Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaallo Faraha La Iskula Tegay Oo Degmada Jannaale Ku Dhexmaray AMISOM Iyo Al-shabaab

    Jannaale:06-Jan-2014(SDN)-Xaaladda Deegaanka Jannaale ayaa la sheegayaa inay Saaka Deggen tahay kadib markii ay Halkaas isku faro saareen Kooxda Al shabaab iyo Ciidamo ka tirsan kuwa Amisom oo halkaas fadhiisimo ku lihi. Alshabaab ayaa  shalay casarkii weeraray fadhiisimo ciidanka dowladda iyo AMISOM ay ku leeyihiin Jannaale gaar ahaan barta kontaroolka ah oo ciidamo badan ay ku…

    Read More

      Natiijada Kulan Albaabadu u xidhnaayeen Oo Xalay Dhex Maray Ra’isal Wasaare Cabdiweli iyo Xildhibaano Ka soo jeeda Beesha Daarood

      Muqdisho:06-Jan-2014(SDN)-Ra’isal wasaaraha xilka ku cusub ee soomaaliya ayaa sheegay inuu xalay fiidkii hore shir albaabadu u xidhan yihiin la qaatay xildhibaano Baarlamaanka ka tirsan oo ka soo jeeda Beesha Daarood. Kulanka oo ahaa mid uu albaabka u xidhan yihiin, ayaa la sheegay in looga hadlay magacaabiista Golaha cusub ee wasiiradda iyo beesha in la siiyo…

      Read More

        Hargeysa:Dayaca Dadka Ku Nool qaybta Dhimirka oo Cirka Isku Shareeray iyo Haweenay Maskaxda Ka Jirranayd Oo Dhagax Qudha Kaga Jartay Midka Kale Oo Xarunta Kula Noolayd

        Hargeysa:06-Jan-2014(SDN)-Waxa Haatan Halkii ugu xumayd maraya Cisbitaalka Guud ee Hargeysa gaar ahaan Qaybta Waallida, iyadoo Xaaladdu gaadhay in Dadkii ku jirey ay Nafta iska Gooyaan. Sida ay saraakiil ka tirsan Khakhtarku u sheegeen Shabakadda Wararka ee Qurbejoog.com, waxa laba Habeen Ka hor xarunta Dhimirka ee Hargeysa Hospital Qudha laga gooyey Haweenay Maskaxda wax uga dhinnaayeen…

        Read More

          Daawo Sawiro (Xafladii caleemasaarka Suldaanka Guud ee Qurbajoogta Somaliland (Suldaan Xaaji Axmed Diiriye Aw- Guleed) ka dhacay London

          London 06Jan13(SDN) Waxa  magaaladda London lagu caleemo Saaray Suldaanka Guud ee Qurba-Jooga Somaliland: Suldaan Xaaji Axmed Diiriye Aw Guleed oo ah shakhsiyad aad looga yaqaano dalkan Ingiriiska.  Xafladda oo aad u balaadhnayd waxa soo buux dhaafiyey shacab weynaha reer Somaliland oo ka kala yimid Daafaha Dalkan Ingiriiska iyo dibadaba. Xafladda Suldaanka lagu caleemo saarayey ayey…

          Read More

            Madarasadda Barashada Quraanka Kariimka ee Shaadibiya oo sanadkan Ardaydii ugu badnayd ka Aflaxday.Dawasho wacan sawiro

            London 6Jan13(SDN)Madarasadda Barashada Quraanka Kariimka ee Shaadibiya oo sanadkan Ardaydii ugu badnayd ka Aflaxday. Madarasada Shaadibiya oo ku taala Bariga magaalada London gaar ahaan Degmada Tower Hamlet ayaa sanadkan waxa ka aflaxay islamaarkaana dhamaystay dafcadii sideedaad oo ahayd ardaydii ugu badnayd ee dhamaysa quraanka kariimka kuwaas oo isugu jiray wiilal iyo habloba waxa ay tiradoodu…

            Read More

              Xukuumad Umadeeda Cadaw Ku Ah

              Garawshiyo xumida indho adayga ayay kaga dartay! waa odhaahda aay ku sifaysay hooyo biyo la’aan ka cabanaysay oo waliba intaa raacisay in xukumadani aanay ogayn inay umadu oomantahay ee aay u qabto in xukunka lagu haysto. hadalka hooyada markaan eegay walee xaqiiq weeye waayo waatii aay yidhahdeen goolaha guurtidu gudi ayaan u saaraynaa. arin gudi…

              Read More

                “Waxaan Idiin Cadaynayaa in Sannadka 2015-ka ay Hargaysi Heli doonto Biyo ku Filan” Maareeyaha Wakaalada Biyaha {DHAGAYSO}

                Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Maareeyaha wakaaladda Biyaha ee Hargaysa Mudane Ibraahin Siyaad Yoonis ayaa Sheegay  in mashruucii biya galinta midawga yurub uu u socdo sidii loogu tala galay, isla markaana ay sanadka labada kun iyo shan iyo tabanka ay ku rajaweyn yihiin in boqolkiiba todobaatan caasimada Hargeysa ay hesho biyo ku filan, waxana uu meesha…

                Read More

                  “Waxaa Xalay nala Soo Xidhiidhay Madaxweynaha Somalia iyo Wasiiradiisii oo naga dalbaday in dib loo dhigo Shirka” Wasiirka Arrimaha Dibada {DAAWO}

                  Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Amuuraha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Maanta Cadeeyay in  dawlada somaliya ay cudurdaar u soo gudbisay ku Saabsan in shirkii Wada Hadalka labada dal oo loo balansanaa inuu Salaasada Soo Socota ka furmo Wadanka Turkiga aanay  ka soo qaybgali karin balse waxa uu…

                  Read More

                    Dhambaal Tacsiyeed Marxuum Surwaalle. AHN

                    Inaa lilaahi wa inaa ilaahu raajucuun TACSI KU SAABSAN GEERIDII MARXUUM: MAXAMED AXMED XASAN (SURWAALLE) Anigoo ah Garyaqaan Xasan Cali Xasan (Banfas), oo ku hadlaya magaca Ururka Qareenadda Somaliland (SOLLA) waxaan tacsi u dirayaa Guud ahaan shacabka Somaliland geeridii naxdinta lahayd ee ku timid marxuum Maxamed Axmed Xasan oo ku magac dheeraa (Surwaalle) oo lagu…

                    Read More

                      Maxaan U Liicnay? (Qormo)

                      Soomaalida maanta nool waxay ka mid tahay ummadaha adduunkan ku imtixaanan ee kunka nooc oo saxariir iyo silic ah muta maalin iyo habeen kasta. Qof kasta oo Soomaali ah ee miyir qaba maanta waa ka warhayaa in dalkiisu sifo kastoo xun saami ku filan uu ka haysto -dhaqaale xumo, caafimaad darri, nabadgalyo la’aan, dheg xumo,…

                      Read More

                        “Ma Ogin Wax laga Wada Hadlayo,Sidaa aad Shacabkoow uga Shakisan Tihiin ayaan idinla qabnaa” Jamaal Cali Xuseen {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Mudane Jamaal Cali Xuseen ayaa Sheegay Gelinkii hore ee Maanta in Xukuumada Somaliland aanay Wax Fursad ah Siinin Xisbiyada Mucaaridku inay Qayb ka noqdaan Ergada Somaliland u Matalaysa Wada Hadalada u dhexeeya iyada iyo Somalia . Jaamaal Cali Xuseen Waxa uu dareen…

                        Read More

                          Wasiir ka Tirsan Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo Gaadhigiiisi Laag Biyo Mareen oo Madaxtooyada u dhow ka Tuuray

                          Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha Qaranka, Cilmibaadhista iyo Tignoolajiyada ee Somaliland Md. Aadan Axmed Warsame ayaa saaka gaadhigiisu kula qalibmay jidka u dhaxeeya Madaxtooyadda iyo Taliska ciidanka Asluubta, shilkaas oo sababay in uu gaadhigii ka shalwado laagta dhinaca barri ka marta maktabada Masaarida. Shilka oo dhacay saaka markii uu wasiirku u shaqo…

                          Read More

                            Qorshihii Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Tub Toosan Haysta iyo Qaybo Xukuumadda Ka Tirsan oo Kolba Isbaaro u Dhigaya

                            Dr Maxmed Fadal; WADDANI Wada shaqaynta saddexda xisbi qaran waxay muujisay bisaylka Hay’adaha dimuqraadiga Somaliland. Waxay si xirfadaysan oo deggan ay uga wada shaqeeyeen sidii ay u kala saari lahayeen talana uga gaadhi lahaayeen  laba diiwaangelinood oo kala ujeeddo ah oo madaxa la isu geliyey: Diiwaangelinta Codbixyaha iyo ta Madaniga ah.  Ta codbixiyuhu waa diiwaangelin…

                            Read More