Ciidamo Punt land ah oo ku Geeriyooday Weerar ay ku soo qaadeen Maleeshiyo aan la aqoonsan Cida ay ka amar qaataan

    Boosaaso 05.Jan 2014 (SDN)- Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee Xaruunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Puntland maanta lagu Weeraray Deegaanka Laag ee Gobolkaasi. Waxaana inta la xaqiijiyey Weerarkaas ku Geeriyooday 5 Askari oo ka tirsan Ciidamada maamulka Puntland iyo Dhaawacayo kale oo soo gaaray Ciidamada Mamaulkaasi. Weerarka ayaa lagu…

    Read More

      Maareeyaha Wakaalada Biyaha oo ka Dalbaday Xisbiyada Mucaaridku inaanay hawlaha Biyaha Siyaasadayn

      Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Caasimada Hargaysa   Mudane Ibraahin Siyaad Yoonis ayaa ugu baaqay Bulshada Somaliland iyo Xisbiyada Siyaasada in  Biyaha Caasimada aan la galin siyaasad, sidaana waxa uu ka sheegay shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Xafiiskiisa. Maareeyaha wakaalada biyahu shirkaa jaraa’id waxa uu ku sheegay in xukuumad  iyo wakaalad ahaanba…

      Read More

        Muxuu Wasiirka Arrimaha Dibadu ku Sababeeyay Dib u Dhaca Wada Hadaladii Somaliland iyo Somalia {DHAGAYSO}

        Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Md.Maxamed Biixi Yoonis ayaa ayaa Maanta  Shirjaara’id oo uu ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa, waxa uu ku dhawaaqay in dib ay u dhaceen markii saddexaad wadahadladii u dhexeyey Somaliland iyo Somaliya oo la fillayey in ay qabsooman Maalinta salaasada ee Todobaadkan. Wasiirka Arrimaha Dibadu Waxaa kale…

        Read More

          Wasiirka Maaliyada oo Golaha Wakiilada Hortagay iyo Mudanayaasha oo Su’aalo Dareenkiisa Bedelay ku Qarqiyay {DHAGAYSO}

          Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Fadhigii maanta ee golaha wakiilada J S L oo uu shirgudoominayey gudoomiyaha golahaasi Md C/raxmaan Maxamed C/laahi (cirro) ayaa waxa horyimid wasiirka wasaarada maaliyada Md C/casiis Maxamed Samaale. Wasiirka wasaarada maaliyada Md C/casiss Maxamed Samaale ayaa warbixin faahfaahsan ka siiyey mudanayaasha golaha wakiilada aasaaska iyo sharcinimada khasnada guud ee dawlada, isaga…

          Read More

            Golaha Guurtida oo dood ka Yeeshay Siyaasada Guud ee Arrimaha Bulshada Somaliland

            Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Fadhigii maanta ee golaha guurtida Jamhuuriyada Somaliland  oo uu shir gudoominayey, Gudoomiyaha Golaha  Md, Saleebaan Maxamuud Aadan  ayaa mudanayaasha golahu waxay dood ka yeesheen qodobka shanaad ee ajandahooda oo ku saabsan siyaasada  arrimaha bulshada . Mudanayaashu waxa kale oo  fadhigaas ay  si qoto dheer ugaga doodeen qodobada kala ah dhaqanka iyo…

            Read More

              Guddiga doorashada madaxtinimada Puntland oo Shaaciyay shuruudaha musharraxiinta madaxweynaha

              Garowe 05.Jan 2014 (SDN)- Guddiga doorashada madaxtinimada Puntland ayaa maanta oo Axad ah soo saaray shuruudo uu sheegay in looga baahan yahay inay buuxiyaan musharrixiinta u tartamaya xilka madaxweynenimo ee Puntland. Afhayeenka guddiga doorashada madaxtinimada Puntland Saadiq Abshir Garaad ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay casaimadda Puntland ee Garoowe kaga dhawaaqay shuruudaha la rabo…

              Read More

                Hakad Mar kale ku Yimid Wada Hadaladii Somaliland iyo Somalia Waa Maxay Sababtu

                Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Md.Maxamed Biixi Yoonis ayaa Saaka Shirjaara’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa, waxa uu ku dhawaaqay in dib ay u dhaceen markii saddexaad wadahadladii u dhexeyey Somaliland iyo Somaliya oo la fillayey in ay qabsooman Maalinta salaasada ee Todobaadkan. Wasiirku waxa uu sheegay dawlada somaliya ay cudurdaar…

                Read More

                  Wasiirka Maaliyada oo Hor tagay Golaha Wakiilada kana Waramay Miisaaniyada Qaranka

                  Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka wasaarada maaliyada SomalilandCabdicasiis Maxamed Samaale ayaa sheegay inaan waxba laga badali doonincashuuraha uu waajibyey xeerka  horumarinta waddooyinka Somaliland ee ay hore u ansixiyeen mudanayaasha golahawakiilada Somaliland. Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland CabdicasiisMaxamed Samaale oo maanta hor yimid fadhigi golaha wakiilada ayaa waxa uusheegay in loo baahan yahay in la hir geliyo…

                  Read More

                    MUWAADIN BAAN AHAYE XUKUUMADDU HAY QANCISO ?

                    Diinteenna suuban waxa u saldhig ah , wada hadal – isla tashi- tusaaleyn- wadatashi iyo ISQANCIN , I QANCI ama aan ku QANCIYO .. Risaaladda islaamku (diinta islaamku) waxay ku fiddey DACWAD- QANCIS , la qanciyey ummadihii gaalada ahaa – kufaartii -mushrikiintii iyo kuwii cawaanka ahaaba . Waxa qaar badan lagu QANCIYEY , inay diinta…

                    Read More

                      Warbixinta sanadka 2013 ee tacadiyada suxufiyiinta Somaliland

                      Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA isagoo ka duulaya ahmiyada iyo waajibaadka ururku u abuuranyahay oo ah inuu gabood u yahay suxufiyiinta iyo hayadaha warbaahinta Somaliland oo uu ilaaliyo xuquuqahooda kala duwan.   Sidaa darteed ururka SOLJA isagoo gudanaya xuquuqda suxufiyiinta ee madaxbanaanida iyo xoriyada hawl gudashada mihnadiisa waxaa SOLJA sanadkan dhamaaday…

                      Read More

                        Shir Jaraaid oo Dood isu rogay oo ay Kampala ku yeesheen madaxda Xisbiyada UCID,Kulmiye iyo Guddomiyaha Jaaliyada Somaliland ee Ugaandha

                        Kampala Jan 04,2014(SDN)Guddoomiyeyaasha Xisbiyada UCID iyo Kulmiye ee dalka Ugaandha Md Khadar Maxamed Nuur (Bitijoor) iyo Axmed Cabdi Ibrahim oo uu weheliyo Guddoomiyaha Jaaliyada reer Somaliland ee dalkaas Cabdirizaaq Maxamed Daauud ayaa shir jaraaid oo ay wadajir ugu qabteen magaalada Kampla oo looga hadlayay mudaharaadkii dhawaanta ka dhacay Hargeysa ayaa isu bedel dood siyaasadeed. Halkan…

                        Read More

                          Dhammaan Ilma Guuleed Boodhle waxa ay tacsi u dirayaan Geeridii ku timid Alleh ha u naxariistee Marxuum AADAN MAXAMUUD WARFAA oo saaka ku geeriyooday Magaalada Hargeisa

                          Innaa lillahi wa innaa ileyhi rajicuun, Ayeeyo Jinow Ibrahim warmahaye, Ayeeyo Khadija aw siciid, Ayeyo Haliima Raabbe, Sahra Mohamoud Guled, Safiya Mohamoud Guled, Anab Mohamoud Guled, Yusuf Mohamoud Guleid, Jamac Mohamoud Guleid, Nicmo Mohamoud Guled, Aminkalson Mohamoud Guled, Abdulkadir Hussein Guled, Fadumo Hussein Guleid, Ahmed Khadar Hussein Guleid, Sahra Xirsi Guled, Nurah Xirsi Guled, Fosia…

                          Read More

                            Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku ammaanay Puntland doorashada Baarlamaanka, una hamblayeeyay guddoonka cusub

                            Muqdisho, January 5, 2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si weyn u soo dhoweeyay doorashadii guddoonka Baarlamaanka Puntland ee shalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Garowe ee xarunta u ah dawlad goboleedka Puntland ee Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ku tilmaamay doorashadaasi mid u dhacday si huffan oo ku dayasho mudan. “Waxaan…

                            Read More

                              Bomb blast wounds one in Kenyan capital

                              Nairobi — One person was wounded Saturday when an improvised bomb exploded in the Kenyan capital, police said, in a shop in Nairobi’s mainly ethnic Somali district Eastleigh. The attack is the latest of a series of bomb or grenade blasts in Kenya. “One person has been wounded… a person of Somali origin left luggage…

                              Read More

                                FIFA Oo Shaacisay liiska Garsoorayaasha Sanadka Cusub iyo Somalia Oo Ku Yeelatay Xubno Muhiim ah

                                Zurich :05-Jan-2013(SDN)-Xidhiidhka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA, ayaa soo saartay liis taxan oo  ay ku qoran yihiin Garsoorayaasheeda sanadka cusub, iyadoo ay somalia ugu jiraan xubno muhiim ahi. Waxa meesha laga saaray Somali hore oo meesha ku jirtey,  islamarkaana lagu beddelay da’yar firfircoon oo aqoonyahano ah, iyadoo tallaabadaasina yididiilo weyn gelisay Shacabka somaliyeed. Garsooreyaashan Soomaaliyeed…

                                Read More

                                  Spain Oo Uu Ka Soo Baxay War Farxad Geliyey Dawladda Xasan Sheekh

                                    Madrid:05-Jan-2014(SDN)-Wararka ka Imanay Waddanka Spain, ayaa sheegaya in Wasaaradda  arrimaha dibada dalka Spain ay dowladda Soomaaliya ku garab taagan tahay dagaalka ay kala horjeedo kooxaha Argagexisada ah ee shacabka soomaaliyeed dhibaatada ku haya.   Wasaaradda arrimaha Dibadda ee Dalka Spain ayaa dhawaan dareen debecsan ka bixisay Weerarkii lagu qaaday Hutel Jazera ee magaalada Muqdisho,…

                                  Read More