Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Musharixiinta Madaxtinimada Puntland Oo Kala Hororsi Ugu Jira Helitaanka Xildhibaanada Cusub Oo Magaalada Laga Dareemayo

    Garowe:05-Jan-2014(SDN)-Iyadoo Doorashadii Hoggaanka sare ee Baarlamaanka Puntland Shalay Galabtii uun la soo Gebogebeeyey, ayaa waxa illaa xalay socday Kulamo kala duwan oo lagu qaabilayey Xubnaha Baarlamaanka Cusub.   Musharaxiinta Madaxweynenimo ee Puntland ayaa Habeenkii xalay si weyn iskugu dayey inay Helaan Xildhibaanada Cusub iyo Hogaankoodadab, waxana la sheegayaa in xildhibaanada oo aad u daallanaa awgeed…

    Read More

      Mucaaridka Somaliland Oo Shaqadoodu Noqotay InayWada-hadalada Somalia Cambaareeyaan Marka Laga Reebo, Marka Lagu Darona Ammaanaan

      Hargeysa:05-Jan-2014(SDN)-Gebi ahaanba mucaaridka wakhti xaadirkan ka jira somaliland, ayaa lagu tilmaamay kuwii ugu jilicsanaa ee soo mara tan iyo intii  ay u baydhay Hannaanka Axsaabta Badan. Labada Xisbi Mucaarid ee Ucid iyo Kulmiye, ayaa iyagu ku guuldarraystay inay Hantiyaan oo gacanta ku dhigaan Kalsoonida dadka oo sida muuqata ka soo Baydhay dhinaca Xisbiga Talada haya…

      Read More

      Tababare Ku xigeenkii Hore Joe Erico Ayaa Ku Hadaaqay In Xulka Nigeria Ku Guuleysan Karow Koobka Aduunka Haddii… (By Jaahuur)

      Nigeria-04-Jan-2014 (SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa hadalka ka soo yeedhey tababare ku xigeenkii hore xulka qaranka Nigeria Joe Erico,muxuuse uga jeedaa? Erico ayaa ka dhawaajiyey in Super Eagles ku guuleysan karaan koobka kubadda cagta Aduunka ee lagu qaban doono dalka Brazil,haddii aay la qabsadaan hawada ama cimiliyadda dalkaas. Taas oo kale waxaynu ku…

      Read More

        Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Jagadiisa looga hadhay iyo Saaxiibadii oo Kuraasida lagu haysto iyo Murashax u taagan Xilka Gudoomiye ku Xigeenka 1aad

        Burco 04.Jan 2014 (SDN)- Axmed Cilmi Barre (Axmed Cilmi yarre) oo ka mid aha siyaasiyiinta somaliland isla markaana ah Agaasimihii Hore ee wasaarada  dib u dejinta ayaa maanta ku dhawaaqay inuu u sharaxanyahay Gudoomiye Ku xigeenka Koowaad ee Xisbiga Kulmiye,Sidaasna waxa uu kaga dhawaaqay Xaflad aad loo soo agaasimay oo lagu qabtay Hotel Deero ee…

        Read More

          Mid ka Mid ah Murashixiintii Xilka Madaxweyne ee Maamul Goboleedka Punt land oo ka Tanaasulay Damaciisii

          Nairobi 04.Jan 2014 (SDN)- Xaaji Maxamed Yaasiin oo ka mid ahaa murashaxiinta isu soo taagay xilka madaxweynennimada ee maamulka Puntland ayaa shalay ku dhawaaqay inuu tanaasulay, isagoo baarlammaanka cusub ee maamulka ka codsaday in uu muujiyo caddaalad. Wuxuu sheegay in murashaxiinta oo batay iyo waqtiga ka dhiman doorashada oo soo dhowaaday ay sababeen inuu tanaasulo,…

          Read More

            “Waxa uu Goluhu Magacaabay Gudi Gaar ah oo ka soo Talo bixisa Xeer hoosaadka Golaha iyo Wax kasta oo Khuseeya Gole Weynaha” Gudoomiye Cirro

            Hargaysa 04.Jan 2014 (SDN)- Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta golaha wakiilada kaga dhawaaqay guddi loo saaray hir gelinta qorshe hawleedkii golaha wakiilada ee aydhawaan ansixiyeen  xildhibaanadagolahaasi. hawleedkii golaha wakiilada ee aydhawaan ansixiyeen  xildhibaanadagolahaasi. Waxaa kaloo uu ka hadlay guddoomiye Cirro Xubnaha Wasiirada ee ay u yeedheen lana filayo inay goaha…

            Read More

              Sarkaal sare oo u Shaqeeya Hay’ada Qaramada Midoobay ee WHO oo Alshabaab ka Qafaasheen Gobolka Bay

              Baydhaba 04.Jan 2014 (SDN)- Maleeshiyo ka tirsan Al-shabaab ayaa qafaashay Sarkaalkii Hay’ada WHO u joogay Gobolka Bay, kaasoo lagu magacaabo Dr. Abuukar Haashim, kaasoo la sheegay in kooxdan ay u kexeysteen dhinaca Degmada Diinsoor ee gobolka Bay oo saldhig ku leeyihiin. Afduubka sarkaalkan ayaa wuxuu ka dhacay deegaan 15-km u jira degmada Buurhakaba ee Gobolka…

              Read More

                Qoraalka Warbixin aan Waafi ahayn oo ay Golaha Guurtida ka Jeediyeen Gudidii loo Xilsaaray Surmigii Haraadka ee Caasimada Halkan ka daalaco

                Hargaysa 04.Jan 2014 (SDN)- Xildhibaan C/qaadair Maxamed Xasan  oo Gudoomiye u ah  Guddi Golaha Guurtidu  uxilsaaray inay ka soo warbixiyaan arrinta Booyadaha Caasimada Hargaysa ayaa fadhigii Golaha ee Maanta ka Hor jeediyay Warbixin ka Waramaysa Kulamadii ay la Yeesheen Madaxda laamaha dawlada ee ay Khusaysay Surmigii Gadoodka Sababay ee Hargaysa ka Dhacay. Waxaanu Halkan idiinku…

                Read More

                  Caawa si live u daawo baaramij xiiso badan oo ka hadlay Kufisiga haweenka loo geesto baramijkan oo iska kashadeen qurbejoog.com iyo Universaltv cawa 10:30Pm Uk

                  London 04jan13(SDN)Caawa si live u daawo baaramij xiiso badan oo ka hadlay Kufisiga haweenka loo geesto baramijkan oo iska kashadeen qurbejoog.com iyo Universaltv cawa 10:30Pm Uk waxa ka qayb galaya sheekh Dirir iyo Marwada Madaxwaynaha Somaliland iyo Gudoomiyha Somaliland west Community Imaan Yaanu ku segin livna uga daawo qurbjoog.com waxaad cawa ka arki dontaa baramijkan…

                  Read More

                    “Ciidanka RRU Waxaa Maanta loo Yaqaan Raga Reeraha U dhaca ” Hanti dhawraha Guud ee Xisbiga Waddani {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 04.Jan 2014 (SDN)- Hanti dhawrka Guud Ee Xisbiga WADDANI Xasan Xuseen Codyare oo Maanta ka Hadlayay Shir Saxaafadeed uu Xisbigiisu ku Qabtay Xaruntooda ayaa Tilmaamay in Guud ahaan Xaalada Wadanku ay Marayso Heerkii ugu Hooseeyay . Hanti dhawrka Guud ee Waddani Waxa uu xukuumadda ku cambaareeyay xadhiga lagula kacay Badhasaab Ku Xigeenkii hore ee…

                    Read More

                      “Waa nasiib daro in maalin kasta beesha caalamka ay Soomaaliya ku tilmaamto waddanka ugu horeeya musuq-maasuqa ee caalamka” Hogaanka Ahlu Suna ee Gobolada dhexe

                      Muqdisho 04.Jan 2014 (SDN)- Maamulka Ahlu Sunna ee gobalada dhexe ayaa ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed waxa ay ka codsadeen in uu xubnaha wasiirada cusub uu ku daro maamulkaas oo laga siiyo qoondadii ay ku lahaayeen. Sheekh Ibraahim Sheekh Xasan Guureeye oo ah guddoomiyaha seddaxda golle ee Ahlu Sunna ayaa warbaahinta u sheegay in…

                      Read More

                        Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo kulan la Qaatay Isu duwayaasha Wasaaradaas ee Gobolada

                        Hargaysa 04.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Diinta iyo awqaafta Sh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa xafiiskiisa kulan balaadhan kula yeeshay isu duwayaasha gobolada Dalka, kuwaasoo uu kala hadlay siyaasadda wasaaradda ee ku aaddan hirgelinta qorshayaasha sanadka cusub ee 2014. Wasiirka oo isu duwayaasha kala hadlay dhinaca hanuuninta bulshada ayaa sheegay in mas’uuliyadoodu tahay in bulshada lagu…

                        Read More

                          Ra’isal Wasaaraha Somalia oo ka Dalbaday Golaha Baarlamanku inay Hakiyaan Hindise Sharci oo ay doodiisu Socoto

                          Muqdisho 04.Jan 2014 (SDN)- Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ka codsaday Golaha Shacabka Soomaaliya inuu hakiyo ka doodista hindise sharciyeedyo horyaalla baarlamaanka inta uu ka soo dhisayo Golaha Wasiirrada. Guddoomiyaha baarlamaanka Pro. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa xildhibaannada u gudbiyay codsiga ra’iisul wasaaraha. Ra’iisul wasaaraha ayaa codsday in la…

                          Read More

                            TACSI Kusocota qoyskii iyo asxaabttii uu ka baxay marxuum: AXMED QAALIB BULBUL (SAGAL)

                            Anigoo ah Garyaqaan Xasan Cali Xasan (Banfas), oo ku hadlaya magacayga, magaca Garyaqaanadda Somaliland, Adeegga Sharciga (Legal Clinic)ee Jaamacadda Camuud, Barreyaasha iyo ardayda Sharciga intaba. Waxaan tacsi u dirayaa qoyskii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum Axmed Qaalib Bulbul oo ku magacdheeraa (Sagal). Wuxuu ahaa nin madax dhaqameedna ah iskiina u shaqaysta, saaxiib baanu ahayn…

                            Read More

                              Group Prepares Somali Refugees in Kenya for Repatriation

                              Garissa, 04 Jan 2014 (SDN) – Following government announcement of plans to close Dadaab camp, volunteers are preparing families for what they termed as inevitable repatriation. Formal and informal volunteers have been convening town hall meetings or conducting door-to-door campaigns in the camp to encourage refugees to prepare to go back home. Interior and Coordination…

                              Read More