Xisbiga Cadaalada oo soo Qodobeeyay Dhaliilaha Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo la Daalaa-dhacayso
Hargaysa 14.Feb 2014 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, ayaa si qodobaysan u soo taxay dhaliilaha iyo galdaloolooyinka ay u hayaan xukuumadda Somaliland.Xisbiga UCID waxa ay sheegeen in xuduudaha Somaliland ay dhinaca barri ee dalka soo faydmeen ka dib markii bulshada deegaanadaasi ay ka qadeen mansabadii xukuumadda oo ay dawlad goboleedka Puntland ka faa’iidaysatay oo…
