Weris Diiriye oo Jarmalka ka furtay Xarun Caafimaad oo lagu daweeyo Gudniinka Fircooniga

    Berlin Jan 03,2013(SDN)-Qalanjada Soomalaiyeed ee Weris Diiriye oo caan xayeeysiinta dharka ayaa haatan asaastay xarun caafimaad oo ku taalk dalka Jarmalka oo lagu daweynayo dhaawacyada Gudniinka Fircooniga. Xarunta Desert Flower ayaa loogu magac daray Buug iyo Film ku saabsan nolosha Weris Diiriye. Xaruntan ayaa filaysa in sanadkiiba ay ka daweyso nabarada Gudniinka Fircooniga ee jismiga…

    Read More

      A person without Respect is like body without spirit‏

      I have the habit of revealing to the public my daily diary whether good incidents that encounter me and bad rememberable experience as well. Taken this into consideration, I would like commenting about an event that I have experienced early this week, regarding  three men closed by blood, who are deficient with regard respect.     Respect is…

      Read More

        “Waxa baryahan dambe soo badanaya dhaqanada foosha xun iyo hada haynta ah Dhalinyaradii Reer Hebel ayaa shiraya” Gudoomiyaha Gobolka Awdal

        Boorama 02.Jan 2014 (SDN)- Badhasaabka gobolka Awdal Caboo Axmed Aayar oo maanta dhalinta ku nool gobolka Awdal fariin u diray walaac ka muujiyay waxa uu ugu yeedhay dhaqano ugub ah oo maalmahan dambe ku soo badanaya bulshada dhexdeeda, kuwaas oo uu si dadban u carab-baabay inay cudur ku yihiin midnimada bulshada iyo kaalinta ay dhalinyaradu…

        Read More

          Somaliland & Somalia: The Year 2013 in Review

          By Bashir Goth The most heartwarming initiative that happened in Mogadishu in 2013 was the start of an inspirational reconstruction momentum thanks to the city’s energetic and ambitious mayor Mohamud Ahmed Nur Tarsan. If he continuous with this vigor and commitment aimed at restoring the beauty and glory of Mogadishu, Tarsan will be the person…

          Read More

            Somaliland: Ethiopian Consulate Charge de Affairs in Hargeisa Confers With Community Members-(Video)

            Borama, 02 Jan 2014 (SDN) -Ethiopian Consulate in Somaliland held discussions with Ethiopian community members living in Borama town and its vicinity an on Saturday, 28 December 2013. The meeting was attended by Consul General Brigadier General Berhe Tesfay, Deputy Chief of Borama District, Mr. Abdi Nur Sugal, Mayor of Borama City, Mr. Suleiman Hassan…

            Read More

              Mudaharaadka ka dhacay Oodweyne,Khasaaraha uu Sababay,Dadka ku Dhaawacmay iyo Xaalada Oodweyne DAAWASHO WACAN

              Oodweyne 02.Jan 2014 (SDN)- Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka madaxtooyada mudane xirsi Cali Xaaji Xasan kana Mid ahaayeen Wasiir ku xigeenka Wasaarada Ganacsiga Md.Bashiir Cabdi Xariir,Gudoomiye ku Xigeenka 2aad ee Xisbiga Kulmiye  Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusub Waabeeye   ayaa maanta gaadhay magaalada oodweyne ee xarunta gobolka daadmadheedh. Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka madaxtooyada mudane…

              Read More

                “Weerara noocani oo kale waxa ay muujinayaan in weli ay jiraan kooxo nabada diidan” Ambassador Mahamat Saleh Annadif

                Muqdisho 02.Jan 2014 (SDN)- War uu soo saaray wakiilka Midowga Afrika ee arimaha Soomaaliya Ambassador Mahamat Saleh Annadif ayaa waxa uu canbareeyay weerarkii lagu qaaday Hotel Jazeera Magaalada Muqdisho oo la sheegay in ugu yaraan 10-qof ay ku dhinteen 40-in kabadan ay ku dhaawacmeen. Canbaarentaasi kadib Ambassador Mahamat Saleh Annadif waxa uu wacad ku maray…

                Read More

                  Wejigii Labaad ee Dhismaha Wadada Cad oo Si Rasmi ah Maanta loo Shaaciyay {WARBIXIN DHAGAYSO}

                  Hargaysa 02.Jan 2014 (SDN)- Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada Somaliland ayaa Maanta ka Qayb galay Kulan lagu Shaacinayay Wakhtiga la bilaabi doono dhismaha Wejigii labaad ee Wadada Cad ee Deegaanka Qool Caday iyo Toon. Xubnaha Wasiirada ah ee Kulankaasi ku Sugnaa Waxaa ka Mid ahaa Wasiirada Arrimaha Gudaha,Warfaafinta,Xanaanada Xoolaha,Horumarinta Miyiga,Wasiirul Dawlaha Madaxtooyada,iyo Wasiir ku Xigeenka…

                  Read More

                    Somaliland: Measures to increase the Quality of Learning in our Universities

                    By: Mohamoud Dahir Omar Higher education, especially at the university level is of paramount importance for Somaliland’s future. Somaliland requires both highly trained people and top-quality research in order to be able to formulate the policies, plan the program and implement the projects that are essential to economic growth and development of Somaliland. Preparing individuals…

                    Read More

                      Somali Advocate: 3 Unaccounted For After Fire in Minneapolis

                      Minneapolis, 02 Jan 2014 (SDN) -A Somali community advocate says that three people are unaccounted for following an explosion and fire that destroyed a building in Minneapolis Wednesday morning. Mohammed Cheikhadobi made that statement during a press conference at the Brian Coyle Community Center where victims and families of those impacted by the disaster are…

                      Read More

                        Somali Islamists claim Mogadishu hotel bombing

                        Mogadishu, 02 Jan 2014 (SDN) -Islamist militants in Somalia said on Thursday that they carried out the triple bombing on a Mogadishu hotel that killed at least 11 people. Al Shabaab, who are battling African peacekeepers for control of territory in southern and central Somalia, said its bombers had targeted intelligence officials who were meeting…

                        Read More

                          Oodweyne: Xurguf dhex martay Wasiirka Madaxtooyada iyo Xildhibaanada Golaha Deegaanka

                          Oodweyne 02.Dec 2014 (SDN)- Dagaal gacmaha la isula tagay isla markaana gaadhay in rasaas la su adeegsado ayaa Barqadii Maanta  magaaladda oodweyne ku dhex maray Wasiirka madaxtooyadda Xirsi Cali X Xasan iyo Dadweyne ka gadoodsan Lacag uu u soo doontay oo qaadhaanka wadooyinka ah. dagaalka ka dhacay Oodweyne ayaa ka dhashay khilaaf dhex maray weftiga…

                          Read More