Gudoomiyeyaasha Labada Xisbi Mucaarid oo Ka Qayb galay Caleemo Saarka Ugaaska Beesha Makaahiil Sawiro iyo Dhagayso

    Hargaysa 09.Jan 2014 (SDN)- Gudoomiyeyaasha  Xisbiyada Mucaaridka ah ee WADDANI ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu horkacayaan ayaa ka qaybgalay caleemo saarka ugaaska cusub ee Ugaas Maxamed Cabdilaahi Ibraahin Magan (Jabane) oo lagu caleemo saaray deegaanka Abu-riin ee koonfurta Abaarso….

    Read More

      “Marka ay dhacdo doorashada sanada 2016 waxaan talada dhanka ciidanka Somaliya ku wareejin donna Madaxweynaha markaasi la doorto” Wakiilka Midowga afrika ee Somalia

      Muqdisho 09.Jan 2014 (SDN)- Wakiilka Midowga Afrika uqaabilsan arimaha Somaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta ciidanka midowga Afrika ee Amisom ee Xalane oo ku taala Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu warfidiyeenada u sheegay in ciidamada amisom Somaliya Nabadeen doonaan doorashad fog ee soo socta ka hor. Maxamed Salax Nadhiif wakiilka midowga Afrika ayaa…

      Read More

        Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Xarigga Ka Jaray Villa Hargeysa Oo Ah Xafiisyada Gudoonka iyo Guddiyada Baarlamaanka

        Muqdisho Jan 09,2014(SDN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray Dhismaha Villa Hargeysa oo ah xafiisyada ay ku shaqeynayaan Gudoonka Baarlamaanka iyo Guddiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka ayadoo dhanka kalena Gudoomiyaha Baarlamaanka uu xarigga ka jaray Masjid weyn oo dhismihiisa isla xaruntaasi laga hirgeliyey. Munaasabadda lagu furayey xarunta Villa…

        Read More

          Kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab oo Deegaamada ay ka Taliso ka Mamnuucday Adeega Isgaadhsiinta Internet-ka

          Muqdisho 09.Jan 2014 (SDN)- Ururka  Alshabaab ayaa soo saartay Bayaan ku socda Shirkadaha Isgaariinta ee dalka Soomaaliya, kaas oo ku mamnuuceyso qaar ka mid ah adeegyada ay bixiyaan Shirkadaha. Bayaanka waxaa lagu sheegay in Xarakada Alshabaab ay go’aamisay joojinta adeegyada kala ah Mobile Internet (Adeegga Internetka ee teleefonada gacanta laga isticmaalo) iyo adeegga Fiber Optic oo isna ah adeegga Internetka ee leh xawaaraha sare. Qodobada Bayaanka ku…

          Read More

            “Wada hadalka lala yeelanayo Somaliya waa arin qaran , dawladanina lama gali karta wadanka Somaliya wada hadal waayo dawlad dhisan maaha” Gudoomiyaha Ucid

            Hargaysa 09.Jan 2014 (SDN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ahee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inaanay socon doonin  waxa ka soo baxa wada hadalka ay xukuumada somalilandkula kaliyeysanayso wadanka Somaliya. Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid waxa uusheegay inaanay danta qaranku ku jirin inuu xisbi kaliyi maroorsado islamarkaana uu ka talaabsado talladii lagu furay wada…

            Read More

              Dawlada Madaxweyne Siilaanyo oo Xabsiga Mar kale ku Celisay Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Togdheer oo maanta Burco loogu diyaar garoobay soo dhawayntiisa

              Hargaysa 09.Jan 2014 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa saaka xabsiga dhigtay Guuleed Daahir Samatar oo ahaan jiray Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Togdheer kaasoo ay dhawaan sii daysay kadib markii ay ka soo kacaysay habeen madaw magaaladda Burco. Lama oga sababta Guuleed maanta loo xidhay hase yeeshee warar aanu ka helnay dad ka ag dhawaa ayaa sheegaya in…

              Read More

                Ergayga Qaramada Midoobay ee Arrimaha Somalia oo Kulan Goor dhawayd kula Qaatay Garowe Madaxweynaha Cusub C.weli

                Garowe 09.Jan 2014 (SDN)- Wakiilka gaarka ah ee xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay oo maanta Garoowe kula kulmay madaxweynaha cusub ee Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ammaanay qaabka ay u dhacday doorashada madaxtinimada Puntland. Kay ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha cusub wuxuuna sheegay in Qaramada Midoobay ay la shaqeyn…

                Read More

                  Maamulka Ahlu Sunna oo Bogaadiyay Doorashadii Maamul Goboleedka Somaaliyeed ee Punt Land

                  Garowe 09.Jan 2014 (SDN)- Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobollada dhexe ee Soomaaliya ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali iyo ku-xigeenkiisa Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar. Guddoomiyaha Saddexda Gole ee maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca, Sheekh Ibraahim Sheekh Xasan (Guureeye) ayaa sheegay in doorashadii maanta ka dhacday Garoowe ee lagu doortay…

                  Read More

                    “Hay’adda Nabad Sugidda Qaranku waxay hormuud u tahay amniga wadanka” Madaxweyne Xasan Sheekh

                    Muqdisho 09.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Hay’adda Nabad Sugidda Qaranku ay hormuud ka tahay amniga iyo nabadeynta Soomaaliya. Madaxweynaha oo ka hadlayay munaasabaddii lagu xusayay sanad guuradii 42-aad ee ka soo wareegtay aas-aaskii hay’adda Nabad Sugidda Qaranka ayaa sheegay in hay’addu ay waxyaabo badan ka…

                    Read More

                      Qurbo Jooga iyo Daljooga Awdal State oo Soo Dhoweyey Doorashada Madaxweynaha Puntland-Dr Abdi Wali Gaas

                      London Jan 09,2014(SDN)-Dhamaan Qurbajooga Reer Awdal Ayaa Hambalyo Diiran U Direy Dr Abdi Weli Gaas oo Maanta Loo Doortey Jagadda Madaxweyne ee Puntalnd. Jaaliyadu Waxa Ay u rajeyneyaan in Abdi Weli Gaas ilaahey u fududeeyo xilka loo igmadey, sidoo kale waxa ay ku boorinayaan in uu adkeeyo xidhiidhka ka dhexeeya Puntland-Muqdisho-Awdal. Maadaama uu hore u…

                      Read More

                        Waxaan soo dhaweynayaa isbadalka ka dhacay Puntland” Ra’iisul Wasaare Saacid

                        Muqdisho Jan 09,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa ugu hambalyeey doorashadii xorta ahayd shacbiga iyo gollaha wakiilada Puntland. Waxaana uu soo dhaweeyay madaxweynaha cusub Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta loo doortay inuu noqdo madaxweynaha Puntland mudo shan sano ah. Ra’iisal Wasaare Saacid ayaa ku tilmaamay doorashadaas in ay…

                        Read More

                          Masuul sare oo ka shaqeeya Baanka Horumarinta Africa oo lagu wado in loo magacaabo wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya

                          Muqdisho Jan 09,2014(SDN)-Wararkii ugu danbeeyay ee ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya waxa ay sheegayaan in Wasiirka arrimaha dibedda  ee muranka ugu badani ka taagnaa ayaa xal laga gaaray. Cabdiraxmaan Bayle oo mudo labaatan sanadood ka mid ahaa madaxdaa Bangiga Horumarinta Africa ayaa haatan ay isla qaateen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Raiisul Wasaare C/weli Sheekh in…

                          Read More

                            Somalia: Chasing Ghosts

                            January 9, 2014: In the south peacekeepers and Somali troops are turning to the many bandit gangs that make life miserable for people in the area. There are over 17,000 peacekeepers in Somalia and only a few thousand trained government soldiers and police. More Somalis are being trained, but that takes time and many of…

                            Read More

                              Ciidamada Badda ee Australia oo oo jir dil iyo mustaafuris isu raaciyay Qaxooti Soomaali ah

                              Jakarta Jan 09,2013(SDN)-Ciidamada badda ee dalka Australia ayaa isugu daray tacadiyo isugu jira jir dil iyo aflagaado Qaxooti Soomaali u badan oo gaaray jaziirada Canberra. Ciidamada ayaa hareereeyay  Qooxootiga ka dib kolkii ay doontii ay wateen biyuhu ku duween jaziirada ka dibna garaacay khasabna ugu soo celiyay biyaha Indonisiya. Soomalaida iyo qaxooti kale oo Suudaan…

                              Read More

                                Somali-land news paper Haatuf is tribal based vision Tabloid

                                When Somali-land current government which come to office in 1210, Haatuf newspaper conducted misinformation media Propaganda against the government despite the reality of successive achievements attained by the government. When someone is against the development of his/her country, then his/her intentions is understood to be contrary.           Journalism is a method of inquiry and…

                                Read More

                                  “Haddii uu shaqadiisa garan waayey wasiirka arimaha guduhu anaga ayaa u tilmaamayna waxaanan leenahay wasiir safaarada tobanka talaabo kuu jirta ayey shaqadaadii taala” Jawaabta Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 08.Jan 2014 (SDN)- Xoghaya arimaha bulshada xisbiga Cadaalada iyo daryeelka ee Ucid waxa uu sheegay inay xukuumada Somaliland ogolayd in lagala qayb galo wada hadalka dalka somaliya balse waxa uu sheegay inay xukuumada hada qabsadeen dadka kale oo aan la garanayn waxaanu yidhi ?waxaan leeyahay xukuumada Somaliland intii aanay ku soo bixin kooxo danbe…

                                  Read More

                                    Hogaanka Cusub ee Maamul Goboleedka Punt Land oo la Dhaariyay Iyo Balan Qaadka Madaxweyne Gaas

                                    Garowe 08.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas iyo madaxweyne ku xigeenka, C/xakiin C/llaahi Xaaji Cumar (Camey) ayaa lagu dhaariyay hoolka baarlamaanka oo maanta lagu doortay. Labada mas’uul ee la doortay C/weli Gaas iyo C/xakiin Camey ayaa waxaa dhaariyay guddoomiyaha maxkamadda sare ee Puntland, iyadoo sheegay dhaarta kaddib inay si wanaagsan oo cadaalad…

                                    Read More

                                      Maamulka Sare ee Golaha Deegaanka Boorama oo Awaamiir iska Hor imanaysa soo Saaray Halkan ka Daalaco

                                      Borama 08.Jan 2014 (SDN)- Waxa xafiisyada ay fadhiyaan sedexda sarkaal ee ugu sareeya maamulka Dawlada Hoose ee Boorama ka soo baxay waraaqo amaro ah oo dhinaca shaqada khuseeya, balse salka ku haya khilaafkii maalintii Isniintii dhex maray maayarka iyo maayar ku xigeenka Boorama, waxana ay waraaqahaas ku socdeen masuuliyiin kala saraysa, waxana ay xambaarsanaayeen nuxur…

                                      Read More