Unugyo Ka Tirsan Ciidamada Maraykanka Oo La Ogaaday Inay Muqdisho Ku Sugan yihiin Iyo Ujeeddadooda

    Wanshinton DC:11-Jan-2014(SDN)-Qaar ka mid ah warbaahinta Maraykanka ayaa markii ugu horraysay Si Kedis ah u  Baahiyey in Ciidamo Maraykan ahi ay joogaan Soomalia, kuwaas oo shaqooyin muhiim ah ka haya halkaasi. Wargeyska Wanshinton Pots ee ka soo baxay Magaalada Wanshinton ayaa Jimcihii sheegay 12-askari oo Maraykan ahi ay joogaan Soomaaliya kuwaasoo loo bixiyay ciidanka isku…

    Read More

      Shacabka Caasimadda Hargeysa Oo Si Weyn U Hadal Haya Iscasilaadda Xamarji Laga Sheegay iyo Sababa ay U Nisbeeyeen Niyadjabkiisa

      Hargeysa:11-Jan-2014(SDN)-Guud ahaan waxa Magaalada Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Shacabka Deggeni si weyn u Hadal Hayaan Warka Iscasilaadda ah ee laga sheegayo Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarji) oo Dhalasho ahaan Ka Soo Jeeda Caasimadda. Shacabka ayaa marka la eego Hannaanka ay uga hadlayaan iscasilaaddan intooda badani ku tilmaamaya wax laga naxo oo aanay…

      Read More

        Boob iyo Bililiqaysi Xooggan Oo Lagu Hayo Hubka Iyo Gaadiidka Dawladda ee Ku Sugan Boosaaso

        Boosaaso:11-Jan-2014 (SDN)-Wararka Laga Helayo Meelo Kala Duwan oo ku yaalla Deegaanka Puntland ayaa sheegaya inuu jiro Boob xooggan oo lagu hayo Hub iyo Gaadiid uu lahaa Maamulkii meesha ka baxay ee Madaxweyne Faroole. Magaalooyinka boobka uu ka billowday waxaa ka mid ah magaalada ganacsiga ee Boosaaso, halkaasoo la sheegay in labadii maalmood ee ugu dambeeyey…

        Read More

          Somali Minister of Interior condemns Al Shabaab internet ban and calls on telecommunications companies to resist coercion

          The Minister of Interior and National Security of Somalia, H.E. Abdikarim Hussein Guled today condemned the extremist militia Al Shabaab’s announcement banning internet services in the areas of Somalia they control and called on telecommunications groups to resist any coercion. “The Somali Government strongly condemns such acts which show continued brutality and terrorist tactics of…

          Read More

            JIRRIQAAGA MADOOBAA Q/3AAD: (TALOXUMIDA JIRRIQAAGA)

            Sidiisaba jirriqaagu waa ka guri dhisan Udub dhexaadka ka cuna, waxa Illaahay abuuray dunidana waxay u kala baxaan uun Qaar wax cuna iyo Qaar wax dhisa. Jirriqaagu wuxuu safka hore kaga jiraa kuwa wax cuna. Udub dhexaadkii dalka iyagaa cunay imikana cunaya. Xisbigii UDUB wax badani haka khaldanaadaan laakiin wuxuu ahaa mid umadda Somaliland kuwada…

            Read More

              Wasiirka Arrimaha Gugaha oo cambaareeyey falkii Al-Shabaab ay ku joojinayeen internetka isla markaana uga digay shirkadaha isgaarsiinta inay la shaqeeyaan argagaxisada

              Mogadishu Jan 2014(SDN)-Wasiirka Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka Mudane Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa cambaareeyey maleeshiyaadka Al-Shabaab dhawaaqidii ay ku sheegeen inay xanibayaan adeegyada internetka oo shacabku isticmaalo. Wasiirka ayaa yiri “Dowladda Soomaaliya waxey sida ugu adag u cambaareyneysaa falkan oo tusineysa sida kooxaha argagaxisada ah ay argagax ugu ridayaan shacabka oo ay ka hor istaagayaan…

              Read More

                Haatuf newspaper is busy engaged re-activating the wounds of somaliland civil war that we healed from its affect

                Journalism is a method of inquiry and literary style used in social and cultural representation. It serves the purpose of playing the role of public service machinery in the dissemination and analysis of news and information. Journalistic integrity is based on the principles of truth, accuracy and factual knowledge. Journalistic mediums can vary diversely, from…

                Read More

                  Tartan Ciyaareed lagu Soo Gabo Gabeeyay Magaalada Laascaanod iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta oo ka Qayb galay

                  Laascaanood 10.Jan 2014 (SDN)- Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane) oo mudadii todobaadka ahayd ee u dambaysay hawlo shaqo ugu sugnaa gobolka Sool ayaa galabta ka qayb galay bilowga ciyaar semi-Final ah oo garoonka Ismaaciil Mire ee koonfurta magaalada laascaanod ku dhexmartay labo kooxood oo ka mid ah afar kooxood oo…

                  Read More

                    Maxaa Sababay Is Casilaada laga soo Weriyay Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Axmed Cumar “Xamarje”

                    Hargaysa 10.Jan 2014 (SDN)- Warar Xog ogaal ah oo aanu ka helay magaalooyinka Burco iyo Hargeysa ayaa shabakadda Gudgudenews u xaqiijiyay inay xaqiiqo tahay jiritaanka war sheegayay in badhasaabkii Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarje) uu qoraal uu iskaga casilayo  xilka badhasaabnimo uu u gudbiyay Madaxweynaha Somaliland ka hor intii aanu maanta u kicitimin…

                    Read More

                      The Glue-Sniffing Street Kids of Somaliland

                      Hargeisa, 10 Jan 2014 (SDN) –On an ordinary night, after the sun sets over Hargeisa, Somaliland, Mohamed packs up his shoe-shine kit and heads to the storm drain where he lives when he’s not working. All things considered, it’s a good spot for the 12-year-old to sleep—the discarded snack wrappers and plastic bottles help keep…

                      Read More

                        Weftigii Madaxweynaha oo Gaadhay Addis Ababa,iyo Wasiirka Arrimaha Dibada oo ka hadlay {DAAWO}

                        Addis Ababa 10.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay ayaa Gaadhay Xarunta Dalka Itoobiya ee Magaalada  Addis Ababa. Madaxweynaha Somaliland oo Marti qaad rasmi ah ka helay Dawlada Itoobiya ayaa Waxaa Madaarka Addis Ababa ku Soo Dhaweeyay Weftigii Xukuumada Somaliland u Matalayay Wada hadalada Somaliland Iyo Somalia…

                        Read More

                          Somaliland: President Silanyo Travels to Ethiopia for Talks with Ethiopian Prime Minister -(Audio)

                          Hargeisa, 10 Jan 2014 (SDN) –Somaliland President Ahmed Mohamed Silanyo has on today left the country for an official visit to neighboring Ethiopia. President Silanyo told media in Hargeisa’s Egal international airport prior his departure that he received an invitation from the Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn. President Silanyo did not disclose the agenda of…

                          Read More

                            ”Waxay dowlada Federaalka ka rajaynaysaa inuu Sii Xoojiyo xariirka ka dhaxeeya dowlada Federaalka ah iyo Maamulka Punt land “Dr’s Maryama Qaasim

                            Muqdisho 10.Jan 2014 (SDN)- Wasiiradda Horumarinta iyo Adeega Bulshada hambalyeysay madaxweynaha cusub ee Maamul Goboleedka Punt land Mudane C.weli Maxamed Gaas. Wasiirada Horumarinta iyo Adeega Bulshada ee dawlada federaalku Waxay ku Tilmaantay in C.weli yahay Shakhsi ku Haboon Xilka loo magacaabay isla markaana aqoon yahan ah “Abdiweli waa nin aan soo wada shaqeynay, waxaana wasiiro…

                            Read More

                              Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Xiliga uu Ra’isal Wasaarihiisu Magacaabi doono Golihiisa Wasiirada

                              Muqdisho 10.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay ka hadlay dib-u-dhaca ku yimid soo magacaabista golaha wasiirrada cusub ee uu hoggaaminayo raysul wasaare Cabdiweli Shekh Axmed. Wuxuu dib-u-dhaca ku macneeyay wadatashi iyo ka fiirsi badan oo uu raysul wasaaruhu u marayo magacaabista golihiisa wasiirrada, isagoo xusay in dhowaan…

                              Read More