“Waan Ka Xumahay In Wasiirradu Dumiyaan Nabad-gelyada Ay Masuulka Ka Yihiin”Af-hayeenka Dhallinyarada Talo iyo Tawfiiq

    “Aniga oo ah Af-hayeenka Dhallinyarada Talo iyo Tawfiiq, waxa aan hore u soo saaray qoraal aan ku cambaarayno xadhig sharci-darro ah oo ay Xukuumaddu kula kacday Guddoomiyaha Guddiga Guurtida Talo iyo Tawfiiq Md Xasan Xuseen ee lagu doortay Shiweynihii Daallo.                                Waxa aan ka xumahay oo aan si xooggan u cambaaraynaa, in  taas lagaga jawaabo…

    Read More

      Wasiir Xirsi oo Xalay Munaasibad Uu Tashuushka Kaga Saarayo Qurbejoogtii Lacagta Ceerigaabo Bixiyey u Qabtay Qalab Duug ah Oo Uu Dhawaan Sabab Aan La Garanayn Djibouti uga Soo Dejiyey

      Hargeysa:23-Feb-2014(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Habeenkii Xalay Munaasibad Shaki saar ah ku Qabtay Xarunta Hay’adda Waddooyinku Ku Leedahay Magaalada Hargeysa. Wasiir Xirsi ayaa Munaasibaddan uga Dan lahaa inuu Tashuushka Kaga Saaro Qurbejoog Tiro Badan oo Lacago Ku Bixiyey Dhismaha Waddada Ceerigaabo-Burco iyo Kuwa La Diyaar ahaa oo uu Ballamo ka Haystay…

      Read More

        Hogaamiyaha Xisbiga NDP ee dalka Canada oooo booqday Gobolka QanigaShidaalka ku ah ee Alberta

        Fort McMurray Feb 23,2014(SDN)-Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka Canada ee NDP Thomas J. Montclair ayaa booqasho ku marayay todobaadkan Gobolka Shidaalka Qaniga ku ah ee Alberta. Guddoomiyaha oo la kulmayay bulshada Gobolka qeybeheeda kala duwan ayaa u kuur gelayay xaalada nololeed ee Gobolka ka jirta. Gobolka Alberta oo soo saarida shidaalka caan ku ah ayaa hadan waxa…

        Read More

          Madaxweyne Xasan Sheekh Oo KuLamo Gooni Gooni ah La Leh Hoggaanka Ciidanka Qalabka Sida iyo Nuxurka uu Kala Hadlayo

          Muqdisho:23-Feb-2014 (SDN)-Dawladda Xasan Sheekh ayaa la Sheegayaa inay Ka Baaraan Degaysa Qorshe cusub oo La Xidhiidha Sidii ay Kooxaha Alshabaab ugu Qaadi Lahaayeen Hujuum Cusub oo lagu Beegsanayo Deegaano Gaar ah oo Kooxdu Haatan Gacanta ku Hayso. Sidda qorshaha uu yahay haddii gacanta dowladda ay soo galaan degmooyinka  Haatan laga Hadlayaa, waxaa loo sameen doono…

          Read More

            “qoladayada Hoggaanku waa idinku mahad naqaynaa Haddaad Tidhaahdeen Shanta sano ee Soo Socdaa Waa idin Dooranay……..”Muuse Biixi Cabdi

            Hargeysa:23-Feb-2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa ka Hadlay Sida uu u Arko Go’aankii ay Guddida Turxaan Bixintu Ka Soo Saareen Khilaafkii xisbiga Soo Kala Dhex Galay. Guddoomiye  Muuse oo ka Hadlaye Madashii Qoddobada Xisbiga lagu Kala Furfuray laga Soo Saaray, ayaa Sheegay inuu aad ugu Faraxsan yahay Natiijada ay Guddidu Soo Saareen, isagoo si…

            Read More

              Biyo La’aan Daran Oo Soo Foodsaartay Shacabka Ku Dhaqan Degmada Badhan Iyo Foostada Biyaha ah Oo Gaadhay $12

              Badhan:23-Feb-2014(SDN)- Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag waxaa Ka Taagan Harraad Daran oo Aafeeyey Dad iyo Duunyo  wixii Halkaas ku Noolaa.  Harraadkan ayaa ka Dhashay Roobabkii Dayrta ee Deegaanada Dalka oo Dhan ka Da’ay oo Halkaas ku Yaraa, waxana Haatan Guud ahaanba Gabaabsi ah amaba Dhammaaday Goobihii Biyaha laga Dhaansan jirey ee Halkaasi ku Yaallay. Maayar-ku-xigeenka…

              Read More

                Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya Oo Go’aano Ay Kasoo Baxeen

                Muqdisho Feb 22,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa gudoomiyay shir aan caadi ahayn oo caawa lagu soo gaba gabeeyay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya iyadoo looga hadlay arimo ay kamid yihiin qorshaha dhanka amaanka ah ee Xukuumadda Soomaaliya iyo ka-hortagga falalka argagixisanimo ee kooxaha Nabad-diidku ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed. Waxaa kaloo kulankaasi looga hadlay weerarkii la fashiliyay ee…

                Read More

                  Attack meant to get president ‘dead or alive’

                  Islamist militants said yesterday that their attack on the Somali president’s compound, in which at least 11 people died, was an attempt to kill or abduct him. Shebaab fighters blasted through a gate with a car bomb on Friday and fought a gun battle with guards at the heavily-fortified compound known as Villa Somalia. President…

                  Read More

                    Who is the best candidate to stand as a president in peace, unity, and development party (Kulmiye)

                    I was monitoring the developments with respect to power struggle within Peace, Unity, and Development Party (Kulmiye party). It is a nature for human being or politician to look the possibility of higher positions including the highest position of the country, but there is as criteria to nominate for any occupation, which possibly include qualification,…

                    Read More

                      Talyaaniga oo Raysul-wasaarenimo u dhaariyay ninkii ugu da’da yaraa ee xilkaas qabta

                      ROME Feb.22, 2014 (SDN/AP)- Matteo Renzi ayaa Sabtidii loo dhaariyay inuu noqdo Raysul-wasaarihii ugu da’ yaraa soo mara dalka Talyaaniga. Siday ku warantay wakaalada wararka ee Associated Press, Mr. Renzi oo 39-jir ahi, wuxuu balanqaaday dhismaha dawlad cusub oo xilli degen ah, kadib kacdoono siyaasadeed oo galaaftay dawladdo badan oo ka horeeyay. Mr. Renzi wuxuu…

                      Read More

                        Kiev: Baarlamaanka oo eryay Madaxweyne Viktor oo ka cararay caasimadda iyo Cabsi ka taagan in dalka Ukraine laba u qaybsamo, xilli qulqulatooyinka siyaasadeed sii socdaan; Warbixin

                        Kiev Feb. 22, 2014 (SDN)- Baarlamaanka dalka Ukraine ayaa xilkii ka qaaday Madaxweynihii dalkaas Mr. Viktor Yanukovych, kadib qulqulatooyin siyaasadeed oo muddooyinkii u dambeeyay ka socday caasimadda Kiev. Kadib qalalaase todobaadkii u dambeeyay galaaftay inka badan 70 qof, baarlamaanka dalkaasi waxay maanta u codeeyeen inay xilka ka qaadeen Madaxweyne Yanukovych, maalin uun ka dib markii…

                        Read More

                          54 Sanno kadib oo ay Magaalada Boorama Yeelatay Wado Laami ah ,Cida Tacabkaas Fulisay oo ASARDA ah (SAWIRO)

                          Boorama 22.Feb 2014 (SDN)- Dhawrkii km ee u dambeeyay ee wadada laamiga ah ee isku xidhi doonta Boorama iyo Caasimada Hargaysa ayaa maanta daamurkii lagu shubay, waxana maanta goobjoog u ahaa madaxda hayada ASARDA, culimaaudiin, qurbojoog iyo suxufiyiin. Talaabadan ayaa waxa ay noqonaysaa mid taariikhi ah oo ku suntan markii ugu horaysay ee 54 sano…

                          Read More

                            PM Abdiwali attends the funeral service of his permanent secretary Mohamud Hersi Abdulle:“promising defeat for the terrorists”

                            H.E Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, member of his Cabinet and civil society members today attended the funeral service of the Permanent Secretary, Office of the Prime Minister, who was killed in yesterday’s cowardly attack. “It is with great sadness that I learnt of the death of my Permanent Secretary Mohamud Hersi Abdulle “Inda-ase’ in…

                            Read More

                              Madaxweyne Xasan Sheekh “Ciidanka Asluubtu waa Hal-bowlaha Garsoorka”(SAWIRO)

                              Muqdisho, 22 February 2014-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda 44 aad ee ka soo wareeegatay maalintii la aas-aasay Ciidamadda Asluubta Soomaaliyeed oo maanta lagu qabtay xarunta Taliska Ciidamadda Asluubta ee magaaladda Muqdisho. Munaasabadda Waxaa goob joogka ahaa, Wasiirka Dastuurka iyo Cadaaladda Faarax Sheekh Cabdulqaadir, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo…

                              Read More

                                Sagaal Qodob oo lagu Soo Gabo Gabeeyay Khilaafkii Xisbiga Kulmiye+ Weedhihii laga Jeediyay {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 22.Feb 2014 (SDN)- Dhinacyadii xisbiga talada haya ee Kulmiye ee muddooyinkii u dambeeyay khilaafku ka dhexeeyay ayaa caawa soo afjaray khilaafkaasi isla-markaana xal kama dambays ah ka gaadhay. Mudanayaal, sida aad la socotaan waxaa madaxweynaha JSL u magacaabay gudi turxaan bixin khilaafka  soo kala dhex galay madaxda sare ee xisbiga Kulmiye kaas oo saamayn…

                                Read More

                                  Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Maxamuud Xersi wuxuu ahaa shaqsi daacad ah oo naftiisa u huray Qaranka”

                                  Muqdisho, February 22,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeybgalay aaska Xoghayihii joogtada ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Marxuum Maxamuud Xersi Cabdulle oo lagu aasay dugsiga Tababarka ciidanka Booliska ee Jeneraal Kaahiye (Ex. Iskool Bolisiya). Aaska marxuum Maxamuud Xersi Cabdulle oo shalay ku geeriyooday weerarkii  shalay ay kooxo dhagar qabayaal…

                                  Read More

                                    Xisbiga Waddani oo Hadhimo Sharafeed u Sameeyay Salaadiinta Gobolka Awdal iyo Ujeedada lagaga hadlay

                                    Boorama 22.Feb 2014 (SDN)- Guddoomiye kuxigeenka xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Mud. Axmed Muumin Seed ayaa maanta casuumad qado sharafo ah oo aad u balaadhan u sameeyey badi hogaamiye dhaqameedyada beelaha Jibriil Yoonis ee deegaanka Boorama . Casumaddan oo ka dhacday Huteel Rays , balse anay saxaafaddu goobjoog ka ahayn, ayaa ah tii ugu horreysay…

                                    Read More