Magacaabistii Wasiirrada Xamar Oo Caqabad Noqotay, Xilal Muhiim ah Oo Beeluhu Isku Garbinayaan Iyo Madaxweyne Xasan Oo Kulamo Gaar ah La Leh Xildhibaano Ka Soo Jeeda Beesha Daarood
Muqdisho:-07-Jan-2014 (SDN)-Wali waxa ay Caqabad adagi ka Taagan tahay Hannaanka soo xulidda Golaha wasiirrada cusub ee Dawladda Federalka somalia, waxana jira Baaqyo ka imanaya Beelo saluugsan cidda meteli doonta. Arrinan ayaa keentay in madaxweyne Xasan uu soo farogeliyo xurgufta ka taagan Magacaabista Golaha, waxana uu xalay xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia kula kulmay xildhibaano kasoo…
