“Laascaanood waa Somaliland, waana dal ka mid ah dalka Jamhuuriyadda Somaliland, waana laga difaacyaa cidii ku soo duusha,” Mudane Baashe Maxamed Faarax
Hargaysa 08.Jan 2014 (SDN)- Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa sheegay in Somaliland ay colaad iyo nabad gelyo labadaba taqaano, waxaanu uga digay maamul goboleedka Puntland inay soo hawaystaan xuduudaha mucayinka ah ee Jamhuuriyadda Somaliland. “BBC-da aad iyo aad ayay u buun buunisay hadalladii murrashaxiinta madaxtinimadda Puntland, waxaanay mar…
