Xukuno ay Maxkamada Punt land ku riday eedaysanayaal lala Xidhiidhiyay Alshabaab iyo Magacyadooda

    Garowe 11.Feb 2014 (SDN)-Maxkamadda Ciiddammada gobolka Bari  ee maamul goboleedka Puntland,ayaa xukunno kala duwan  oo xadhig adag ah  ku riday maxaabiis  ku eedaysan inay ka mid yihiin kooxda Al-Shabaab. Maxkamadda ciiddammada Puntland -laanteeda gobolka, ayaa maanta xukunno kala duwan  ku riddey 3 nin oo lagu soo eedeeyey inay ka tirsan yihiin Ururka Al-shabaab. Guddoomiyaha Maxkamadda…

    Read More

      Horta Yaa Mujaahid Ah? W/Q Fouad Abdisalam

      Salaamu laahi Caleykum Malaha Kaligey kuma ihiye Waxa is weydiiyey misena aan ku dawakhey micnaha iyo qeexitaanka dhabta ah ee uu huwan yahey qof loola baxey ama isugu isku bixiyey mujaahid, Ereyga mujaahid waa erey af carabi ah oo ka soo dhanbalmey ereyga kale ee JIHAAD, oo ah marka luqad ahaan loo qeexayo lagu qeexo…

      Read More

        Is the U.S. Strategy in Somalia Working?

        By John Campbell    Mogadishu, 11 Feb 2014 (SDN) –In the last week of January news outlets reported that an American drone had conducted an unsuccessful strike against a high level al-Shabaab leader in the Lower Shabelle region of Somalia. Later reports stated that the target of the strike was Ahmed Abdi Godane, the presumed current…

        Read More

          Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo ka Hadlay Dib u dhaca Shirkii Dooda Qaran,Xukuumadana ku dhaliilay Farogelinta G/Wakiilada {DHAGAYSO}

          Hargaysa 11.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ku dhaliilay Farogelinta Qaawan ee ay ku qaaday Golaha Wakiilada,Waxaa kale oo uu Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ka Hadlay Dib u dhaca ku Yimid Qabashada Doodii Qaran ee baaqatay. Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Waxa uu u Mahadceliyay Odayaasha Guurtida…

          Read More

            Gudoomiyaha Difaacayaasha Xuquuqul Iinsaanka ee Somaliland oo Eedaymo aan Hore loo Maqal u Jeediyay Gudoomiye Cirro {DHAGAYSO}

            Hargaysa 11.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Difaacayaasha Xuquuqul Iinsaanka ee Somaliland Mr Saleebaan Xuquuq ayaa Maanta ka Hadlay Khilaafka Golaha Wakiilada Waxaanu Sheegay in Muranka ka Jira Golaha Wakiiladu uu ka Gun dheer yahay sida dadku u haystaan, Gudoomiyahani Waxa uu ku dooday in Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu Mudane C.raxmaan Cirro Markii uu Meel Mariyay Xeer hoosaadka…

            Read More

              Xaggay ka timid xaflada Valentine’s Day?

              Valentine’s Day Waa ayo Valentine? Xaggay ka timid xaflada Valentine’s Day? Maxay ka qabtaa Diinteenu Islaamkeenu? بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم و رحمة الله و بركاته الحمد لله رب العالمين ، والصلاة والسلام على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وبعد Qormadeenan waxaynu kusoo qadan doonaa meeshay ay ka timid ama sababta loo xuso…

              Read More

                Gudidii Turxaan Saarka Khilaafka Xisbiga Kulmiye oo Dalka ku soo Laabtay iyo Hakadkii isu soo Jiidka labada dhinac oo la filayo inuu bilaabmo

                Hargaysa 11.Feb 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Guddida xalinta khilaafka Xisbiga Kulmiye Wasiir Maxamed Biixi Yoonis iyo ku-xigeenkiisa Wasiirka Gaashaandhiga Axmed X Cali Cadami ayaa shalay ku soo wada laabtay Caasimadda hargeysa kadib markii safari kala duwan ay u baxeen labadii toddobaad ee ugu danbeeyey. Wasiir Maxamed Biixi Yoonis iyo Cadami ayaa la filayaa in ay guda…

                Read More

                  Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka oo Baaqashada Dooda Qaran ku Sifeeyay ta sababtay inuu dalku Gilgisho

                  Hargaysa 11.Feb 2014 (SDN)- Dood Cilmiyeedkii ay sida wadajirka ah u qaban qaabinayeen Akadamiyada Nabada iyo Horumarka iyo Daladda Sonsaf oo u baaqatay khilaafka siyaasadeed ee hadheeyey Golaha wakiiladda ayaa sababtay siyaasiyiintii ku bahawday madashii wadatashiga markii ay shalay waayeen in ay Af-ka furtaan oo ay Xukuumadda dusha uga tuuraan Eedo la xidhiidha khilaafka Golaha….

                  Read More

                    Mujaahid Cali Guray oo Markii 1aad Sharaxay Sababta uu Madaxweyne Siilaanyo ugu Bixiyay Abaal Laawe {DAAWO}

                    London 11.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiye ku xigeenka 3aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf oo Socdaal Hawleed ku Jooga dalka Ingiriiska ayaa Si Qoto dheer uga hadlay Xaalada dalka,Kacdoonkii Siyaasadeed ee ka dhex Curtay Golaha Wakiilada ee Somaliland, Taariikhda iyo Waayo aragnimadiisa Siyaasadeed iyo Arrimo kale oo dhinacyo badan taabanayay. Gudoomiyaha…

                    Read More

                      “labada dhinac ba waa ay naga aqabaleen ergadii balse waxay naga codsadeen in aanu iyaga Fursad Isu Siino” Ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Guurtida

                      Hargaysa 11.Feb 2014 (SDN)- Gudidii dhex dhexaadinta ka Waday Khilaafkii Xadhkaha Goostay ee Golaha Wakiilada ayaa Maanta ka Hadlay Qaabka ay u maaraynayaan Xal buuxa oo Hawshaas lagu soo Afjaro. Ku simaha Gudoomiyaha Golaha Guurtida ahna Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golahaasi Mudane Siciid Jaamac Cali Kana Mid ah Eragada hawshan isu Xilsaartay oo Xarunta…

                      Read More

                        “Beeshu Way Uga Fadhidaa Dawlada Cidii Amarka Xadhigayaga Keentay,Kamana Yeelayno Wax Cudur daar ah” Gudoomiyaha Ururka Talo iyo Tawfiiq {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 11.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Ururka Tallo iyo Tawfiiq ee Beesha Habar Yoonis Xasan Xuseen oo Habeen Hore isaga Iyo Xubin kale ay Xukuumadu Xabsiga u Taxaabtay ayaa Maanta ka hadlay Xadhigooda iyo Siyaabaha uu ku Yimid,Waxaanu Xukuumada ka dalbaday inay Sida ugu dhakhsiyaha badan ay Jawaab Waafi ah uga Bixiso Sababta ay u Xidhay…

                        Read More

                          Shirkii Dooda Qaran oo Dib u dhacay Isla markaana aan dib loo astayn Xiliga la qabanayo

                          Hargaysa 11.Feb 2014 (SDN)- Akadamiga nabadda iyo horrumarinta Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadashay dib-u-dhaca ku yimid Shirkii dood cilmiyeedka Xisbiyada qaranka oo loo qorsheeyey inay ku qabsoonto 10 February 2014-ka, isla markaana waxay ka raali-geliyeen cidkasta oo daneynaysa shirkaasi inuu dib u dhac ku yimid. Agaasimaha Fulinta Akaademiga nabadda iyo horumarka  Somaliland Maxamed…

                          Read More

                            Wasiirka Khayraadka Biyaha oo Xadhiga ka Jaray Shan Ceel Biyood oo Deegaamo Gebilay ka Tirsan laga Hawl geliyay

                            Hargaysa 11.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Kheyraadka Biyaha ee JSL Md Xuseen Axmed Cabdallah ayaa maanta magaalada Arabsiyo ee Gobolka Gebiley kaga qayb galay xaflad balaadhan oo xadhiga lagaga jarayey shan ceel biyood oo laga hirgeliyey deegaano kala duwan oo ka tirsan dalkan JSL. Ceelashan biyaha ee xafladan loo qabtay ayaa kuwo ku kala yaalla…

                            Read More

                              Ciidamo ka Tirsan Jab’hada ONLF oo Isu dhiibay Dawlad Deegaaneedka Somalida Itoobiya

                              Jig Jiga 11.Feb 2014 (SDN)- Ciidammo ka tirsanaa jabhadda ONLF ayaa la sheegay inay isku dhiibeen Taliska amniga dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, iyadoo ciidamadan lagu qanciyay inay nabadda qaataan si looga gudbo caqabadaha hortaagan is-fahan dhamaystiran oo ay gaadhaan dhinacyada dowladda iyo mucaaradka. Sida lagu sheegay war ay dowladdu arrintaa kasoo saartay, waxaa kooxda isa…

                              Read More

                                Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Morsi oo laga duubay kiyoo leh isu soobaxyada Taageereyaashiisu Faaido ma leh

                                Qahira Feb 11,2014(SDN)-Ciidamada amaanka ee dalka Masar ayaa soo bandhigay cajalad ay si sir ah uga duubeen madaxweynihii hore ee Masar oo la hadlaya qareenkiisa. Madaxweyne Maxamed Morsi ayaa xiliga cajaladan laga duubay ku sugnaa maxkmad dhegeysaneysa denbiyo lagu soo oogay ka dib kolkii xilka xoog looga tuuray. Cajaladan Maqalka ah ayaa ciidamada Amaanka Masar…

                                Read More