Kenya denies 4 Somali terror suspects bail after appeal

    Kenya’s High Court on Wednesday denied bail on four Somali terror suspects charged with connection with Jan. 16 blast at the East African country’s main airport. Senior Principal Magistrate Doreen Mulekyo had earlier released Hassan Abdi Mohammed, Mohammed Osman Ali, Yusuf Warsame and Garad Hassan Fer on 233,000 US dollars bond each and two Kenyan…

    Read More

      “Guddoomiyuhu isagoo xeerarka dhawraya ayuu mooshinnadaas igu soo wareejiyey, tallaabadaasina mid sax ah ayey ahayd” La Taliyaha Sharciga ee G.Wakiilada

      Hargaysa 12.Feb 2014 (SDN)- La-taliyaha Sharciga ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland garyaqaan Mustafe Maxamed Xaaji Daahir, ayaa markii u horraysay sharraxaad ka bixiyey qaabka guddoomiye Cirro ugu wareejiyey mooshinno mudanayaal tiro badan saxeexeen oo ujeeddooyin kala duwan xambaarsan. Fadhigii Golaha Wakiillada ee qabsoomay Axaddii toddobaadkan, waxa la hordhigay saddex mooshin oo kala ah; soo jeedin…

      Read More

        Qurbejooga reer Jabuuti oo Caqabado kala kulma Airportka Jabuuti iyo mucaaridka dalalka reer Galbeedka wargeliyay

        Ottawa Feb 12,2014(SDN)-Qurbejooga reer Jabuuti ayaa ka cabanaya in kolka ay dalkoodii dib ugu noqdaan in lagu cadaadiyo Garoonka Duyuuradaha ee Jabuuti. Sida ay nala soo socodsiiyeen qaar ka mida jaaliyada reer Jabuuti ee Canada iyo wakiilka dalada mucaaridka Jabuuti ee Canada ayaa noqotay mid ay caadeysteen shaqaalaha Airportka Jabuuti. Wakiilka dalada mucaaridka Jabuuti ee…

        Read More

          SOMALIA: I Am Fit As Fiddle Says Somali President

            Mogadishu, 12 Feb 2014 (SDN) –Somali President Hassan Sheikh Mohamud contradicted reports published on Online Media, saying that he was admitted to a hospital in Istanbul. A number of Somali websites and social media circulated that the President’s health is very critical, some saying that he is died on Wednesday. Speaking to the state…

          Read More

            Wada Hadaladii Labada Gudi ee Golaha Wakiilada iyo Suluxa ay Wadaan Nooca uu Yahay (DHAGAYSO}

            Hargaysa 12.Feb 2014 (SDN)- Golaha wakiilada JSL oo gudo galay xallinta khilaafaadkii  u dhexeeyey ayaa iska soo magacaabay gudiyo labada dhinac ah, kuwaasoo tiradoodu gaadhayso 14 xubnood. Xubnaha gudidan oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha Wakiilada ayaa fadhigoodii ka bacdi waxay ka warbixiyeen wadahadaladii ay maanta yeesheen iyo ujeedooyinka laga leeyahay oo ah in…

            Read More

              Xukuumada Washington oo Ka Digtay Weeraro Argagixiso oo lagu Bartilmaameedsado Dalal ku Yaala Qaarada Africa

              Washington 12.Feb 2014 (SDN)- Dawladda Dalka Maraykanka,ayaa  ka digtay weerarro ka dhan ah qaar a mid ah dalalaka bariga afrika,weeraradaas oo ay Maraykanku sheegeen in ay geysan karaan kooxaha argagixisada ah ee ka dagaalama Soomaaliya. Waxaa kaloo ay dawladda Maraykanku uga digtay muwaadiniinteeda inay u safraan dalalka ay ciiddammadu ka joogaan Soomaaliya oo ay ku…

              Read More

                Madaxweynaha Somalia oo ku Sifeeyay Cadaw Ummada Somaliyeed Cidii ka Faafisay inuu Dhintay

                Muqdisho 12.Feb 2014 (SDN)- Madaxweynha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,ayaa ka hadlay xaaladiisa caafimaad isla markaana cadawga Soomaaliya ku tilmaamay dad uu sheegay inay faafiyeen warar  been abuur ah oo sheegayay inuu dhintay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo  xilligan ku jira dhhtar ku yaalla magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in…

                Read More

                  Official: Somali man plotting to attack Uganda

                  NAIROBI, Kenya — A Kenyan official says security agents are looking for a Somali national believed to be part of a terror group plotting an attack in Uganda. A senior security official, who insisted on anonymity because he is not authorized to speak with the press, said Wednesday that intelligence reports show that Omar Khalid,…

                  Read More

                    Hargaysa oo lagu Naaqishayo Xeerka ugu Muranka Badan ee deegaanada Somaliland Ka DAAWO QURBEJOOG.COM

                    Hargaysa 12.Feb 2014 (SDN)- Kulan Hawleed Lagu darsayo Xeerka Qabyo Qoraalka ah ee Ka Garnaqista Dacwadaha dhinaca Dhulka oo ay Soo qaban Qaabisay Wasaarada Arrimaha Gudaha isla markaana ay ka qayb galeen Wasaaradaha uu Xeerkani Khuseeyo ayaa maanta ka Furmay Magaalada Hargaysa. Kulankan Waxaa ka Qayb galay Gudoomiyaha Maxkamada Sare,Wasiirka Beeraha,Wasiirku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha…

                    Read More

                      Ciidamada Qaranka ee Somaliland oo Maanta Hawl gal ka Sameeyay Deegaano ka Tirsan Gobolka Sool iyo Maleeshiyaad baxsaday

                      Laascaanood 12.Feb 2014 (SDN)- Ciidanka Qaranka eek u sugan jiidda hore ee gobolka Sool,ayaa maanta sameeyay hawl gal ay ku sugayaan xuduudka dhanka koonfur kaga began gobolka Sool ee deegaanka gobolka Sool iyo Buuhoodle. Hawl galka Ciidanka Qaranku maanta sameeyaeen ayay ku gaadheen deegaan aad u laka fog oo ugu yaraan u jira sagaashan KM….

                      Read More

                        Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somalia oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti ka Socday Qaramada Midoobay,iyo Xafiiskii Maamulka Hawada oo Muqdisho laga furayo

                        Muqdisho 12.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashigga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadanimada ee UN-OCHA. Wafdiga oo ka koobnaa dhowr iyo toban qof oo ka yimid dalka Mareykana ayaa waxaa hoggaaminayay Agaasimaha, ahna Xiriiriyaha…

                        Read More

                          Wasiirka Arrimaha Dibada oo ka Hadlay Qaabka ay u Turxaan Saarayaan Xisbiga Kulmiye Ka DAAWO QURBEJOOG.COM

                          Hargaysa 12.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta Faahfaahin ka Bixiyay Socdaal uu ku tagay Wadamo ka Tirsan Qaarada Africa Isla Markaana ay Kulamo kula Qaateen Madaxweynayaal,Wasiiro,Shirkado Ganacsi iyo Arrimo kale . Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis,Waxaa kale oo uu  ka Xog…

                          Read More

                            Wasiirka Madaxtooyada oo ka Gilgishay Gantaal uu Gudoomiye Cirro iyo Xulufadiisu ku rideen {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 12.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Madaxtooyada oo ay Wehelinayeen Maareeyaha Wadooyinka, Engineer-ada u xilsaaran wadooyinka iyo La-taliyaha EU-da u qaabilsan Wadooyinka iyo koox suxufiyiin ah ayaa saaka waxay kormeer ku soo mareen dib u dhiska wadada Berbera ilaa Lafa-ruug oo hada maraysa Xamaas lana sii wadi doono ilaa laga gaadhayo Degmada Sheekh. waxa halkaasi war…

                            Read More

                              Sterling Finalizes Second Somaliland Acquisition

                              Odewayne, 12 Feb 2014 (SDN) –Sterling Energy has completed a second farm-in deal covering an onshore block in central Africa’s Somaliland. The company said it now has government approval for the second farm-in to acquire a total of 25% equity in a production-sharing contract (PSC) for the onshore Odewayne block. Last November Sterling completed the…

                              Read More

                                UK: Somali Woman Loses Bid for Payout

                                London, 12 Feb 2014 (SDN) –A 22-year-old Somalian woman who claimed that she was wrongly prosecuted after fleeing to the UK to escape a civil war has lost a human rights compensation fight. The woman was charged with possessing a false identity document after flying into Stansted in December 2009 – and remanded in custody…

                                Read More