Aqoonyahan Cabdulqadir: Maskax furan oo Maamul u heelan!! (Warbixin)
Umad kasta waxay leedahay Taariikh gaar ah oo Dhul, Dhaqan iyo Deegaanba wadata, waxaana intaasba ilaaliya Dadka oo ay horkacayaan Xubno Karti, Aqoon iyo Indheer-garadnimaba lagu xushay . Dadkaas Xulka ah, waa kuwa loo yaqaan Hogaanka ama Maamulka, iyaga horseedkoodana, waa kan Dal kasta gaarsiiya hormar muuqda oo Umadaha iyo Dalalka kaleba ay ku daydaan….
