Maamulka Caafimaadka ee Gobolka Togdheer oo ay Dul hoganayaan Musuq Maasuq Salka ku Haya Hawlgalka Talaalka
Burco 14.Feb 2014 (SDN)- Maamulka Wasaarada Caafimaadka Gobolka Togdheer Ayaa Musuq Maasuq Baahsan Ka Gaystay Talaalkii DHawaanahan Ka bilaabmay Gobolka Togdheer.kaasoo Ay Bulshadu Ka Biyo diiday. Madaxda Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka togdheer aya noqday masuuliyin ay dul hoganayaan eedaymo ku saabsan musuq maasuq baahsan oo la xidhiidha gaadiidka loo qorsheeyey inay ka hawlgalaan Goobaha Laga…
