Maalintii shalay Munaasibado kala duwan oo lagu taageerayo Madaxweynaha Cusub ee Puntland yeelatay lagu qabtay Magaalada Ceerigaabo ee Caasimadda Gobolka Sanaag. Munaasibaddahan oo si Badheedh ah loogu qabtay Huteelada Magaalada, ayaa ay soo Qabanqaabiyeen dadka Deggen Magaaladaasi, waxana Xukuumadda Somaliland oo Halkaas sheegata, islamarkaana Ciidan iyo Maamulba Ku lihi indhaha ka…

                Read More

                  Halkan Ka Akhri Hannaanka iyo Ra’isal wasaaraha iyo Madaxweynuhu u Kala Qabysadeen Boosaska Muhiimka ah Ee Wasiirrada Cusub iyo Liiska Oo Saacado Ka Hor Laga Saaray Xubno Goobta Fadhiyey Iyagoo Labbisan

                  Muqdisho:17-Jan-2014(SDN)-Isbedbeddel Badan iyo Cago-jiid muddo dheer qaatay ka dib waxa Xalay si Rasmi ah loo shaaciyey Liiska Golaha Wasiirrada Dawladda Ra’isal Wasaare Cabdiweyli.   Waxa Soo Baxaya Warar kala duwan oo ku saabsan Marxaladihii ugu dambeeyey ee Golaha Wasiirrada, iyadoo in Badan wax laga Beddelay Xubnaha Golaha Wasiirrada. Wararka ugu xiisaha Badan ee Arrimaha Magacaabista…

                  Read More

                    New President Has Weakened Somaliland Security

                    The theft of a large amount of data from Somaliland’s Immigration and Intelligence Department has caught the region by storm. Members of Somaliland security personnel have been said to have gone into hiding for fear of their lives as their personal identities were exposed. Sensitive security files and military uniforms were among the items stolen…

                    Read More

                      Guddoomiye Tarsan Oo U Xuubsiibtay Dhinaca Golaha Wasiirrada iyo Cidda Lagu Wado Inay ku Fadhiisato Kursigii Kululaa ee Uu Banneeyey

                      Muqdisho:17-Jan-2014(SDN)-Waxa Markii ugu horraysay Taariikhdiisa ka Mid Noqday Golaha Wasiirrada Somalia Guddoomiyaha Haatan Ee Caasimadda Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan. Tarsan, ayaa loo magacaabay wasiir ku xigeenka ciyaaraha ee xukuumadda ra’iisul wasaare Cabdi Weli. Warar xog ogaal ah ayaa sheegaya in Tarsan uu dhowaan wareejin doono xilka guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho.   Tani…

                      Read More

                        KHALADKA KOWAAD “FIRST MISTAKE” AKAADEMIGA NABADDA & HORUMARKA

                        AKAADAMIGGA NABADDA & HORUMARKA ayaa  dhawaan soo bandhigay :  Madasha ,Mudada  & Ajandaha  “Dood Cilmiyeedka ”, waxaanay bulshada ka codsadeen inay soo gudbiyaan afkaartooda. Waxa durba muuqata Akaademiga Nabadda inaanu  khibrad dheer u lahayn habaynta & maamulka shirarka  noocan oo kale ah. Agaasimaha Fulinta Akaademiga  Mudane Maxamed Xirsi Faarax , ayaa ku wargeliyay bulshada Somaliland …

                        Read More

                          Madaxweynaha oo aqbalay soo jeedintii Golaha Wasiirada kuna baaqay in horumarka iyo isbedelka la sii dar-dargeliyo

                          Muqdisho, 17 January 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa manta aqbalay soo jeedintii Ra’iisul Wasaaraha ee Golaha Wasiirada cusub oo ka kooban shaqsiyaad khibrad iyo waayo aragnimo leh. “Waxaan aqbalay Ra’iisul Wasaaraha soo jeedintiisii ee Golaha Wasiirada cusub ee uu soo xulay oo matala dhammaan gobolada dalka. Golahan Wasiiradu waxey heystaan…

                          Read More

                            Waxaanu Canbaaraynaynaa Falkii Foosha Xumaa ee lagula kacay Xilibaan Abwaan Jaamac Faarax Axmed(Jaamac Riyo)

                            Waxaanu Canbaaraynaynaa Falkii Foosha Xumaa ee lagula kacay Xilibaan Abwaan Jaamac Faarax Axmed(Jaamac Riyo). Dhamaan aqoonyahanka,wax gararadka, odayaasha,dhalinyarada iyo dhamaan bulshada qaybaheeda kala duwan ee ka soo jeeda gobolada Maroodi jeex,hawd iyo togdheer ee ku dhaqan qaarada yurub iyo north amerika waxa ay si laxaadleh u canbaaraynayaan falkii foosha xumaa ee lagula kacay Xilibaan ka…

                            Read More

                              Raysawasaraha Somaliya oo ku dhawaaqay golaha wasiirada xukuumadiisa cusub halkan ka aqriso liiska magacyada

                              Muqdisho 17Jan13(SDN) Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa goor dhow ku dhawaaqay golaha Wasiirrada cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya . Ra’isulwasaaraha ayaa tilmaamay in magacaabistan ay ka dambeyso wadatashi ballaaran islamarkaana uu ka ogolaadan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Waxaana uu ka codsaday Xildhibaannada Baarlamaanka iney ansixiyaan Golaha…

                              Read More

                                Somaliland: Progress Towards a Regional and International Role -Questions and Answers.

                                Below questions and answers are the summary of a meeting held at Chatham House on 31 October 2013. The meeting looked at Somaliland’s efforts towards becoming an internationally recognized independent state. 1) Question What efforts are being made by the Somaliland government to ensure that Somaliland’s regional allies Kenya and Ethiopia accept the official status of…

                                Read More

                                  Dowladda Soomaaliya waxay halis u tahay in ay bur burto

                                  Naxariiste Allah lagama quusto hase yeeshe markii aan dhageeystey guuxa Shacbiga Soomaaliyeed ee ku saabsan rajo xumo ay ku muujinaayaan Dowladda hadda jirto taas oo ugu wacan.   1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ee Soomaaliya oo ah qofka ugu sareeya Dowladda soomaaliya oo xalin kari waayay Siyaasada Gudaha taas oo ku saabsan buuqa ka jira Goboladda…

                                  Read More

                                    Fifth Round of Somaliland and Somalia Talks Get Underway in Istanbul-(Video)

                                    Istanbul, 17 Jan 2014 (SDN) –The fifth round of the negotiations between Somaliland and Somalia’s federal government has begun on Thursday in Istanbul, Turkey. Somaliland’s Foreign Minister who was leading Somaliland negotiations team has said that that they will not compromise Somaliland’s independence. In an interview with BBC Somali programme, Foreign Minister Mohamed Bihi Yonis…

                                    Read More

                                      Madashii Maanta ee Shirka Istanbul,Mawqifka Somaliland oo Sii Xoogaystay iyo Khudbadihii laga Jeediyay ka DAAWO Shabakada Qurbejoog.com

                                      Istanbul 15.Jan 2014 (SDN)-Wajigii Shanaad ee wada-hadallada u dhaxeeya dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo Jamhuuriyada  Somaliland ayaa maanta ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Wararka ayaa sheegaya in si horudhac ah la isugu af-gartay in la sameeyo guddi fududeeya wada-hadalka oo socon doona muddo saddex maalmood ah. Waxaa halkaasi ka Hadlay Ergada Somaliland…

                                      Read More