Markab Kenya Leedahay Oo Dirqi Kaga Farobaxsaday Budhcad-Badeed Soomaaliyeed

    Mombasa:15-Feb-2014(SDN)-Sida ay sheegayso Wakaaladda Wararka u Faafisa waddanka Shiinaha Xnhua Koox Looga shakiyey inay Budhcad-badeed soomaali yihiin ayaa Maalintii shalay Weerartay Markab Ganacsi oo laga Leeyahay Dalka Kenya oo ku soo Wajahnaa Magaalada Muqdisho. Masuuliyiinta dhanka badda ee dalka Kenyaa ayaa sheegay in markabka oo lagu magacaabo MV Andrea ay weerareen kooxo hubeysan xili oo…

    Read More

      Masuuliyiinta Xisbiga Wadani oo ku qanciyay Guudoomyahooda in aanu iska casilin xilka Wakiilada,iyo soo jedin xal la isla qaatay oo ku wejahan ku-xigeenadiisa Wakiilada

      Hargeysa Feb 15,2014(SDN)-Masuuliyiinta sar sare ee xisbiga Wadani ayaa xalay oo idil waday wadahadalo ay ku qancinayaan Guddoomiyahooda Md Cabdiraxmaan Cirro oo khilaaf weyni hareeyay Gollaha Wakiilada Somaliland. Ilo wareedyo ayaa xalay Qurbejoog.com u sheegay in Guddoomiyaha Wakiiladu ka qancay siiheynta xilka GuddoomiyahWakiilada. Guddi ka kooban dhinacyadii isku hayay Wakiilada ayaa soo jeediyay in nidaamkii…

      Read More

        Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Saacadaha Soo Socda Lagu Wado Inuu Muqdisho Ka Soo Dego

        Muqdisho:15-Feb-2014(SDN)-Sida ay sheegayaan Wararka Saaka Ka Soo Baxaya Aqalka Madaxtooyada Somalia, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la Filayaa inuu Saacadaha Soo Socda Ka Soo Dego Garoonka Aada Cadde ee Magaalada Muqdisho.   Madaxweynaha ayaa ku maqnaa Socdaal oo markii hore u jeeddadiisa la Shaacin oo uu ku Tegay Dalka Turkiga, waxana qabanqaabada Soo Degitaankiisa laga Dareemayaa…

        Read More

          wasiirada Siilaanyo oo xogta xukuumada siiya mucaaridka

          Hargeysa Feb 15,2014(SDN)-Wasiirada Xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo EE isku ciilkaabiya in madaxweynaha dhegiisay ay heystaan inamada uu adeerka u yahay ayaa xiriir goose la leh xubnaha mucaaridka ugu mayelka arag. Mucaaridka dalka ayaa xogaha maamul xumo ee khaasatan wasiirada kalsoonida dheeriga ah ka heysta madaxtooyada wax ay ka helaan ilahaan loo qaateenka ah. Sidoo kale…

          Read More

            wasiir ka tirsan xukuumada Siilaanyo oo khilaafka Wakiiladu gilaafteen

            Hargeysa Feb 15,2014(SDN)-Wasiir ka tirsan xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa waxa uu haatan u muuqdaa in uu eeday goon uu Ku diiday ka qeyb qaadashada ololaha xukuunadu ka wado Gollaha Wakiilada Somaliland. Wasiirkan ayaa abaal uga haya Guddoomiyaha Wakiilada Md Cabdiraxmaan Cirro dedaalkii uu ka geystay guushii Kulmiye ee doorashooyinkii madaxtooyada. Wasiirka wasaarada Maaliyada Somaliland…

            Read More

              War deg dega:Gudoomiyaha Barlamaanka ahna gudoomiyaha xisbiga wadani Cabdiraaxman Ciro oo la shaciyey inuu iska casilayo Jagada Gudoomiyaha Barlamanka

              Hargaysa 15Feb14(SDN) sida ay helayso shabakada wararka ee qurbejoog.com waxaa caawa kulan dheer galay ergadii gudoomiyaha barlamaanka iyo xubnihii la safka ahaa iyada oo wararku shegayaan in gudoomiye Ciro uu aqbalay ereagadii dhexdhaxadinta ka waday in labada gudoomiye lagu soo celiyo halkoodii barlamaankuna uu wato hawshiisa taas oo xubnaha xisbiga wadani ay ka biyo dideen,…

              Read More

                TACSI:Marxuum Maxamuud Ismaaaciil Dube

                naa lilaahi wa inailaahi raajucuun waxa maanta oo jimce ah  ku geeriyooday magaalda Hargaisa  Maxamuud Ismaaaciil Dube dhamaan waxay dadkani  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan ehelkii iyo qaraabduu ka geeriyooday gaar ahaan reer Ismaaciil Dube  ilaahayna marxuumka naxarista  jano ha ka waraabiyo ehelki qarabadiisan samir iyo iimaan ha ka siiyo.Aamiin aamiin. Yuusuf tarabi wayd…

                Read More

                  dib – umilicsada dhacdooyinka taban ee xukuumada Siilaanyo taariikhda u-galey mudadii koobneyd ee ay doogsin carareysey ee uu xaalkeedii noqdey, Shirkadley, Sheerley, Danley

                  Bal aynu dib-u-yara milicso  sadexdii sanadood ee ay xukuumada Siilaanyo doobineysey ee ay doogsin carareysey ee ay  dhibi-shaxleyneysey ee ay shacabka S/landna ay ku-jireen qar-qarsiga iyo qoor-qabadka  iyo  dhacdooyinkii tabanaa (–)  ee is-dabo yaalka  ahaa, ee ay xukuumadu  ku hafatey  kuna asqowdey sidii ay ceebahaa dul-hoganaaya isaga meydhi-laheyd iyada  oo  wadanka hogaanka u-haysey mudo sadex-sanadood iyo…

                  Read More

                    Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Ethiopia oo kulan uu ku dhexmaray Addis Ababa iyo Heshiisyo dhexmaray labada Dawladood(SAWIRO)

                    Adis Ababa Feb 14,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa waxaa uu maanta kulan dheer la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Mudane Hailemariam Desalegn iyadoo ay wehelinayeen Ra’iisul Wasaaraha qaar kamid ah xubnaha Xukuumaddiisa oo socdaalka ku wehelinaya.   Mas’uuliyiinta labada dal…

                    Read More

                      Somaliland: ‘Bollore is the Leading Operator of Port Sector in Africa’-Foreign Minister

                      Hargeisa, 14 Feb 2014 (SDN) –Somaliland Foreign Minister Mohamed Bihi Yonis has revealed that government is satisfied with the investment operations run by French owned Company, Bollore African Logistics in many African ports and stressed that the company is the leader of the integrated logistics network in Africa and the leading operator of public-private partnerships…

                      Read More

                        Somaliland: Two Al Shabab Members Bag Prison Sentences As Court Acquits 4 Intelligence Officers

                        Hargeisa, 14 Feb 2014 (SDN) –Hargeisa Regional Court has sentenced on Monday two men to various jail terms after they were convicted of being al-Shabaab members. According to the Hargeisa regional court officials, among the convicted members is an Al Shabab member who came from Mogadishu to attack foreign experts working with Somaliland intelligence Agency….

                        Read More

                          Wasaarada Arrimaha Gudaha oo dhinac Isaga Leexisay inay Is Daba Marisay Shaqaalihii ay Imtixaanka ka Qaadeen iyo Baaxada Shaqo doon oo Hafiyay

                          Hargaysa 14.Feb 2014 (SDN)- Agaasimaha Maamulka iyo lacagta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Cismaan Dube ayaa sheegay inay xidheen naadintii shaqaalaha cusub ee ay qaadanayeen oo tiradoodu tahay 45 shaqaale ah oo ka kooban darajooyinka (A, B, C) si ay dhalinyaradda dalka ugu sameeyaan shaqo abuur. Agaasimaha Maamulka iyo lacagta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Cismaan Dube…

                          Read More

                            Another Tale: The Tail of the Fox

                            By: Abdisalam Yassin Once upon a time there was an old woman who had many cows and many sheep. However, she was not happy. She was old and alone. At the same time, she had to look after her cows and sheep and do all the house work. One day she decided to look for…

                            Read More

                              Xildhibaan C.laahi Balaaki oo Bannaanka soo dhigay Siro u Qarsoonaa Xukuumada

                              Hargaysa 14.Feb 2014 (SDN)-Xildhibaan C.laahi Xuseen Cige Balaaki oo ka Tirsan Mudanayaasha Xisbiga Kulmiye ugu Jira Golaha Wakiilada ayaa Cadeeyay in Mudanayaashii soo dhigay Mooshinkii Xiisada ka abuuray Golaha Wakiilada uu Shiriyay Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici isla markaana uu Hogaaminayay Fadhi ay ku yeesheen Aqalka Madaxweyne ku Xigeenka kana soo…

                              Read More

                                Kooxo Dhalinyaro ah oo Ciidamada Boolisku Xabsiga u Taxaabeen Kadib markii lagu eedeeyay inay Samaynayeen Xaflad Diinta ka soo Horjeeda

                                Hargaysa 14.Feb 2014 (SDN)- Booliiska qaybta Galbeed ee Hargeysa ayaa maanta qab qabtay dhalinyaro doonaysay in ay xus dhaqan xumo ah ku soo sameeyaan magaalooyinka dalxiiska ee galbeedka Hargeysa, isla markaana ka celiyey kantaroladda kuwo kale. Gaadhi Bas oo ay saarnaayeen dhaliyaro wiilal iyo gabdho isugu jira ayey Booliisku ku soo qabteen kanatroolka Galbeed ee…

                                Read More

                                  Qaramada Midoobay oo Sheegtay in Xukuumada Federaalka ka Caawinayaan La Dagaalanka Argagixisada

                                  Nairobi 14.Feb 2014 (SDN)- Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka caawinayaan sidii looga hortagi lahaa weerarro argagixiso oo ka dhaca dalka, isagoo cambaareeyay qaraxii shalay ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Adan Cabdulle ee magaalada Muqdiho. Ban Ki-Moon ayaa xusay in Qaramada Midoobay ay dowladda Soomaaliya gacan ka…

                                  Read More

                                    Five Challenges for Somalia’s Economic Reconstruction

                                    By Anjli Parrin Nairobi, 14 Feb 2014 (SDN) –Somalia’s economy has managed to survive state collapse, maintaining reasonable levels of output throughout the country’s two-decade-long civil war. Now, with political recovery and transition slowly underway, the country’s economy faces new hurdles. Investors have come to Somalia looking to cash in on the rebuilding process and…

                                    Read More

                                      Africa’s Growing, Expensive Valentine Culture

                                      Mogadishu, 14 Feb 2014 (SDN) –Overlooking the azure waters of the Indian Ocean is a stylish upmarket restaurant that stands on the powder-white beaches. Couples hold hands and stroll barefooted as a group of children plays volleyball. A number of European adventurers wade into the water to snorkel. This is the trendy Lido Beach, found…

                                      Read More