KULMIYE OO U XUUB-SIIBTAY “ SOMALILAND COMMUNIST PARTY”

    Xisbiga Kulmiye ayaa u xuub-siibtay xisbi shuuci ah, ka dib markii ay go’oan ku gaadheen inaan hogaanka sare ee Xisbigga lala tartami Karin, laguna beddeli Karin Shirwaynaha Xisbigga ee lagu wado inuu qabsoomo bisha March,2014. Ajanadaha qudha ee shirka horyaalla waxa weeye in loogu duceeyo Guddoomiye Muuse Biixi iyo Hogaankiisa inay noqdaan “KULMIYE POLITURBO”, sacabkana…

    Read More

      DAAWO:Sheekh Saciid Cali Axmed oo Barnaamij ka diyaariyay Dhibaatooyinka Guurka

      Ottawa Feb 28,2014(SDN)-Guurkasta waqtiyada qaarkood wax aka hor yimaada mushkilado hadii aan si fiican loo daawayn guurkaas iyo qoyskaas ku keeni kara burbur. Hadiise la fahmo dhibaatooyinkaasi waxa ay yihiin isla markaana xalkooda si calqiyaysna loo raadiyo, dhibaatooyinkaas waa laga gudbi karaa. Barmaamijyadan oo daba socda kuwa ka horeeyay waxa aan ku eegi doonaa mushkiladaha…

      Read More

        Wax Ka Baro Taariik-nololeedka Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir

        Muqdisho:28-Feb-2014(SDN)-Jeneraal Xasan Maxamed Xuseen(Muungaab) waa Duqa iyo Duqa cusub ee uu  yeelan Doono Gobolka Banaadir, waxan Halkan aanu Idiinku Haynaa Taariikh Nololeed Kooban oo ku Saabsan Waayihiisa Nololeed iyo Kuwiisa Siyaasaadeed.   Muungaab waxa uu hore u ahaa guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda federaalka Soomaaliya, isagoo xilkaas Hayey in Muddo ah.   Taariikhda…

        Read More

          Shir lagaga hadlaayey is dhexgalka bulshada ku nool uk ayaa lagu qabtay magaalada CARDIFF +SAWIRO

          Cardif Feb 28,2014(SDN)-Waxaa maanta lagu qabtay munaasibad balaadhan magaalada cardiff ee wales. munaasibadasi oo ay soo qaban qaabisay haayada caalamiga ah ee looyaqaano BBC WORLD SERVICE. Barnaamushkeeda looyaqaano WORLD HAVE YOUR SAY.. munaasibadadan oo ahayd mid si heersare loo agaasimay ayaa laga dooday sidii bulshada somalidu ay u dhexgali lahayd bulshadan ay ku dhexnooshay oo…

          Read More

            Turkiga Oo Somalia La Saxeexday Heshiis Qiimo Badan Ku Fadhiya oo Dhinaca Militariga ah

            Muqdisho:28-Feb-2014 (SDN)-Dawladda Dalka Turkiga ayaa Maalintii Shalay Heshiis La Xidhiidha Dhinaca Militariga  la Saxeexatay Dawladda Federalka Somalia. Heshiiskan ayaa la Sheegayaa inuu Turkigu ku Ogaaladaay inuu Tababarro kala Duwan siiyo Ciidamada Militariga Somalia, isla-markaana uu Si weyn u Dhisi Doono Xarumaha Ciidamadii Militariga Somalia oo Ku Burburay Dagaaladii Sokeeye Ee Dalka Ka Dhacay. Heshiiskan ayaa…

            Read More

              Godomiyaha Garabka Haweenka ee Finland Marwo Samia Omar Hagi oo dhaliishay Xukuumada Somaliland

              Ardayda Berbera haday Mudane Jamal Ali Hussein salaameen ma ceeb bay sameeyeen mise sharcigi Schoolka ayay meel kaga dhaceen ????!!!! Finland 28Feb14(SDN) Godomiyaha Garabka Haweenka ee Finland Marwo Samia Omar Hagi Muse iyo Godomiyaha Abaabulka Mudane Ismaciil Degalah , waxaan si adag Ugu digayna xukummada Somalilalnd iyo waliba xulufada baryahan isku bahaystay xaqdarada iyo cabudhinta…

              Read More

                Xoghayaha Siyaasada Xisbiga Ucid laantiisa Uk Siciid Xariir oo ka waramay Boobka uu ku kacaay wasiirka Ganacsiga iyo maalgashiga Maxamed Cabdilaahi Cumar

                London28Feb14(SDN) Xoghayaha Siyaasada ee Xisbiga Ucid laantisa Uk oo Waxa ka socda dalka ee uu yahay boob aan xaad lahayn oo aad moodo in hantidii maguuranka ahayd ee somaliland xukumada kulmiye u boobayso si aan hore loogu arag somaliland tan iyo intii aan xuriyada ka qaadanay boqortooyada britain 26/06/1960. isaga oo u waramaya shabakada qurbejoog.com…

                Read More

                  Tarsan oo xilkii laga qaaday iyo Guuddomiye cusub oo loo magacaabay Gobolka Banaadir

                  Muqdisho Feb 27,2014(SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya Md Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiye aha Gobolka Banadir isla markaana ah duqa magaalada muqdisho maanta u magacaabay Sarreyo Guuto Xasan Maxamed Xuseen Muungaab. Madaxweynaha ayaa wareegto ku sheegay in uu xilkaa u magacaabay Md Muungaab ka dib wada tashiyo uu la yeeshay Raiisul wasaaraha dalka iyo wasiirka amniga. Xilalka haatan…

                  Read More

                    Car Bomb Kills 12 at Tea Shop in Mogadishu

                    Mogadishu, 27 Feb 2014 (SDN) – Somali officials say at least 12 people died and a dozen others were wounded when a car bomb exploded at a restaurant near the headquarters of Somalia’s National Intelligence and Security Agency in Mogadishu. The attack Thursday near the intelligence headquarters is one in a series of terror attacks…

                    Read More

                      Hargeisa Mayor: Up to His Task

                      By: Aden Deeq Hargeysa Mayor Abdirahman Mahmoud Aidid “Soltelco” who’s is known to be a humble quiet person by not so often been on the front pages of local news pappers and televisions as the Ministers, General directors and other institutional bodies who are well known to be always on screens and newspapers wanting to…

                      Read More

                        Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Falkii lagu weeraray Maqaaxida waa astaan kale oo muujinaysa in laga Guulaysanayo Nabad-diidka”

                        Muqdisho, February 27, 2014(-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa fal foolxumo iyo fuleynimo ah ku tilmaamay qaraxii ay maanta ka fuliyeen kooxaha nabadiidku maqaaxida laga cunteeyo ee ku taala isgoyska KM-Zero ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, weerarkaasi oo ay ku nafwaayeen dad rayid ah oo goobta ku sugnaa. Ra’iisul…

                        Read More

                          Xisbiga Waddani ayaa u qabtay Xaflad soo dhaweyn ah Dallad ay ku Bahoobeen ardayda Jaamacadaha Somalilnad

                          Hargeysa Feb 27,2014(SDN)-Waxa maanta lagu qabtay Hotel Amassador ee Magaaladda Hargaysa Kulan balaadhan oo lagu soo dhaweynayay arday kala matalaysay 10 Jaamacadood oo Somalind ka dhisan oo sheegay inay smaysteen Dallad guud kuna biireen Xisbiga mucaaradka ah ee Wadani.xafladan oo ay kasoo qeyb galeen Gud. Xisbiga Wadani ahna Gud. Golaha Wakiiladda Cabdiraxmaan Cirro,Ku-xigeenka 1-aad ee…

                          Read More

                            Beesha Karanle/Murusade oo kalsoonidii kala laabatay Dowlada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud warmutiyeena iyo qodobodiidmo ahna ka soo saartay SAWIRO

                            Beesha Karanle/Murusade oo kalsoonidii kala laabatay Dowlada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud warmutiyeena iyo qodobodiidmo ahna  ka soo saartay. Munaasibad lagu soo gabagabeyey shir weyne u socday mudo 15 cisho ah xubno matalayey beesha karanle hawiye murusade Waxaana idinkaga diyarinay si aad uga bogotaan warbixintaan Shirka ka Mudadii u socday ka dib ayaa waxaa kalsoonidii beeshu…

                            Read More

                              Xildhibaano ka Tirsan Baarlamanka Punt Land oo Hargeysa dhex Saqaafaya iyo Xukuumada oo ka Aamusan

                              Hargaysa 27.Feb 2014 (SDN)- Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliya ayaa maalmahan lagu arkayey iyagoo dhex mushaaxaya boqolaalka kun ee Qof ee ku sugan caasimada Hargeysa oo aan suntanayn, taasoo meesha ka saaraysa kaalintii ay Ciidanka Amnigu ku lahaayeen ilaalinta siyaasiyiinta Somaliya oo xukuumaddu meel adag iska taagtay in ay Somaliya iyo Somaliland u kala safraan…

                              Read More

                                Guddida ruqsad bixinta iyo anshax marinta Qareenada Somaliland oo gudoomiye dooratey

                                Hargeysa 27.Feb 2014 (SDN)-Gudida Ruqsad Bixinta iyo Anshax-marinta Qareenaddu waa mid ku xusan, fadhigoodii ugu horeeyey qabsadey tan iyo intii la ansixiyey Wax ka bedelka iyo Kaabistii ay Baarlamaanku ku sameeyeen xeerkaasi isla markaana uu Madaxweynuhu saxeexay sanadkii hore badhtamihiisii. Waxaana jiray khilaaf wasaaradda Cadaaladda gudaheeda ka jiray oo dib u dhac ku keenay hirgelinta…

                                Read More