Baarlamanka Punt land oo Beri u Balansan Cod u Qaadista Mas’uulkii Hogaamin lahaa Shanta Sanno ee Soo Socda iyo Madashii Maanta Daawo

    Garowe 07.Jan 2014 (SDN)- Musharixinta xilalka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland ayaa maanta khudbooyin kala duwan ka jeediyey hoolka shirka ee Golaha Wakiiladda Puntland ee caasimadda Puntland ee Garowe. Ilaa 11-Musharax oo u tartamaya xilka Madaxweynaha Puntland uu ku jiro Madaxweynaha hada xilka haya Dr. Cabdiraxman Sh. Maxamad Farole iyo ilaa 10-Musharax oo…

    Read More

      Mas’uul Xil ka hayay Xisbiga Ucid oo Shaaciyay inuu Is casilay,iyo Saluug uu ka Muujiyay Hadalkii Gudoomiye Faysal

      Hargaysa 07.Jan 2014 (SDN)- Xoghayaha.Arimaha Gudaha iyo Xidhiidhka Gobolada Abdi M.Saleiman(Mingiste) ayaa Qoraal uu soo Saaray Waxa uu ku Sheegay inuu iska Casilay Xilkii uu ka Hayay Xisbiga Ucid isagoo Saluug ka Muujiyay Qaabka uu Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe uga hadlay in Xisbiyada Mucaaridku ay Wada hadalo furan la samayn doonaan Somalia….

      Read More

        SOMALIA: President Hassan Applauds Puntland Parliament

        Mogadishu, 07 Jan 2014 (SDN) -Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud has hailed how Puntland parliament is managing the electoral process ahead of tomorrow’s presidential election in the region. Regional representatives will vote for the next President of Puntland. Eleven candidates are running for the position, including the outgoing President Abdirahman Sheikh Mohamed (Farole) and former…

        Read More

          “Ku daristii Faysal Cali Waraabe ee Ergada Wada hadalada Tuhun Badan ayaa ka Soo Baxay kadib Markii uu Shirar la Galay Somalia” Wasiirka Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

          Hargaysa 07.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa si adag uga hadlay Hadal ka soo yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Sheegay in Wada hadal ka Duwan ka Xukuumadu ay la Wado Somalia ay Xisbiyada Mucaaridku Wadaan. Wasiirka Arrimaha Guduhu Waxa uu sheegay in Gudoomiyaha…

          Read More

            Golaha Guurtida oo Anshax Marin ku Qaadaya Mudane lagu eedeeyay inuu u Ololeeyay Murashax ka Mid ah Murashixiinta Punt land

            Hargaysa 07.Jan 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa soo saaray qoraal uu shan xildhibaan oo Golaha Guurtidda ah ugu magacaabay in ay Anshax marin ku qaadaan Xildhibaan Muuse Ciise Faarax (Ina Ciise Xamari) oo lagu eedaynayo in uu Garoowe uga Ololeeyey C/raxaan Uurbayte oo doonayey in uu ka qayb galo Doorashada…

            Read More

              Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka Hadlay Caqabad ay la Kulmeen Gaadiidka Sugida Nabadgalyada ee 99 {DHAGAYSO}

              Hargaysa 07.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka arrimaha gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo uu weheliyaan taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa ku Wareejiyay Guddoomiyayaaasaha gobolada dalka gaadiidka  sugidda nabadgelyada ee loo yaqaanno 99. Munaasibada lagu qabtay Xarunta Taliska Ciidanka Booliska isla markaana ay Goob  joog ka ahaayeen Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada,Saraakiisha…

              Read More

                Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Sheegay in Habeenadii u danbeeyay ay dhallinyaro Xabsiga ku Gureen lana Xukumay {DHAGAYO}

                Hargaysa 07.Jan 2014 (SDN)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Tilmaamay Waajibaadka Ciidanka Booliska iyo faa’iidada ay Gaadiidka Sugida Amnigu u leeyihiin Ciidanka Booliska , Waxaa kale oo Taliyuhu Iftiimiyay hawl galo ay Ciidamadu Habeenadii u danbeeyay ay Fuliyeen . Taliyaha ayaa hadalkan ka Jeediyay Munaasibad Gudoomiyeyaasha Gobolada dalka lagu Gudoonsiinayay…

                Read More

                  Mudane Wasiir Miyaa Ilowdeen dhaartii Qodobka 129- aad ee aad tidhaahdee​n waxaanu ilaahay ugu dhaaraney in aanu daacad u-noqon-do​ono shacabkaya​ga, diintayada​, iyo dalka-yaga kuna maa-muli doono sinaan iyo cadaalad inta aanu xilka hayno

                  Waxaa ogtihiin in uu dhawaan uu golaha wakiilada uu hor yimi wasiirka macdanta iyo tamarta Somaliland, Waxaa Wasiirka la weydiiyey su’aalo ay xaq ugu lahaayeen golaha wakiiladu oo ku saabsanaa heshiisyadii ay dawladu la gashey shirkadaha shisheeyaha ah ee shidaalka ka sahamiya degaano ka mid ah  Somaliland, taas oo ay golaha wakiiladu uu xaq u…

                  Read More

                    Madaxweyna​ha Somalia “Doorashad​a Puntland waa horumar lagu tallaabsad​ay.”

                    Muqdisho, 07 Janaayo 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku tilmaamay doorashooyinka Puntland horumar lagu tallaabsaday, una rajeeyey in doorashada madaxweynaha Puntland ee berri dhaceysa ay noqoto mid sii xoojisa horumarka iyo dimoqraadiyadda Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa yiri “Aad iyo aad baan u soo dhoweyneynaa in doorashooyinkii Maamulka Puntland ay marayaan…

                    Read More

                      Xisbiga Waddani oo sheegay in aanay Xukuumadu keligeed Shacabka ku meteli karin Wada-hadalada Somalia

                      Hargeysa January, 7, 2013 (SDN)- Afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa, ayaa difaacay go’aankii xisbigoodu ku qaadacay wada hadalada Somaliland ay la galayso Somaliya. Waxaanu ku adkaystay in masiirka shabiga Somaliland aanay xukuumaddu kaligeed ka talin karin, waxaanu afhayeenku sidaas ku sheegay mar uu la hadlaayay warbaahinta waxaana hadaladiisa ka mid…

                      Read More

                        Madaxweynaha Somaliland oo Kulan la Yeeshay Shirkada DNO oo Heshiis Shidaal Baadhis ah kula Jirta Xukuumada Somaliland iyo Wixii ay ka Wada Hadleen {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 07.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha jsl mudane Axmed Maxamed Maxamu (siilaanyo) ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda shirkada D N O oo heshiis dhinaca shidaal baadhista ah kula jirta  Somaliland kuwaas oo  socdaal hawleed ku Yimid Dalka. Wafdigan ayaa waxa socdaalkoodu la xidhiidhaa sidii ay ugu diyaargaroobi lahaayeen guda galka hawlgalkooda shaqo ee…

                        Read More

                          Somali Marshaller Works without Pay for Decades

                          Kismayo, 07 Jan 2014 (SDN) -It’s a bright morning in Kismayo, a port city in southern Somalia. Adan Mohamed slowly emerges from a mud-walled house, his orange reflector vest clashing with the determined sun. It’s another working day, similar to the last 30 years he has worked as an airport marshaller at the Kismayo airport….

                          Read More

                            R.Wasaare Cabdiweli Sh. Axmed oo ka tacsiyeeyay geeridi ku timid Aw-jaamac Cumar Ciise

                            Muqdisho, December 6, 2013—– Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka hadlay geerida ku timid tariikh-yahanka Soomaaliyeed, ahaana Qoraaga, Sheekh Aw-Jaamac Cumar Ciise oo xalay ku geeriyooday cisbitaal ku yaala dalka Jabuuti oo uu muddooyinkii u dambeeyey ku xanuunsanaya.   Ra’iisul Wasaaruha Soomaaliya waxaa uu si gaar…

                            Read More

                              Baarlamaanka Cusub ee Punt land oo Dhagaysanaya Khudbadaha Musharixiinta Xilka Madaxtinimo

                              Garowe 07.Jan 2014 (SDN)- Baarlamaanka cusub ee Puntland ayaa goor dhowayd soo gabagabeeyay dhageysiga khudbadaha musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulka Puntland. Waxaa barnaamijkooda ka hor akhriyay baarlamaanka 11 musharraxiin oo u taagan xilka madaxweynenimo ee Puntland. Musharraxiinta ayaa khudbahooda waxay ahaayeen kuwo isku dhow, waxayna ballan-qaadeen inay ka hor marinayaan maamulka Puntland dhinacyada dhaqaalaha,…

                              Read More