DAAWO:Isu eeg Kulmiye Dulmi Diid Shalay iyo Dulmi Doon Maanta
Hargeysa Jan 29,2014(SDN)-Xukuumada Kulmiye ee heysa talada Somaliland ayaa kula kacda mucaaridka tilaabooyin ay hore u canbaareyn jireen. Halkan hoose ka daawo sida Kulmiye uga digo rogtay dulmi diide una noqday dulmi doone.
