Al Shabaab: Turkiga cadawga Islamka ee NATO ayaa isticmaala halka aanu ku aragno waan weerareynaa
Muqdisho Feb 26,2014(SDN)-Afhayeenka kooxda Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Cali Dheere ayaa hanjebaad u jeediyay hay’adaha dalka Turkiga ee ka hawlgala dalka Soomaaliya. Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in dalka Turkigu xubin ka yahay huwanta NATO oo uu sheegay in ay yihiin cadawga Islamka. “Turkigu waa dalka qura ee Islam ah ee ka mid ah…
