“Dib u dhigida shirweynaha waxay ku timid duruufo ku yimid Madaxweynaha oo safaro ugu baxaya dibada” Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland

    Hargaysa 10.Jan 2014 (SDN)- Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaciil (Saylici) ayaa sheegey in shirweynihii xisbiga Kulmiye dib loo dhigay ka dib markii Madaxweynaha Somaliland la soo gudboonatay duuro ku saabsan safaro uu sheegay in bishan aynu ku jirno ugu bixi doono wadamada dibada, oo safarkii ugu horeyey maanta ku tagay dalka Itoobiya….

    Read More

      HCTV(Hunguri Cable TV) xalay warku wuxuu cadeystay in uu Dawladu La jiro oo UCID Dagaal ku hayo

      Televisionkii madaxa banaanaa ee HCTV oo beryahan danbe naaneyso kale bulshadda dhexdeeda kula baxay sida Hunguri Cable TV, ayaa xalay oo ahayd january 9keedii, 2014 wuxuu caddaystay dagaalka uu ku hayo xisbigga mucaaridka ah ee UCID. Warka wuxuu headline ka soo dhigay nin sheegtay inuu xisbiga iska casilay golaha deegaanka isagoo ku sababeeyey; “ka dib…

      Read More

        “Wada Hadalka Somaliland iyo Somalia waxaa ka Mas’uuula Xukuumada aan Madaxweynaha u ahay Cidii Wax kale la timaadaana iyadaa ka Mas’uula” Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO}

        Hargaysa 10.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa maanta Socdaal Shaqo ugu Kicitimay Wadanka Itoobiya Kadib Markii uu Marti qaad ka Helay Ra’isal Wasaaraha Wadanka Itoobiya . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Waxaa Madaarka Cigaal ku Sii Sagootiyay Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland,Madaxda Golayaasha Qaranka, iyo Mas’uuliyiin kale. Madaxweyne…

        Read More

          Maxaa Sababay In Hogaankii Xisbiga Ucid ee Gobolka Sanaag ay ku dhawaaqaan inay Iska Casilaan Mas’uuliyadii Xisbigaas

          Ceerigaabo 10.Jan 2014 (SDN)- Masuuliyiintii xisbiga UCID ee gobolka Sanaag, ayaa shaaca ka qaaday inay iska casileen xilkii iyo xubinimadoodii xisbigaasi, ka dib markii siday ay ku doodeen UCID ay soo waajahday wax ay ugu yeedheen Hoggaan xumo iyo siyaasad gurracan. Xubnaha xisbiga UCID ka baxay ayaa kala ah Guddoomiyihii Xisbiga UCID ee gobolka Sanaag…

          Read More

            Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Safar aan hore loo shaacin ku tegay Adis Ababa

            Hargeysa Jan 10,2014(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa saaka aroornimadii safar kalahaada oo aan hore loo shaacin ugu kicitimay magaalada Adis Ababa. Safarkan ayaa imanaya xili ay dalkaasi maalmo ku signaayeen wefdigii Somaliland uga qeyngali lahaa wadahadalada Soomaaliya oo uu hogaaminayao wasiirka wasaarda arrimaha dibedda ee Somaliland. Madaxweynaha Somaliland ayaan ka hadal safarkiisan degdega…

            Read More

              Ku Xigeenka Maayarka Hargaysa oo dib ugu Soo Laabtay Caasimada Socdaal uu Mudo ku Joogay Uk

              Hargaysa 10.Jan 2014 (SDN)- Mayor ku xigeenka magaalada caasimada Somaliland Ee Hargeysa Md C/Casiis maxamed xaashi (Cagawayne) Oo Socdaal Shaqo ugu Maqnaa Waddanka Ingiriiska Ayaa  Dib ugu Soo Laabta Magaalada Hargeysa. Mayor ku xigeenka magaalada caasimada Somaliland Ee Hargeysa Md C/Casiis maxamed xaashi (Cagawayne) Oo Qolka VIP’da Kula Hadlay Warbaahinta Ayaa Kawaramay Ujeedada Socdaalkiisa Waxaanu…

              Read More

                “Waxaan Haweenka Ururka Gaaroodi Ku Bogaadinayaa Dadaalka ay Muujiyeen iyo Hawsha ay Qabteen” Marwada Madaxweynaha {DHAGAYSO}

                Hargaysa 10.Jan 2014 (SDN)- Marawada Madaxweynaha JSL Marwo Aamina Xaaji maxamuud Jirde (Aamina weris) ayaa Magaalada hargaysa Hadhiimo Sharafeed Ugu Samaysay Mas’uuliyiinta iyo Xubnaha Ururka Haweenkka ee GAAROODI oo ka mid ah ururada haweenka ee Somaliland. Marwada Madaxweynaha ayaa Sheegtay In Ujeedada ay Hadhiimo Sharafeedkan u samaysay ay Salka Ku Hayso Sidii ay Haweenka Ururka…

                Read More

                  Somali woman finally granted medical visa

                  An African woman who was denied permission to travel to Australia for facial reconstruction surgery by the Gillard government has had a second visa application approved. Ayaan Mohamed, 25, suffered horrific facial injuries when she was shot as an infant during Somalia’s brutal civil war. Brisbane’s Wesley Hospital and Rotary offered to bring Ayaan to…

                  Read More

                    Xisbiga Ucid oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Saddex Masuul Oo Ceerigaabo Kaga dhawaaqay Inay ka baxeen Xisbiga

                    Hargaysa 10.Jan 2014 (SDN)-Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID  Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa caawa jawaab ka bixiyay saddex xubnood oo ahaa madaxda xisbigaasi  ee gobolka Sanaag oo sheegay inay ka baxeen xisbigoodii, ka dib markii ay eedo kala duwan u soo  jeediyeen Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.   Saddexdan xubnood oo kala ahaa Guddoomiyihii Xisbiga…

                    Read More

                      Boqortooyo cusub oo looga dhawaqay magalada London casimadeeduna tahay Hargaysa waxana loo doortay Boqor Siciid Xariir Diiriye

                      London 10jan13 (SDN)waxa laga dhawaqay casimada london boqortoyo cusub oo la magac baxday united kingdom somaliland taas oo la mida tan ka jirta wadankan uk iyo wadamada scendenevia taas oo raysal wasare iyo xisbiyo badan boqor siciid xariir oo qurbejoog la soo xiriiray ayaa shegay inuu ka fakiray wada tashina la yeeshay bulshawaynta somaliland ee…

                      Read More

                        Somalia’s Al-Shabab Militia Bans Internet

                        Nairobi, 09 Jan 2014 (SDN) – In recent years, Somalia’s al-Shabab militia has banned smoking, playing soccer, watching movies, wearing bras, anything it deemed Western. Now, the al-Qaeda-linked group has targeted something else common in most of the rest of the world: the Internet. In a statement — published on the Internet, of course —…

                        Read More

                          Somaliland: Can’t Get no Recognition, Why?

                          Hargeisa, 09 Jan 2014 (SDN) -In 1991, after the overthrow of Somalia’s military leader Siad Barre, the northern territory of Somaliland declared independence. While its mother nation has been in meltdown, Somalilanders in Hargeisa established a currency, set up a working government, held a series of free elections and saw through a peaceful transfer of…

                          Read More

                            Somaliland: Lack of National Consensus on Upcoming Talks with Somalia as Government Opts to Go Alone

                            Hargeisa, 09 Jan 2014 (SDN) -A high level Somaliland delegation which is expected to  represent the nation at the upcoming talks left the country today headed for neighbouring Addis Abba, Ethiopia where there are expected to stay until the 15/1/2014 before for departing for Ankara, Turkey. The delegation itself comprises of several cabinet ministers and…

                            Read More

                              Weftigii Somaliland ee Ku Sugnaa Wadanka Itoobiya oo Kulan Maanta la qaatay Madaxweynihii Hore ee Nigeria Mr. Obasango

                              Addis Ababa 09.Jan 2014 (SDN)- Waftiga Jamhuuriyada Somaliland  uga qayb-galayey wada hadalada dalka Somaliya oo ku sugan magaalada Addis-ababa xarunta dalka Ethiopia, oo maal-maha inagu soo aadan u amba bixi-doona dalka Turkiga, ayaa maanta magaalada Adis- ababa kulan, kula yeeshay madaxwaynihii hore ee dalka Nigeria Obasango.   Waftigan oo uu hogaaminayay wasiirka Arrimaha debadda Somaliland,  Mudane, Maxamed…

                              Read More

                                Is Mari Waaga dhismaha Xukuumada Cusub ee Ra’isal Wasaare C.weli iyo Sawirka Caawa

                                Muqdisho 09.Jan 2014 (SDN)- Waxaa maalmihii u danbeeyay Guux Siyaasadeed uu ka Taagnaa Aqalka Madaxtooyada ee Villa Somalia kaas oo Salka ku hayay Khilaaf Hor leh oo ka dhex Curtay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’isal Wasaarihiisa C.weli kaas oo Gun Dhigiisu yahay Magacaabista Xubnaha Golaha Wasiiirada oo ilaa iyo haatan uu Ra’isal Wasaaruhu ka go’aan…

                                Read More