Halkan Ka Akhri Qaab-dhismeedka ay Beelaha Soomaaliyeed u Qaybsadeen 25-Ka Wasiir ee Dhawaan Lagu Dhawaaqay
Muqdisho:18-Jan-2014(SDN)-Xukuumadda Cusub ee uu dhawaan Ra’isal wasaare Cabdiweli soo Dhisay, ayaa ahayd middii ugu muranka iyo Isqabqabsiga badnayd ee dhawaanahan laga Aasaaso Somaliya, waxana si weyn u hadal haya dadweynaha Somaliyeed meelkasta oo ay joogaanba. Sababaha keenay inay shacabku si weyn u hadal hayaan, ayaa waxa ugu weyn inay tahay xukuumadd ka Ballaadhan middii saacid,…
