Dawladda Kenya Oo Goor Xeedho Iyo Fandhaal Kala Dhaceen Ka Qoomamaysay Ammaandarrada Ka Soo Gaadhay Gelitaankeeda Somalia
Nairobi:04-Jan-2014(SDN)-Kenya ayaa u muuqata mid qarsan kari la’ dhibka xagga ammaanka ah ee ay u geysatay Gelitaankeeda ciidda Somalia. Saraakiil sar sare oo Kenyan ahaa ayaa xusay in waddankoodu ammaan darro iyo dhibaato kaleba ka dhaxlay ku Biiriaankooda ciidamada Amisom iyo Waliga Gelitaankoodii Magaalo xeebeedda Kismayo oo ay Haatan gacanta ku hayaan. Saraakiisha oo…
