“Xisbiga WADDANI Ma Ogola Ajande Qarsoon Iyo Wasiir Kaligii Diyaarad Raaca Oo Miis La Taga Waxaan Umaddu Ka Tashan,” Prof Maxamed Cismaan Fadal {DHAGAYSO}
Hargaysa 04.Jan 2014 (SDN)- Prof Maxamed Cismaan Fadal oo ka Mid ah Saraakiisha Sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Shir jaraa’id oo uu Maanta ku qabtay Magaalada Hargaysa Waxa uu ku sheegay Mawqifka Xisbiga Waddani uu ka Taagan yahay Wada hadalada u dhexeeya Somaliland iyo Somalia . Prof waxaa kale oo uu Canbaareeyay…
